Liqaaye, this part pissed me off, read it:
Waxaa iga yaabiyay markaan arkay Wasiirka madaxtooyada Mr Xirsi oo dadkii dhextaagan isagoo gashan dhar caadi ah wax qalaba oo lagu badbaadiyana aan gacmaha ku haysanin,Muxuuse ka soo doonay isagu ilee maaha w.arimaha gudaha,Agaasimihii masiibooyinka dabiiciga ah,Taliyataashii cidamada,kii taraafiga,w/caafimaadka IWM.
while they were taking pictures why didn't they do anything.
TBH, sxb I don't really read any somali website unless I'm looking for something all of them are unprofessional but some are far worse.