war abahin lajaneye ramadan kariim marka hore kabacdi snet wili kuwa xaran kuhesta oo wax isbadalay majiro waqtigi aan maqna, marka wayan wax barasho ayaan ujestay dhinacna waan nigala socda waxad kusoqortan meshan iska bugta mararka qarkood.
labo wax baan sifican ugu farxay ina soceliyay hadan shego mida hore wa alshabaab oo xamar kacarartay waxyalo ficana dabaracay mida labad wa Puntland oo sifican udhisantay cidan xoog leh hal malin fairyland kaga naxisay

somalia wey shidantahay wayahan wana kufarxay oo waa dadkegi kuwa dhibatesan xamar ama bosaso marka kuwa neceb Somalia ama Puntland naxa sina dhusa oo waxkale oo naiyaal majire aan ahan gaal baa na'aqonsaday ama the queen baa shah nala cabtay ama my fav chineseka baa siilanyo xogay
Somalia hanolato
