SHOW TIME BABY!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
biiqaaye
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1374
Joined: Wed Sep 22, 2004 2:59 am
Location: Baar Ubax, Bakaaraha ii Black Sea

SHOW TIME BABY!!!

Post by biiqaaye »

here we go, IT IS SHOW TIME BABY. no more fadhi ku dirir, no more booto and surely, there won't be no more calaacal. Punaniland thugs 'bout 2 feel the wrath of a menace baby. this time we won't stop until GAROOWE is on fire. i wanna see them bleeeeeeeeeeeeeed. you know they'll bleed, they know they'll bleed and i sure do know they'll bleed. AFBIIJO and his punaniland thugs will regret it after all this is over and the dust clears. get ready for the big one baby. we all knew it was coming, it is just that we wasn't sure of when. the stage is all set so let the fireworks begin baby. we will finish what the great general, CEYDIID himself, has started.

---------------------------------------------------------------------------------------------------------

Isbahaysi ciidan oo loogu magacdaray ciidanka badbaadada iyo difaaca qaranka oo ku sii jeeda magaalada Jowhar si ay uga saaraan halkaas ciidamada itoobiyaanka ee soo galay deegaankaas.
Muqdisho

Warar aan ka helnay ilo lagu kalsoon yahay oo caawa saacadii hore naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shir degdeg ah oo yeesheen hogaamiyayaasha Hubeysan ee beesha ee Hawiye ee awooda ciidan ku leh koonfurta Soomaaliya inay go’aan ku gaareen in ciidamo ay u diiraan gobolka shabeelada dhexe si ay halkaas uga saaraan ciidamo Itoobiyaan iyo ciidamo kale oo reer Puntland oo halkaas soo gaaray iyagoo ku hubeysan gawaarida gaashaaman. Ciidankaas yimid magaalada Jowhar ayaa waxay horudhac u yihiin sida ay sheegeen ilo ku dhowdhow ciidankaas ciidamo xoogan oo isugu jira Itoobiyaan iyo reer Puntland oo doonaya inay xoog ku qabsadaan magaalada Muqdisho iyo gobolada koonfurta Soomaaliya kadibna ay hubka ka dhigaan dadka ku nool gobolada Koonfureed ee Soomaaliya.

Markii uu warkaas soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa waxaa markiiba bilowday kulan wadatashi ay yeelanayaan hogaamiyayaasha Hubeysan ee ku sugan magaalada Muqdisho iyadoo kulankaas ay qadka telefoonka uga qayb galeen Wasiirka amniga Qaranka Mudane Maxamed Qanyare iyo Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Korneyl Cabdi Cawaale Qaybdiid.
Wadatashigaas waxaa lagu go’aamiyey in ciidamada hogaamiyayaashaas ay iska dhinac dagaalamaan iyadoo loo samayn doono bar hogaamin oo ay u wada dhan yihiin iyadoo la qori doono ciidamo naftii hurayaal ah oo si mutawadacnimo uga qayb gali doona dagaaladaas dalka looga difaacayo ciidamada Itoobiyaanka ee raba inay qabsadaan dalka Soomaaliya.Wasiirada Amniga iyo Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa si degdeg ugu soo noqon doono magaalada Muqdisho isla maalmahan fooda nagu soo hayo si ay uga qayb qaataan abaabulka difaaca dalka iyo sidii looga hor tagi karaa ciidamadaas ku soo xadgudbey dalka soomaaliyeed.Ciidamo daacad ah wasiirka Ganacsiga Muusr Suudi Yalaxoow oo isagu gacanta ku haayo deegaano ka mid ah gobolka shabeelada dhexe ayaa aad u adkeeyey difaacooda si ay isaga difaacaan hadii ciiidamadaas ay kusoo xad gudbaan deegaanadooda,iyadoo la sheegay in wasiirka ganacsiga naftiisa uu caawa ku suganyahay meel magaalada Jowhar u jirta 7 km

Warar kale oo aan ka heleyno dhinaca Shabeelada Hoose ayaa sheegayo in ciidamo xoogan oo uu hor kacayo Sheikh Yuusuf Indhacade ay u dhaqaaqeen dhinaca gobolka Shabeelada Dhexe si ay u xoojiyaan ciidamada isku dhafka ah ee uu hor kacaayo wasiirka Ganacsiga Muusr Suudi YalaxoowDhinaca kale waxaa heegan la galiyey ciidamada maleeshiyooyinka ah ee ku sugan magaalada Muqdisho iyadoo xarumaha maleesiyooyinka ee magaalada Muqdisho iyo nawaaxigooda laga maqlayay darandooriga hubka waaweyn oo loo fasirtey tijaabooyin lagu samaynayo hubka ciidamadaas taasoona magaalada Muqdisho lagu arkin tobankii sano ee u danbeysey.Ugu danbeys waxaan shaki ku jirin in Soomaaliya gashay marxalad adag oo leh sansaan colaadeed iyada oo aan la garan karin cawaaqibta ay yeelan karto colaad dagaal oo ka aloosanta gayiga dalka Soomaaliya oo ay dagaaladu baabi’iyeen mudada ka badan labaatanka sano.Ku noqo beejkadayniilecom @hotmail.com
Last edited by biiqaaye on Tue Sep 06, 2005 5:36 pm, edited 2 times in total.
User avatar
YunG_GuNNN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6190
Joined: Sat Feb 19, 2005 4:48 pm
Location: West LDN Bay-bee!* Your Future Looks Better Than Your Past If You Present With The Man ***
Contact:

Post by YunG_GuNNN »

That was a marvelous spread thy biiqaye Smile
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”