Al Shabaab oo dhaawac iyo dhac ka gaystay deegaanka Basra
Moderator: Moderators
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Al Shabaab oo dhaawac iyo dhac ka gaystay deegaanka Basra
http://www.shabelle.net/article.php?id=10480
Ciidamo ka tirsan Xarakada Al Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in rasaas qasaaro gaysatay ay ku fureen dad ku sugnaa deeganka Basra islamarkaana ay dhac ka gaysteen halkaasi.
Wararka ka imaanaya deegaanka Basra ee gobolka Sh/hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan Xarakada Al Shabaab ay gaareen deegaankaasi halkaasi oo la sheegay in galinkii dambe ee maanta ay ka qaateen Matooro iyo agabyo kale.
Goobjoogayaal diiday in la shaaciyo magacyadoodu kuna sugan deegaanka ay dhacdadu ka dhacday ayaa waxa ay Idaacadda Shabelle u sheegeen in Ciidamada Al Shabaab ay ka qaateen ilaa 8-Matoor oo ah kuwa lagu waraabiyo Beeraha, waxaana sidoo kale goobjoogayaashu ay sheegeen in halkaasi ay ka qaateen Jiingado qaarkood ka dhisnaa Dugsi Quraan.
Wararku waxa ay intaasi ku darayaan in rasaas ay fureen Ciidamada Al Shabaab ay ku dhaawacmeen ilaa 3-ruux oo la sheegay inay ahayaeen dadka deegaanka hase ahaatee majiraan wax dhimasho ah oo ay sababeen rasaastaasi.
Qaar ka mid ah dadka ku sugan deegaanka Basra ayaa dhacdaadasi kadib waxa ay bilaabeen inay isaga barakacaan guryahooda, iyagoo ka cabsi qaba in waxyeelo ay kasoo gaarto Ciidamada goobta gaaray.
Majiro wax war ah oo kasoo baxay Maamulka Xarakada Al Shabaab ee gobolka Sh/hoose oo ku aadan weerarka la sheegay in galinkii dambe ee maanta rag ka tirsan Al Shabaab ay ku qaadeen dad degaansanayay deegaanka Basra ee gobolka Sh/hoose, waxaana arintaani la tilmaamay inay qeyb ka tahay dhibaatooyinka la sheego in Al Shabaab ay mar waliba u gaystaan dadka rayidka ah ee ku sugan deegaanada iyo degmooyinka ay gacanta ku hayaan.

Re: Al Shabaab oo dhaawac iyo dhac ka gaystay deegaanka Basr
khawaariji are doing what they are best whichs bililiqo. killing innocent people. .
8 MATOOR nooca beeraha lagu fasho ayey xoog ku qaateen maleeshiyada al shabaab deegaanka basra ee gobolka shabeelada hoose
allaha umadda shabeelada hoose ka dul qaado MOORYAANTA AL SHABAAB.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2910
- Joined: Mon Apr 04, 2011 2:39 am
- Location: SNET's Resident Boogeyman
Re: Al Shabaab oo dhaawac iyo dhac ka gaystay deegaanka Basr
Not a good news because that's where our farms are located. Will have to call home to verify this.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Al Shabaab oo dhaawac iyo dhac ka gaystay deegaanka Basr
sxb waa xaqiiq warkan. al shabaabul shayaadiin mooryaanta waxay dhaceen 8 motoor nooca beeraha lagu waraabsho. dadna meesha waa ku dileen. mooryaanta
inshalah this desprate mooryaan waa leeyska dhicinayaa. their days are numbared inshalah.

- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Al Shabaab oo dhaawac iyo dhac ka gaystay deegaanka Basr
This is not the first time I hear them thieves looting farm equipments. 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2910
- Joined: Mon Apr 04, 2011 2:39 am
- Location: SNET's Resident Boogeyman
Re: Al Shabaab oo dhaawac iyo dhac ka gaystay deegaanka Basr
Dr-Yalaxow,
I just spoke to Basra and my folks are saying they haven't heard anything unusual. Considering Shabelle's recent misinformation, this story is probably another hoax

Too many hoax stories, I dont think stealing is an alshabaab trait.
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Al Shabaab oo dhaawac iyo dhac ka gaystay deegaanka Basr
The most famous looting of AlShabaab is
http://www.dbune.com/news/usa/1173-mili ... dishu.htmlHeavily armed gunmen from al Shabaab stormed into Hornafrik's office in the early part of Sunday night, ordering the station's guardian to open all the doors, said one of the reporters on condition of anonymity. The employees were dissolved and the station was taken off the air.
Al Shabaab took all of the station's equipments, including its TV, BBC and VOA equipments and transmitters as they smashed and destroyed tapes of the radio. Hornafik used to broadcast both the BBC and America's VOA programs before the takeover.
Re: Al Shabaab oo dhaawac iyo dhac ka gaystay deegaanka Basr
Those entities were engaging in propaganda war against them thus were really responsible for their equipment being confiscated.
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Al Shabaab oo dhaawac iyo dhac ka gaystay deegaanka Basr
There's no excuses for daylight robbery. 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 774 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 5 Replies
- 768 Views
-
Last post by UgaasCuthman
-
- 3 Replies
- 11299 Views
-
Last post by Bermooda
-
- 12 Replies
- 608 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 17 Replies
- 1209 Views
-
Last post by zingii
-
- 5 Replies
- 618 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 6 Replies
- 985 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 0 Replies
- 369 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 3 Replies
- 457 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 30 Replies
- 2162 Views
-
Last post by cyanide