Cawil Ambassador wants to lead udub
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Cawil Ambassador wants to lead udub
Waxaan Doonayaa In Aan UDUB Ka Soo Dhex Baxo…..Haddii Aan Ka Soo Bixi Waayo Ayaan Urur Siyaasadeed……Labadii Buugan Waan dhameeyey ….Guddoomiyihii UDUB-Na…..” Cawil Cali Ducaale
posted by: Bidaar
Wasiirkii hore Maaliyada Somaliland Mudane Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa sheegay inuu ku hawlan yahay murashaxa uga noqon lahaa Xisbiga Siyaasiga ah ee UDUB, haddii ay taasi u hir geli waydana uu go’aan ku gaadhi doono inuu furto Urur siyaasadeed uu hogaaminyo iyo in kale.
Xuseen Cali Ducaale oo ku sugan Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya oo xalay Xog waran kooban khadka Telefonka ku siiyey Wargeyska Saxansaxo, ayaa waxa kale oo uu ka digay Furashada Ururrada Siyaasada oo uu sheegay in ay dalka ku keeni karto kala qaybsanaa iyo tafaraaruq umada dhexdeeda ah.
Wasiirkii hore ee Maaliyadda Xuseen Cali (Ducaale) oo arrintaasi ka hadlaya waxa uu yidhi
“Furashada Ururaddu waa arrin aan cabsi ka qabo in ay inagu keento tafaraaruq Bulshadeena dhexdeena ah, waayo dadkeenu weli uma bisla Ururada badan, Adduunkana ma jirto meel ay ka dhacday in la yidhaahdo shantii sano-ba Ururo cusub ha la sameeyo, waxaan adduunka ka jirin in la sameeyaa dhib ayey la imanaysaa,
Markaa in tartan lagu kala saaraa waxay noqonaysaa mid dhibteeda wadata oo adkaata, waayo waxa dhici karta in Ururadda qaar konton cod is dheeraadaan oo ku kala hadhaan, markaa ka la yidhaahdo Hebelow Ururkaagii wuu dhacday way ku adkaanaysaa inuu aqbalo, waxaana dhici karta in Ururaddii dhacay Qoryo soo qaataan.”
Xuseen Cali Ducaale waxa uu intaasi raaciyey oo uu yidhi
“Anigu ka Cawil ahaan mar kasta waxaan qabaa in Sadexdaa Xisbi aynu ahaano, maadaama oo aanay dadkeenu u bislayn ninkii doonayaana inuu iska sharaxo sadexdaa Xisbi ee imika jira”.
Xuseen Cali Ducaale (Cawil) oo la weydiiyey sida uu u arko hadal hayn soo baxaysay in booska uu baneeyey Wasiirkii Arrimaha Gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gaboose uu qabanayo, waxa uu ku jawaabay “Anigu UDUB baanu ahayn, xilkaasna culeyska uu leeyahay waanu garaneynaa markii u danbaysayna waxaan ahaa Wasiirka Maaliyadda intii aan xilkaasi iska wareejiyeyna si fiican ayaan u seexday, Doorasho danbe oo la galo mooyaanee imika xil aan diyaar u ahay ma jirto, markii uu Xisbigayagu uu xilka wareejiyayna waxaanu go’aansanay in aanu dawladda la shaqeyno oo aanu toosino wixii khalad ah ee noo muuqda.”
Cawil oo ka hadlayey inuu isagu doonayo inuu Urur furto iyo inuu Xisbigii UDUB ka sii mid ahaado waxa uu yidhi “ Runtii waxan doonayaa inaan Xisbiga UDUB aad u dhiso oo aan ka soo dhex baxo, markaan UDUB ka soo dhex bixi waayo ayaan sheegi doonaa in aan Urur furto iyo in kale dalkana waxan imanayaa Ciidda dabadeed Insha alla, Nayrobina waxan u joogaa hawlaan ay ka mid ahaayeen dhameystirka labaddii Buug ee iga qabyada ahaa oo mid ka hadlayey Taariikhda Somaliland iyo mid kale oo ka waramayey horumarka balaadhan ee Jamhuuriyadda Jabuuti si deg deg ah ku gaadhay, waanan dhameeyey imika hawshaasi oo dalka ayaan ku soo jeeddaa sidii aan u bilaabi lahaa hawlihii Xisbiga UDUB. Guddoomiyihii Xisbiga UDUB waxa la filayaa inuu isaguna dalka Yimaado Ciidda ka dib.
Warqabadka Togaherer

