Page 1 of 2

TO HIM WE BELONG AND TO HIM WE RETURN

Posted: Sat Oct 01, 2011 9:30 pm
by Cali_Gaab
I hope you guys pray your daily prayers atleast. One minute you're here and the next minute your family is making plans to bury you.

Re: TO HIM WE BELONG AND TO HIM WE RETURN

Posted: Sat Oct 01, 2011 9:31 pm
by The_Emperior5
Waryaa dhintay

Re: TO HIM WE BELONG AND TO HIM WE RETURN

Posted: Sat Oct 01, 2011 9:43 pm
by Goljano Lion
The_Emperior5 wrote:Waryaa dhintay
i was gonna ask him the same question

Re: TO HIM WE BELONG AND TO HIM WE RETURN

Posted: Sat Oct 01, 2011 11:43 pm
by mcali
Man me personally I'm seeing so much death around me recently. If your reading this you still have a chance to repent. We still have a chance :up:

Re: TO HIM WE BELONG AND TO HIM WE RETURN

Posted: Sun Oct 02, 2011 4:49 am
by Cumar-Labasuul
Ilaahey hanoo wada naxariisto, intii dhimatay iyo intii noolba.

Re: TO HIM WE BELONG AND TO HIM WE RETURN

Posted: Sun Oct 02, 2011 4:39 pm
by Cali_Gaab

Re: TO HIM WE BELONG AND TO HIM WE RETURN

Posted: Sun Oct 02, 2011 4:43 pm
by Cali_Gaab
Waxaa manta galinkii danbe ka dhacay waddanka Ingiriiska magaalada Sheffield oo ah caasimadda Gobolka Yorkshire, ka soo dhaca Waqooyiga Egland dil naxdin leh . Dilkan oo loo geystay wiil dhalinyaro ah oo u dhashay Jamhuuriyadda Somaliland. Wiilkan oo magaciisu yahay Mubaarak Axmed Xasan Cali Yare

(London-HNW) Waxaa manta galinkii danbe ka dhacay waddanka Ingiriiska magaalada Sheffield oo ah caasimadda Gobolka Yorkshire, ka soo dhaca Waqooyiga Egland dil naxdin leh . Dilkan oo loo geystay wiil dhalinyaro ah oo u dhashay Jamhuuriyadda Somaliland. Wiilkan oo magaciisu yahay Yaxye Axmed Xasan dadiisuna ahayd 24 sanno jir, waxaa iska dhalay laba qoys oo can ka ahaa Gobolka Togdheer, aabaha wiilkan geeriyooday dhalay ayaa ah Axmed Xasan (Like) oo ahaa waayo waayadii Burco. Halka hooyada dhashay wiilkana ay ka soo jeeday qoys can ah oo dhammaan Somaliland laga wada yaqaan, waa Muna Axmed Boodhle oo uu dhalay Ganacsadihii Axmed Boodhle.



Haddaba alle godka haw nuure waxaa uu u dhacay dilkaasi si naxdin badan, yadoo marxuumka la dilay uu hadda ka soo noqday Fasax uu ku joogay Somaliland. Haddaba galabta in taanu dilku dhicin wuxuu Marxuumku ka xiiranayay goob timaha lagu jaro, isagoo la socday walalkii oo ka yar. Markii uu goobtii ka soo baxay ayuu mindi ku soo weraray nin kale oo dhalinyaro ah oo ka soo jeeda qoomiyada Madowga Ingiriiska ku dhaqan. Halkaasna wuxuu ninkii werarka geystay qudha kaga jaray Marxuum Mubaarak Axmed Xasan Cali Yare, isagoo dilkaas u adeegsaday mindi ama Tooray sida qofba u yaqaan. Wuxuuna laba jeer ka galiyay caloosha iyo sanbabada. Markii ay goobta soo gadheen ciidamadda Police-ku wuxuu muddo yar kadib ku qudhbaxay Cisbitaalka. Dad kala gedisan oo aan kala xidhiidhay magaalada Sheffield ayaan wax ka waydiiyay sababta ay u halbeegsadeen nimankaas madowga ahi Marxuumka. Waxayna ii sheegen in arrinta ugu weyn ee ay ilaa hadda ka ogyihiin tahay aano ay nimankaasi u qabeen wiil ka weyn marxuumka geriyooday. Tasoo ay ugu areen marxuum Mubaarak Axmed Xasan Cali Yare

. Dhammaan jaaliyadda ku dhaqan magaalada Sheffield oo kamid ah magalooyinka ay sida khaaska ah u yalaan dadka ka soo jeeda Jamhuuriyadda Somaliland ayuu dilkani ku noqday mid argagax badan. Sidoo kale waxaa arrinta dilkan si weyn looga dareemay guud ahaan waddanka Ingiriiska.



