TFG Militia fight over famine Aid In Mogadisho
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
TFG Militia fight over famine Aid In Mogadisho
Ciidamo ka tirsan DKMG oo ku dagaalamay raashin gar gaar
Muqdisho: (Sh. M. Network) Is rasaaseyn u dhaxeysay ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG oo qasaaro sababtay ayaa maanta ka dhacday xero barakacayaal ah oo ku taala magaalada Muqdisho kuwaasi oo isku qabtay raashin gar gaar.
Xero barakacayaal ah oo ku taala nawaaxiga wadada Maka Al Mukarama gaar ahaan nawaaxiga Isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho ayaa sida dadka goobjoogayaal ah ay u sheegeen Shabelle waxaa maanta isku rasaaseeyay ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG Soomaaliya.
Goobjoogayaasha ayaa waxa ay sheegeen in isku dhaca ciidamada ka wada tirsan dowladda oo mudo kooban socday ay ka dambeysay kadib markii ay isku qabsadeen qeybinta raashin gar gaar oo loogu tala galay dadka barakacayaasha ah ee ku jiray xeradaaasi, taasi oo saameyn ku yeelatay dadkaasi ay abaartu saameysay.
Iska horimaadka u dhaxeeyay ciidamada dowladda oo qasaaro geystay ayaa waxaa ku dhaawacmay 2-ruux oo ka mid ahaa dadka barakacayaasha kuwaasi oo rasaasta ay haleeshay, waxaana xiligaasi kadib halkaasi gaaray ciidamo kale oo ka tirsan dowladda oo kala dhexgaly askarta is rasaaseeyay kuwaasi oo gar gaarkiina u qeybiyay barakacayaasha.
Arintaani ayaa waxa ay imaaneysaa xili dowladda KMG Soomaaliya ay sheegtay in ciidamo gaar ah ay u sameysay xerooyinka barakacayaasha ah ee ku yaalla magaalada Muqdisho kadib dhacdadii xerada Badbaado oo ciidamo ka tirsan dowladda ay ku dileen dad barakacayaal ah xili ay boob u geysanayeen raashin gar gaar oo loogu tala galay dadkaasi.
Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: TFG Militia fight over famine Aid In Mogadisho
Unbelievable, and people call that government.
Re: TFG Militia fight over famine Aid In Mogadisho
HutuKing01 wrote:Unbelievable, and people call that government.
Re: TFG Militia fight over famine Aid In Mogadisho
This happens everyday.
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: TFG Militia fight over famine Aid In Mogadisho
This is FAKE, shabelle.net is anti-government website. I dare you guys to post other sources.

- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: TFG Militia fight over famine Aid In Mogadisho
TFG=warlords and moryaan united hiding behind some fake blue flag that is supposed to represent the Somalination smh what a joke, 
Re: TFG Militia fight over famine Aid In Mogadisho
One wouldn`t expect much from so called Sharifs. 
- greenday
- SomaliNet Super

- Posts: 12366
- Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
- Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!
Re: TFG Militia fight over famine Aid In Mogadisho
Sad yes, should it happen no but what do we expect, people who have not seen civilisation for 21 years and some of the never to be law abiding citizens? It aint going to happen so let’s stop blaming the dowlad for individual actions.
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: TFG Militia fight over famine Aid In Mogadisho
XimanJaale wrote:This is FAKE, shabelle.net is anti-government website. I dare you guys to post other sources.
![]()
![]()
The_Emperior5 wrote:Well done Axmed godane
Last edited by TheblueNwhite on Sun Aug 14, 2011 12:50 pm, edited 1 time in total.
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: TFG Militia fight over famine Aid In Mogadisho
TheblueNwhite wrote:XimanJaale wrote:This is FAKE, shabelle.net is anti-government website. I dare you guys to post other sources.
![]()
![]()
![]()
![]()
The OP was praising Godane in another thread.
some people are just scared that our government becomes strong and effective
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: TFG Militia fight over famine Aid In Mogadisho
[
Last edited by abdisamad3 on Sun Aug 14, 2011 12:51 pm, edited 1 time in total.
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: TFG Militia fight over famine Aid In Mogadisho
I bet if this was shabab you would be throwing blames left and right,,greenday wrote:Sad yes, should it happen no but what do we expect, people who have not seen civilisation for 21 years and some of the never to be law abiding citizens? It aint going to happen so let’s stop blaming the dowlad for individual actions.
- greenday
- SomaliNet Super

- Posts: 12366
- Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
- Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!
Re: TFG Militia fight over famine Aid In Mogadisho
Only if they did in the name of alshabab.abdisamad3 wrote:I bet if this was shabab you will throwing blames left and right,,greenday wrote:Sad yes, should it happen no but what do we expect, people who have not seen civilisation for 21 years and some of the never to be law abiding citizens? It aint going to happen so let’s stop blaming the dowlad for individual actions.![]()
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 127 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 6 Replies
- 438 Views
-
Last post by Nur Afdhaal
-
- 27 Replies
- 2039 Views
-
Last post by lander24
-
- 17 Replies
- 1165 Views
-
Last post by qudhac-m
-
- 7 Replies
- 1301 Views
-
Last post by The Nomad
-
- 23 Replies
- 2442 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 0 Replies
- 688 Views
-
Last post by galia
-
- 10 Replies
- 1688 Views
-
Last post by maria from west side
-
- 1 Replies
- 753 Views
-
Last post by AbdiJohnson