Dr Gaboose resigns as interior Minister
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Dr Gaboose resigns as interior Minister
War Deg Deg ah: Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland, Dr. Gaboose Oo Is Casilay
Hargeysa (Ramaas) August 18, 2011 – Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ayaa manta si rasmi ah iskaga casilay xilkii wasiirnimo ee uu ka hayay dawlada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).
Wasiir Gaboose oo maant shir jaraaid ku qabtay magaalada Hargaysa ayaa sheegay in uu iska casilay xilkii uu ka hayay dawlada Somaliland. Wasiirku isagoo sharaxayaa sababta uu isku casilay ayuu sheegay in uu doonayo inuu ka qayb galo tartanka siyaasadeed ee ururada la furay. Waxaanu intaas raaciyay “ Waxaan doonayaa inaan ka sal gaadho hamigayga siyaasadeed. Warqadayda Iscasilaada waxaan u gudbiyay Madaxwaynaha Somaliland intii aanu shiinaha u ambabixin waanu iga Aqbalay.”
Wasiirka ayaa diiday in uu ka jawaabo wax su’aalo ah. Waxaanu sheegay inuu qaban doono shir jaraaid oo ku faahfaahin doono iscasilaadiisa.
Waxaanu dhawaan idin soo gudbin doonaa codkii wasiirka, shirkii jaraaid ee uu qabtay.

Re: Dr Gaboose resigns as interior Minister
Does he want to start a new party? and what party is he part of at the moment, kulmiye?
- Mondey
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Re: Dr Gaboose resigns as interior Minister
^ tfg ayuu jago ka raadinaya 
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Dr Gaboose resigns as interior Minister
bad act from sl gov gaboose was good man 
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Dr Gaboose resigns as interior Minister
Yeah he is a member of the Kulmiye party for not not a fully member Him and Muhamad Hashi were part of the Qaran party but Siilaanyo gave them shelterExecutive wrote:Does he want to start a new party? and what party is he part of at the moment, kulmiye?
He wants to run for president in 2015 he is going to start his old qaran Party or maybe a new one
So far these are the new parties being formed
Somaliland democractic development party SDDP run by former interior minister ismacil adan cismaan
Udhis party chairman Dhagoweyne
Somaliland solidarity party by Some dude in the UK
And now Dr gabooses new party
Last edited by The_Emperior5 on Thu Aug 18, 2011 9:10 am, edited 1 time in total.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Dr Gaboose resigns as interior Minister
He was not fired he resignedFBISOMALIA wrote:bad act from sl gov gaboose was good man
Re: Dr Gaboose resigns as interior Minister
putting political self intrest first instead of the needs of the country.he could have done so much good in his position instead of gambling 
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Dr Gaboose resigns as interior Minister
oooh ok thx for info , gaboose maybe is first of last one from sl gov i most respect himThe_Emperior5 wrote:He was not fired he resignedFBISOMALIA wrote:bad act from sl gov gaboose was good man
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Dr Gaboose resigns as interior Minister
Question is who is going to be the new interior Minister of Somaliland.
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Dr Gaboose resigns as interior Minister
xabasdii or SSC leaderThe_Emperior5 wrote:Question is who is going to be the new interior Minister of Somaliland.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Dr Gaboose resigns as interior Minister
No Xaasbade is information Minister , a new guy will come out of no where.FBISOMALIA wrote:xabasdii or SSC leaderThe_Emperior5 wrote:Question is who is going to be the new interior Minister of Somaliland.
Re: Dr Gaboose resigns as interior Minister
FBISOMALIA wrote:xabasdii or SSC leaderThe_Emperior5 wrote:Question is who is going to be the new interior Minister of Somaliland.
Here goes Xaglatosiye is a UCID member accusation. What I don't get about Ilmo Faroole on snet is that when one of the them makes up a lie they all run around with it and act like its Kalimatu'llah.
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Dr Gaboose resigns as interior Minister
and that lie is true factExecutive wrote:FBISOMALIA wrote:xabasdii or SSC leaderThe_Emperior5 wrote:Question is who is going to be the new interior Minister of Somaliland.
Here goes Xaglatosiye is a UCID member accusation. What I don't get about Ilmo Faroole on snet is that when one of the them makes up a lie they all run around with it and act like its Kalimatu'llah.
we will seeThe_Emperior5 wrote:No Xaasbade is information Minister , a new guy will come out of no where.FBISOMALIA wrote:xabasdii or SSC leaderThe_Emperior5 wrote:Question is who is going to be the new interior Minister of Somaliland.
Re: Dr Gaboose resigns as interior Minister
FBISOMALIA wrote:and that lie is true fact![]()
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Dr Gaboose resigns as interior Minister
thats our seat...The_Emperior5 wrote:Question is who is going to be the new interior Minister of Somaliland.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 515 Views
-
Last post by KacdoonSool
-
- 0 Replies
- 1253 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 9 Replies
- 1796 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 17 Replies
- 2674 Views
-
Last post by Corruption1
-
- 24 Replies
- 2206 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 4 Replies
- 2033 Views
-
Last post by sahal80
-
- 7 Replies
- 1098 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 7 Replies
- 1393 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 699 Views
-
Last post by Harti55
-
- 8 Replies
- 1834 Views
-
Last post by The_Patriot