south africa and tanzania going to recognice somalilad

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
adam2000
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 285
Joined: Sat Jul 28, 2007 2:23 pm

south africa and tanzania going to recognice somalilad

Post by adam2000 »

Dawladaha Somaliland Iyo Koonfur Afrika Oo Toddobadyada Soo Socda Kulan Yeelan Doona
Posted by admin on Aug 14th, 2011 // 1 Comment



Hargeysa(Geeska)-Weftiyo ka kala socda dawladaha Somaliland iyo Koonfur Afrika ayaa la filayaa inay dabayaaqada bishan yeeshaan kulan muhiim ah.

Wasiirka xidhiidhka caalamiga ah iyo iskaashiga Koonfur Afrika Maite Nkoana ayaa sheegtay inay labada toddobaad ee soo socda la kulmi doonto wefti ka socda Somaliland, balse aanay wax faahfaahin ah ka bixin doonin kulankaas ilaa uu qabsoomo. Wasiirku waxay hadalkan ka sheegtay kulan ay Sabtidii shalay magaalada Pretoria ee dalkaas kula yeelatay wasiirka arrimaha dibadda ee Tansaaniya Bernard Membe.

Labadan wasiir ayaa waxa kale oo ay ka hadleen aqoonsi ay u fidiyaan Jamhuuriyadda Somaliland, waxaanay sheegeen inay door bidayaan inay Somaliya ahaato dal keliya.Waa markii u horaysay ee marka uu kulankaasi qabsoomo ay dawlada Koonfur Afrika qaabisho wefti ka socda Somaliland tan iyo markii uu Madaxweyne Siilaanyo kal hore qabtay talada dalka.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”