Xoogaga mujaahidiinta Gobolka Bari ayaa bilaabay dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay kusoo weerarayaan magaalada Boosaaso oo ah xarunta kaliya ee laga biilo maleeshiyaadka Ashahaadda ladirirka Puntland ka dhaq dhaqaaqa.
Maanta duhurkii ayay boqolaal katirsan ciidamada mujaahidiinta kasoo dhaqaaqeen togga surre oo qiyaastii 35 KM u jira magaalada Boosaaso.
Mid kamida saraakiisha hogaaminaysa ciidank Boosaaso usoo dhaqaaqay ayaa SomaliMeMo khadka taleefanka ugu sheegay in ay wadaan guluf dagaal oo ay culeyska uga qaadayaan walaalahooda ka dagaalamaya magaalada Gaalkacyo.
Ilo wareedyo kale ayaa SomaliMeMo u sheegay in ciidamadani ay ka dagaal geli doonaan garoonka diyaaradaha Boosaaso ilaa iyo madaxtooyada haddii taasi dhacdana waxaa Puntland maamula kajira soo food saari doono culeys weyn ilaa ay ciidan keyd ah Garowe uga yeertaan.
Mujaahidiinta Galgala ayaa bilihii lasoo dhaafay ku jira xaalad nasasha ah iyagoona si aad ah u diyaar garoobay, dhaq dhaqaaqa xoriyad doonka ah ee ka dilaacay Puntland ayaa si dardar leh ku socda waxaana lafilayaa in maalmaha soo socda beelo hor leh kusoo biiraan dagaalka ka dhanka ah Ashahaadda ladirirka Faroole.
Allahuakbar!
Galgala Mujahidiin start moving in on Bosasso
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Galgala Mujahidiin start moving in on Bosasso
Allahuakbar!
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 69 Views
-
Last post by Awe
-
- 14 Replies
- 1165 Views
-
Last post by mody21
-
- 0 Replies
- 9 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 33 Replies
- 1939 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 21 Replies
- 987 Views
-
Last post by Shirib
-
- 1 Replies
- 1002 Views
-
Last post by LilEmperor
-
- 0 Replies
- 1004 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 6 Replies
- 544 Views
-
Last post by Newboy
-
- 19 Replies
- 168 Views
-
Last post by Xaaji_Xundjuf
-
- 9 Replies
- 460 Views
-
Last post by QansaGabeyle