I know that Wagardhac have 3 villages in Mudug but that doesn't mean that they have to hijack the delegates for the meeting in Xamar.Ergadda Puntland ayaa madasha ka sheegay inay metelaan beesha Daarood oo dhan sidaas darteedna ay Cadaalad daro tahay in la siiyo saamiga Galmudug oo ay ku tilmaameen mid juffo ka tirsan beesha Habargidir metela.
Wasiirka Kaluumeeysiga,Kheeyraadka badda iyo dekadaha Galmudug Dr Xasan Gacaliye ayaa naqdiyay sheegashadii ergadda Puntland wuxuuna yiri" Anigaa Daarood ah,waxaan ahay Wasiir Galmudug,waxaana idiin sheegayaa in Galmudug ay Wasiiro iyo madax ka yihiin dad ku kala abtirsada dhamaan Somaliweyn intaan ka aheyn Raxanweyne ,Reer Xamar iyo Jareerweyn"
This is a let down to USC, Gadafi is well disappointed