Maha markii ugu horeysay ee dil noocan oo kale ahi ka dhaco magaalada Sheffield, dhawr bilood ka hor ayay ahayd markii gaadhi la jiidhsiiyay wiil u dhashay Somaliland. Sidoo kale magaalada Sheffild oo dadka jooga u badan yihiin dadkii soo galay horaantii sagashamaadkii waxaa inta badan laga soo sheega dhibatooyin ay kala kulmaan caruuta ku nooli, gaar ahaan markay gadhaan da’da kuray nimada. Afar bilood uun ka hor waxay maxkamad ku taala magaaladasi xukun ku riday dhalinyaro ka badan 10, ku waas oo lagu helay danbiyo kala gedisan. Si kastaba ha ahaate wararka ay helayso shabakadda caalamiga ah ee Hadhwanaagnews ayaa shegaaya in ciidamadda ammaanku caawa goor danbe gacanta ku dhigeen danbilihii geystay dilkan foosha xun. Hadaanu nahay bahada shabakadda Hadhwanaagmedia waxaanu tacsi tiraanyo leh u diraynaa Aabe Axmed Xasan (Like) Iyo Hooyo Muna Axmed Boodhle. Annagoo si murugu weyn ula tiraan yaysan, dhammaan shacabka Somaliland ee qurbaha ku dhaqana waaanu ka tacsiyadey naynaa dilka ku dhacay Marxuum

Re: TO HIM WE BELONG AND TO HIM WE RETURN

Posted: Mon Oct 03, 2011 10:05 am
by Cumar-Labasuul
I was meaning to make a topic about somalis in the west (UK) and how they have changed since I've been living here. Wallahi they have incorporated the madow lifestyle (gangs, drugs etc) and now you see the black youth reverting to islam in large numbers masha'allah, subxaanallah somali youth are heading the wrong direction.
If this is the second/third generation - i.e. those either brought up here from a young age or those born here - what about the next few generations. SMH

Re: TO HIM WE BELONG AND TO HIM WE RETURN

Posted: Mon Oct 03, 2011 10:36 am
by HELWAA
Engriiska way oo dhamaatey. :down:

Allh ya rahmah, ehelkiisana samir iyo imaan ha siiyo.

Re: TO HIM WE BELONG AND TO HIM WE RETURN

Posted: Mon Oct 03, 2011 10:53 am
by Cali_Gaab
He was a good kid walee, it's just very shocking.

Re: TO HIM WE BELONG AND TO HIM WE RETURN

Posted: Mon Oct 03, 2011 12:43 pm
by DisplacedDiraac
I was ganna ask you about this the other day.. I even made a topic and than deleted it by accident.. :|

Ilahay ha u naxariisto.. :(

Re: TO HIM WE BELONG AND TO HIM WE RETURN

Posted: Mon Oct 03, 2011 1:06 pm
by Saraxnow
AUN :(

Re: TO HIM WE BELONG AND TO HIM WE RETURN

Posted: Mon Oct 03, 2011 4:10 pm
by AhlulbaytSoldier
Marxuumka Allah ha u naxariisto
This somali on somali violence is really sad.

Re: TO HIM WE BELONG AND TO HIM WE RETURN

Posted: Mon Oct 03, 2011 4:12 pm
by Keyse_0208
was he killed by another somali.? The hadhwanaag link says madow dalka uk udhashey..

Re: TO HIM WE BELONG AND TO HIM WE RETURN

Posted: Mon Oct 03, 2011 4:15 pm
by AhlulbaytSoldier
Keyse_0208 wrote:was he killed by another somali.? The hadhwanaag link says madow dalka uk udhashey..
I was reading the english version of the story:
Christian pastor Luc Zintchem said the stabbing
happened after a fight.
“Some young people were having a fight and
one of them used a knife on the other. They
were Somalian people ,” said the 43- year- old.
“It’ s so dangerous - people from the same
community fighting with each other. It’s mad. ”