president faroole in london

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

president faroole in london

Post by abdisamad3 »

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamud Farole ayaa shalay17,OCT ,2011 booqday goobo muhiim ah oo ku yaal magaalada London,waxaana meelaha uu tegey madaxweynuhu ka mid ah xarunta barlamaanka (House of Lords) iyo xarunta daraasaadka caalamiga ah (Chatham House).


Mahad Maxamed Yuusuf oo ka mid ah jaaliyada Puntland ee UK madaxweynahana ku weheliyay booqashada ayaa u sheegay Radio Garowe in ujeedada ugu weyn ee madaxweynuhu u booqday goobahaasi ay ahayd arrin ka timi dowlada Ingiriiska maadaama uu yahay madaxweynihi ugu horeeyay ee Puntland ka yimaada oo dowlada Britain casumaad rasmi ah u fidisey.


Madaxweyne Faroole inta uu joogo London waxa uu la kulmi doona qaar ka mid ah shirkadaha caymiska baddaha iyo saraakiisha ciidamada bada ee dalka Ingiriiska oo uu kala hadli doono sidii loo xakamayn lahaa burcad badeeda maadaama Puntland uu maro marin biyoodka ugu mashquulka badan caalamka.


Marka uu madaxweyne C/raxmaan uu dhamaysto shirka burcad badeeda iyo kulamo uu la yeelan doono dawladda Britain,waxaa qorshaysan inuu kulan la qaato jaaliyada Somalida iyo tan Puntland ee ku dhaqan Britain.
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: president faroole in london

Post by tightrope »

Somalia: Puntland President Meets UK Ministers in London
18 Oct 18, 2011 - 4:11:19 AM

Puntland State of Somalia
Garowe

PRESS RELEASE
17 October 2011


Somalia: Puntland President Meets UK Ministers in London

The President of Puntland State of Somalia, H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole), has met with UK Minister for Africa H.E. Henry Bellingham and DFID Minister for Africa H.E. Stephen O’Brien at the Foreign and Commonwealth Office (FCO) in London, United Kingdom.
Image
President Farole’s delegation arrived from Nairobi on Sunday morning, where they were welcomed at London’s Heathrow International Airport by FCO protocol officers and ushered to the airport’s VIP Lounge.


On Monday, the President was accompanied by the State Minister for International Affairs, Hon. Abdulkadir Abdi Hashi, and Puntland Electoral Commission Chairman Hon. Mohamed Hassan Barre during the meeting with the UK Ministers.
Image
Discussions covered a range of topics, including the Roadmap process and the way forward, humanitarian and development issues, as well as the fight against piracy and terrorism in Somalia.

The Puntland delegation, which also includes Ports Minister Hon. Saeed Mohamed Rage, is scheduled to holds key meetings with British Members of Parliament, UK and EU anti-piracy officials, and development experts. Further, President Farole will deliver the keynote speech at the Combating Piracy Week Conference in London on Thursday.

---END---

Communications Office
The Puntland Presidency
Puntland State of Somalia
E-mail: info@puntland-gov.net
Web: http://www.puntland-gov.net
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: president faroole in london

Post by tightrope »

User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: president faroole in london

Post by udun »

The president is working on big things :up: :up:
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: president faroole in london

Post by abdisamad3 »

thanks thightrope
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”