Page 1 of 1

RIP Fadumo Qasim Hilowle....Alla Ha U Naxariisto.

Posted: Thu Oct 06, 2011 6:16 pm
by MrWomanizer
One of my favorite singer died today....

http://www.bbc.co.uk/somali/maqal_iyo_m ... dumo.shtml

Re: RIP Fadumo Qasim Hilowle....Alla Ha U Naxariisto.

Posted: Thu Oct 06, 2011 6:35 pm
by DR-YALAXOOW
aamiin amiin allah yaa raxma faaduma khaasim hilowle, janadii fardawsa allaha ka waraabiyo. :up: :up: :rose: :rose: :rose:

Re: RIP Fadumo Qasim Hilowle....Alla Ha U Naxariisto.

Posted: Thu Oct 06, 2011 9:08 pm
by Twist
Inaa Lilaahi wa inaa Ileyhi raajicuun. Rabbi naxariistiisa janno haka waraabiyo, dambigeeda iyo kan Muslimiintaba ha dhaafo.

Re: RIP Fadumo Qasim Hilowle....Alla Ha U Naxariisto.

Posted: Thu Oct 06, 2011 9:10 pm
by siren
Ilahaay haa uu naxaariisto..

Re: RIP Fadumo Qasim Hilowle....Alla Ha U Naxariisto.

Posted: Thu Oct 06, 2011 11:15 pm
by Lamagoodle
Faadumo Qaasim(Faynuustii Fanka) did not die. Her music will always live.

Re: RIP Fadumo Qasim Hilowle....Alla Ha U Naxariisto.

Posted: Fri Oct 07, 2011 4:21 am
by ciyaal_warta
Allah u naxariisto janadii fardowsa ilaahey ha geeyo faynuustii fanka faaduma qaasim hilowle

Re: RIP Fadumo Qasim Hilowle....Alla Ha U Naxariisto.

Posted: Fri Oct 07, 2011 8:46 am
by Samatr
Eebbe ha uu naxariisto iyada iyo wixi muslim ah.

Re: RIP Fadumo Qasim Hilowle....Alla Ha U Naxariisto.

Posted: Fri Oct 07, 2011 11:26 am
by qoraxeey
RIP

we lost a legend


allah ha uu naxariisto

Re: RIP Fadumo Qasim Hilowle....Alla Ha U Naxariisto.

Posted: Fri Oct 07, 2011 11:29 am
by shiniile9
AUN.

Re: RIP Fadumo Qasim Hilowle....Alla Ha U Naxariisto.

Posted: Fri Oct 07, 2011 11:45 am
by HELWAA
Ilaahy ha oo naxariisto ehelkeedna samir iyo iman ha siiyo.
So many pple died this week. :(

Re: RIP Fadumo Qasim Hilowle....Alla Ha U Naxariisto.

Posted: Fri Oct 07, 2011 12:42 pm
by greenday
AUN, she will be missed!