Page 1 of 3

Breaking News!Fatima Madar wins Oslo Parliamentary elections

Posted: Wed Sep 14, 2011 9:59 am
by HaragWafi85
Well done :clap: :clap: :sland: alongside two other Somali Xildhibaans.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo: Xildhibaan Eng. Fatima Ali Madar oo ku guulaysatay doorashadii Oslo.

Image

(Hadhwanaagnews) Wednesday, September 14, 2011
Dhamaan bahda Hadhwanaagnews waxay hambalyo aan la soo koobi karany u dirayaan Xil. Eng. Fatima Ali Madar oo ku guulaysatay doorashadii ka dhacday magaalada Oslo ee dalka Norway, noqotayna Xildhibaan golaha degaanka ee OSLO. Hambalyo.

Hambalyo

Hadhwanaagnews.com
Worldwide.

Re: Breaking News!Fatima Madar wins Oslo Parliamentary elect

Posted: Wed Sep 14, 2011 11:55 am
by HaragWafi85
Eng. Faadumo Cali Madar Iyo Laba Xubnood Oo Soomaali Ah Oo Ku Soo Baxay Doorashadii Golaha Deegaanka Oslo Ee Dalka Norway + Hambalyada Oodweynenews.

Guud ahaan bahda Oodweynenews.com waxa ay hambalyo u diriyaan xildhibaanada ku soo baxay golaha deegaanka Magaalada Oslo gaar ahaan Eng.Faadumo Cali Madar, oo runtuu loolan culus u gashay sidii ay tartankaa ugu soo bixi lahayd.

http://oodweynenews.com/news/105928-eng ... enews.html

Re: Breaking News!Fatima Madar wins Oslo Parliamentary elect

Posted: Wed Sep 14, 2011 12:16 pm
by KingMJ
MashaAllah this is great news another Somali politician things are getting better and better :sland: :up:

Re: Breaking News!Fatima Madar wins Oslo Parliamentary elect

Posted: Wed Sep 14, 2011 12:57 pm
by Barkhadd
Gudoomiye ku xigeenka UCID marbay ahayd miyaa ?

I think she's Arab but not sure :?

Haragwafi do you live in Norway as well :?:

Re: Breaking News!Fatima Madar wins Oslo Parliamentary elect

Posted: Wed Sep 14, 2011 1:10 pm
by Siciid85
Barkhadd stick to the topic this isn't about my location. And Fatima Ali Madar is Garhajis not Arab.

Re: Breaking News!Fatima Madar wins Oslo Parliamentary elect

Posted: Wed Sep 14, 2011 2:00 pm
by hargaysaay
Congrats to all 3 somali candidates

Re: Breaking News!Fatima Madar wins Oslo Parliamentary elect

Posted: Wed Sep 14, 2011 2:09 pm
by HaragWafi85
KingMJ wrote:MashaAllah this is great news another Somali politician things are getting better and better :sland: :up:

:up:

Re: Breaking News!Fatima Madar wins Oslo Parliamentary elect

Posted: Wed Sep 14, 2011 3:30 pm
by The_Emperior5
Well done :clap: :clap: :clap: :clap:

For all the Ciidagale woman out there :rose: you make us proud

Re: Breaking News!Fatima Madar wins Oslo Parliamentary elect

Posted: Wed Sep 14, 2011 4:47 pm
by HooBariiska
Manshallah, to faadumo Madarrr :sland: :up:

Inadeerayaal hadii gacal tihiin, inantaa ha lay siiyo

Damnn Inantu QuruX badanaa

:mrgreen:

Re: Breaking News!Fatima Madar wins Oslo Parliamentary elect

Posted: Wed Sep 14, 2011 4:55 pm
by HooBariiska
Waryee xishood, Faadumo soo maaha ta xidhan masarka purple ah? intaasi way shidantahay runtii

Re: Breaking News!Fatima Madar wins Oslo Parliamentary elect

Posted: Wed Sep 14, 2011 5:08 pm
by HaragWafi85
Hargaysaay Suldaan ceeb maxa kugu dhacay macawiisti ayaa ka dhacday ee kor u qado. :down:

Timo_Case wrote:Waryee xishood, Faadumo soo maaha ta xidhan masarka purple ah? intaasi way shidantahay runtii
Faadumo Cali Madar is the one in the middle and that is some of her family left and right of her.

Re: Breaking News!Fatima Madar wins Oslo Parliamentary elect

Posted: Wed Sep 14, 2011 5:12 pm
by hargaysaay
Waar dee faadumo ka hadli maayo ta yar bay diiradaydu saarantahay. Faadumo ma reer guuleed baa haday tahay cafis baan bixin :mrgreen:

Re: Breaking News!Fatima Madar wins Oslo Parliamentary elect

Posted: Wed Sep 14, 2011 5:15 pm
by Saraxnow
:sland: :sland: :sland: :sland: :clap: Congrats!!

Its nice to hear people winning these days, eh. From Mo Farah to Faduma Cali, landers taking over the world! :lol: :sland: :up:

Re: Breaking News!Fatima Madar wins Oslo Parliamentary elect

Posted: Wed Sep 14, 2011 7:27 pm
by HaragWafi85
Somaliland now has two MPs in Scandinavia, Amir Adan and Faduumo Cali Madar. :up: :sland:

Another MP of Somaliland origin - Amir Adan of Sweden.
Image

Re: Breaking News!Fatima Madar wins Oslo Parliamentary elect

Posted: Thu Sep 15, 2011 12:54 am
by Avicenna
Well done. :up: