Beesha jaamac siyaad oo cadaysay in ay san nina marti ugu ahayn Deegaamada Yagoori , Laascaanood iyo Ganbadhe Codsadayna in ay diyaar u yihiin Shirka Khaatumo2 in lagu qabto deegaanadooda.
sida aad ku aragteen warbaahinta waxaa gudidii qabanqaabada khaatumo2 ay soomareen dhamaan deegaamada SSC iyagoo magaalada Yagoori, Adhicadeeye , Laascaanood iyo Ganbadhe ay dad badani u haysteen in aan la tegi karin ayaa hadana waxa cadaatay in lagu soo dhaweeyay si aan loogu soo dhawayn deegaamadii faraha badnaa ee ay soo mareen taasina waxay dal iyo dibadba ay beelwaynta dhulbahante argeen in khilaafka dhulbahante dhexdiisa yaalaa mooyee aanay jirin waxkale oo deegaamada dhulbahante haysta waxaana idiin cad qoraaladan, sawiradan kucad dhamaan websaydyada , warbaahinta iyo idaacaduhunu sheegeen.
afhayeenka Gudiga 21 ee dhulbahante ee laascaanood axmed sanbalooshe sida uu ku cadeeyay magaalooyinka Yagoori iyo shirkii balaadhnaa ee kadhacay magaalada laascaanood gurika Garaad jaamac garaad ismaaciil in ay diyaar uyihiiin codsadeena in ay marti gelinayaan shirka khaatumo2.
Daawo Video Soodhawayntii Gudida ee Degmada Yagoori
[youtube]4iUfHaxJzhY&feature=player_embedded[/youtube]
Beesha Jaamac Siyaad Ready To Host Shirka Khaatumo-2
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Knight of Wisdom
- SomaliNet Super
- Posts: 6609
- Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
- Location: Eiffel Tower
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 21 Replies
- 2579 Views
-
Last post by udun
-
- 111 Replies
- 8850 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 8 Replies
- 869 Views
-
Last post by noer
-
- 10 Replies
- 1498 Views
-
Last post by Dhulbahantking
-
- 0 Replies
- 633 Views
-
Last post by Dhulbahantking
-
- 21 Replies
- 1978 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 7 Replies
- 590 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 5 Replies
- 753 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 10 Replies
- 1129 Views
-
Last post by Babygirl-