Ciidamada wilaayada Islaamiga Gedo ayaa xalay weerar ku qaaday degmada Luuq ee wilaayada Gedo oo ay gacanta ku hayaan ciidamo Itoobiyaan ah iyo maleeshiyaad Somaali ah.
Wararka nagasoo gaaraya Luuq ayaa xaqiijinaya in ciidanka mujaahidiinta ay xalay gudaha u galeen Luuq waxayna halkaasi ka galeen dagaal qaraar oo ay gorodda isdareen cadawga.
Saraakiil katirsan mujaahidiinta ayaa sheegay in ujeedkii ay dagaalka ka lahaayeen ay gaareen ayna khasaara ugeysteen maleeshiyaadka DKMG ah iyo ciidanka kale ee Itoobiya.
Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta ay muddo saacado ah gacanta ku hayeen Luuq kadib markii ay isaga baxeen cadawgii laweeraray balse ilaa iyo hadda cid ka hadashay majirto dagaalkii xalay oo dhanka cadawga ah.
Wilaayada Gedo waxaa ka furan dagaal u dhexeeya Mujaahidiinta Somaliya iyo ciidamada Kenya iyo Itoobiya oo gadaal kasoo riixaya maleeshiyaad Soomaali dabadhilifyo ah.
Ciidamada Mujahidiinta oo Dagaal ku galay Luuq
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ciidamada Mujahidiinta oo Dagaal ku galay Luuq
Interesting development there grandpa how many xabashis are there in and around luuq?
Re: Ciidamada Mujahidiinta oo Dagaal ku galay Luuq
how many xabashi's and germans are in somaliland? hows the road from ethiopia to berbera going?The_Emperior5 wrote:Interesting development there grandpa how many xabashis are there in and around luuq?
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Ciidamada Mujahidiinta oo Dagaal ku galay Luuq
The Habashis are not that significant but do they do provide logistical and technical support to the warlord militias, especially in the border towns where the Ethiopians have a vested interest in creating a buffer between them and the valiant mujahideen. Inshallah they and their cronies will be defeated by the will of God.The_Emperior5 wrote:Interesting development there grandpa how many xabashis are there in and around luuq?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ciidamada Mujahidiinta oo Dagaal ku galay Luuq
And also grandpa when do you think alshabaab can recapture beledxaawo and garbaharaay from the ethiopians and their lacky's
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Ciidamada Mujahidiinta oo Dagaal ku galay Luuq
Inshallah very soon, the warlord militias have failed to advance into Bardheere a key town held by the mujahideen, Abu muscab (spokesman of Al shabab) has declared a jihad on Ethiopia and their lackies, I hope the tactical retreat from Muqdisho will bolster the Gedo contingent, inshallah.
As for the exact date, allahu aclam, jihad can take days or years, it is up to Allah for the result.
As for the exact date, allahu aclam, jihad can take days or years, it is up to Allah for the result.
Re: Ciidamada Mujahidiinta oo Dagaal ku galay Luuq
Grandpa there is no point getting pleasure from somalimemo website. Al-Shabab will never re-capture Luuq, Garbaharey, Ceelwaaq, Beled-xaawo etc. The army are on their way to capture Baardheere soon.
Al-Shaabaab attacked a tuulo near Luuq today and they got beaten simple.
Al-Shaabaab attacked a tuulo near Luuq today and they got beaten simple.
Luuq, Somalia (AOL) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Luuq ayaa sheegaya in duleedka magaaladaasi iska hor’imaad xoogan ku dhex maray Xarakada Alshabaab iyo Ciidamada Dowladda KMG soomaaliya oo garabsanaya kuwa Ahlusunna Waljamaaca.
Dagaalkaasi ayaa ka dhacay deegaan qiyaastii 5 KM u jirta magaalada Luuq ee gobolka Gedo, waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac kala gaaray Ciidamadii dagaalamay.
Iska hor-imaadkaasi ayaa bilowday kadib markii ciidamo ka tirsan kuwa Xarakada Alshabaab ay weerar culus oo gaadmo ah ku qaadeen fariisin Ciidamada dowladda KMG soomaaliya iyo kuwa Ahlusunna Waljamaaca kaga sugnaayeen goobtii lagu dagaalamay.
Sarkaal lagu magacaabo Diyaad Cabdi Kaliil oo u hadlay saraakiisha Ciidamada dowladda KMG gobolka ee gobolka Gedo ayaa sheegay in weerarka ay kusoo qaadeen Ciidamada Xarakada Alshabaab isla markaana dhankooda iska difaaceen sida uu yiri.
Weerarkaasi ayuu sheegay sarkaalku in uu ahaa mid lagu carqaladeynayo amaanka deegaanada gobolka Gedo, gaar ahaan magaalada Luuq oo uu sheegay in ay ka bilowdeen howlo gargaar ah oo dadka tabaalaysan ay Hay’adaha samafalka raashiin u qeybinayaan.
Si kasta oo ay ahaato, ma ahan markii ugu horaysay oo dagaalo noocaan ah uu Degmada Luuq duleedkeeda ku dhex maraan Ciidamada Xarakada Alshabaab iyo kuwa dowladda KMG Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Ahlusunna Waljamaaca, kuwaasoo ay ka dhashaan qasaaro naf iyo maalba leh.
- DropkickMurphy
- SomaliNetizen

- Posts: 822
- Joined: Sat Jul 02, 2011 9:13 pm
- Location: Xaafada Iskufilan
Re: Ciidamada Mujahidiinta oo Dagaal ku galay Luuq
Al Shabab needs to be permanently defeated. They offer no solution to Somalia's problems but only add to them.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 1824 Views
-
Last post by LooxJiid
-
- 3 Replies
- 1265 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 6 Replies
- 510 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 2 Replies
- 4084 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 0 Replies
- 449 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 1 Replies
- 641 Views
-
Last post by LooxJiid
-
- 3 Replies
- 523 Views
-
Last post by Twist
-
- 3 Replies
- 605 Views
-
Last post by COSTA
-
- 0 Replies
- 456 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 3 Replies
- 492 Views
-
Last post by COSTA