-
- Posts: 235
- Joined: Tue Aug 16, 2011 5:15 pm
- Location: Berbera
Re: Cawil Ambassador wants to lead udub
Ina Cali Duaale is a good guy
I don't mind him leading Udub, i quit supporting UCID since faisal become lunatic 

- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Cawil Ambassador wants to lead udub
Cawil is un popular among sl people thanks to how he handled the finance department he wont be a good candidate if udub are smart let them elect ina waran cade he is a man known for his had work creativity and honesty 

-
- Posts: 235
- Joined: Tue Aug 16, 2011 5:15 pm
- Location: Berbera
Re: Cawil Ambassador wants to lead udub
cawil is not unpopular back home, despite the corruption fiasco the guy is capable of leading udub, but highly doubt they will win anything. Kulmiye is the powerhouse since the great progress done by the president. Ucid has become a joke. In the next election Kulmiye will win the majority vote. We will see mudane siilaanyo again unless he resigns the next election but i doubt that.
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Cawil Ambassador wants to lead udub
Sxb you look confused you pointed out that he has corruption allegations and he wont win the election does not that make him unpopular
-
- Posts: 235
- Joined: Tue Aug 16, 2011 5:15 pm
- Location: Berbera
Re: Cawil Ambassador wants to lead udub
no i was just correcting you, cawil is not unpopular back home, but that doesn't mean he will win if he becomes the leader of udub, because kulmiye is too powerful to lose. but cawil is not unpopular. if he becomes leader he won't lose because of how popular he is but what his party is trying to give to the people of somaliland.
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Cawil Ambassador wants to lead udub
Ok walaashiis
-
- Posts: 235
- Joined: Tue Aug 16, 2011 5:15 pm
- Location: Berbera
Re: Cawil Ambassador wants to lead udub
i'm a guy 

- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Cawil Ambassador wants to lead udub
i just wanted you to say thatJSLBerbera wrote:i'm a guy

-
- Posts: 235
- Joined: Tue Aug 16, 2011 5:15 pm
- Location: Berbera
Re: Cawil Ambassador wants to lead udub
hargaysaay wrote:i just wanted you to say thatJSLBerbera wrote:i'm a guy

why are you a girl walaalshiis

- samatar133
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2342
- Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am
Re: Cawil Ambassador wants to lead udub

-
- Posts: 235
- Joined: Tue Aug 16, 2011 5:15 pm
- Location: Berbera
Re: Cawil Ambassador wants to lead udub
samatar133 wrote:![]()
cawil mucjiso for president. that is definately a winning card
![]()

- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Cawil Ambassador wants to lead udub
i see where you goingJSLBerbera wrote:hargaysaay wrote:i just wanted you to say thatJSLBerbera wrote:i'm a guy![]()
![]()
![]()
why are you a girl walaalshiis

-
- Posts: 235
- Joined: Tue Aug 16, 2011 5:15 pm
- Location: Berbera
Re: Cawil Ambassador wants to lead udub

mashallah walaalo,
are you single?

- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Cawil Ambassador wants to lead udub
Maya xamar bay caruur ii joogtaa 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 767 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 19 Replies
- 1219 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 46 Replies
- 2569 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 200 Replies
- 7988 Views
-
Last post by DONKEYMAN
-
- 0 Replies
- 406 Views
-
Last post by Bohol iyo karaman
-
- 21 Replies
- 1605 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 0 Replies
- 563 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 16 Replies
- 2397 Views
-
Last post by UgaaskaBarakaysan
-
- 11 Replies
- 1026 Views
-
Last post by DeborahJohnson1122