Ugaaska Beesha Sade election asembly formed in Baardheere

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Ugaaska Beesha Sade election asembly formed in Baardheere

Post by XimanJaale »

5 days conferences regarding the ways to elect the new ugaas occured in Baardheere. Latest update:
Shir balaaran oo soconayey mudo shan maalin ah,islamarkaana ay ka soo qeyb galeen Qaar ka mid ah Odoyaasha dhaqanka,Culama udiinka iyo Waxgarad kale oo ka kala socdey degmooyinka Gobolka Gedo ayaa maanta waxaa lagu soo gabagabeeyey degmada Baardheere,iyadoo mudadaasina shirka arimaha looga hadlayey ayaa waxaa ka mid ahaa Qaabka loo wajahayo Doorashada Ugaaska Guud ee Beesha SADE ee Gobolka Gedo iyo weliba xilliga la qabanayo doorashada.



Gebagebadii Shirkani oo ay fadhiyeen Xubno gaaraya ilaa 69 xubnood ayaa go,aanadii ka soo baxay shirka waxaa si wadajir ah loogu wakiishay in ay Saxaafada la hadlaan Nabadoon: Xuseen Cali Biixi,Nabadoon.Ismaaciil Cumar Macalin(Afweyne)Nabadoon.Ibraahin Aden Bulle,Nabadoon:Macalin Muxumed iyo Nabadoon :Cabdi Aden,waxaana uu u dhignaa go,aanada ay soo saareen sidatan.

1-Waxaa loo Qorsheeyey u diyaar garawga mudada doorashada in ay noqoto mudo 90 maalin ah oo ka bilaabanaysa 1-11-2011 ilaa 30-1-2012.

2-Waxaa loo doortey in ay ka shaqeeyaan habsami u socodka iyo nidaamka doorashada Ugaaska Guud ee Beesha SADE ilaa 69 xubnood oo ay iska soo dhex xuleen Nabadoonada dhexdooda.

3-Nabadoonada isku xirka Doorshada waxay ugu baaqayaan dhamaan waxgaradka in Beel walba ay buuxiso kaalinta ama doorka ugu beegan arinta,iyadoona dib laga soo sheegi doono goobta lagu qaban doono doorshada.

Dhinaca kale Nabadoon: Ismaaciil Afweyne ayaa waxaa uu ugu baaqey dadka ku dhaqan Gobolka iyo Jaaliyada dibada ee Beesha SADE in ay ka qeyb qaataan Qabsoomida Doorashadaasi.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Ugaaska Beesha Sade election asembly formed in Baardheer

Post by The_Patriot »

Is ina nuur invited? if yes are they allowed to vote?
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Ugaaska Beesha Sade election asembly formed in Baardheer

Post by XimanJaale »

bitch quit trolling, your a nuisance. Grow up!
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Ugaaska Beesha Sade election asembly formed in Baardheer

Post by Khalid Ali »

what a minute your ugaas doesn't he come through the genealogy line of Ugaases? or is he elected?
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Ugaaska Beesha Sade election asembly formed in Baardheer

Post by The_Patriot »

XimanJaale wrote:bitch quit trolling, your a nuisance. Grow up!
Niga its Bardheere not Xamar we are talking about.

I just wanted to know about how my cousins are doing is it a crime? :?
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Ugaaska Beesha Sade election asembly formed in Baardheer

Post by Voltage »

Ximan, stop the course language brother. It doesn't make you look good.

Khalid, it is heriditary in the sense of the Saudi family meaning it stays in the family but it is not directly inherited. The Beel chooses who to crown whether the son of the Ugaas, his brothers, nephews etc. It doesn't go to far but goes to the most effective living leader within the family.

The late Ugaas Omar Ugas Hersi's son wants it but most of the clan want to give it to a nephew in Toronto.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Ugaaska Beesha Sade election asembly formed in Baardheer

Post by Murax »

Voltage wrote:but most of the clan want to give it to a nephew in Toronto.


We're actually very closely related. As long as Ugaasnimo stays in the royal Reer Shirwac :lol: :up:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Ugaaska Beesha Sade election asembly formed in Baardheer

Post by The_Patriot »

Murax wrote:
Voltage wrote:but most of the clan want to give it to a nephew in Toronto.


We're actually very closely related. As long as Ugaasnimo stays in the royal Reer Shirwac :lol: :up:
Do you guys bribe for positions? :?
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Ugaaska Beesha Sade election asembly formed in Baardheer

Post by Murax »

The_Patriot wrote:
Murax wrote:
Voltage wrote:but most of the clan want to give it to a nephew in Toronto.


We're actually very closely related. As long as Ugaasnimo stays in the royal Reer Shirwac :lol: :up:
Do you guys bribe for positions? :?

Whats with the aflagaado?
User avatar
Turbulence
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2635
Joined: Thu Sep 25, 2008 3:06 am
Location: I take my time but I always win

Re: Ugaaska Beesha Sade election asembly formed in Baardheer

Post by Turbulence »

This is very stupid wallahi. They should just allow the oldest son of the former Ugaas to take his position. That should make everything easier and prevent conflicts.
User avatar
accident
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3782
Joined: Tue Sep 27, 2011 1:06 pm
Location: Auckland, New Zealand

Re: Ugaaska Beesha Sade election asembly formed in Baardheer

Post by accident »

The_Patriot wrote:
Murax wrote:
Voltage wrote:but most of the clan want to give it to a nephew in Toronto.


We're actually very closely related. As long as Ugaasnimo stays in the royal Reer Shirwac :lol: :up:
Do you guys bribe for positions? :?
:lol: :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Ugaaska Beesha Sade election asembly formed in Baardheer

Post by Khalid Ali »

Voltage wrote:Ximan, stop the course language brother. It doesn't make you look good.

Khalid, it is heriditary in the sense of the Saudi family meaning it stays in the family but it is not directly inherited. The Beel chooses who to crown whether the son of the Ugaas, his brothers, nephews etc. It doesn't go to far but goes to the most effective living leader within the family.

The late Ugaas Omar Ugas Hersi's son wants it but most of the clan want to give it to a nephew in Toronto.
Oke so its from one family and it circulates around that particular family and from which Merexaan subclan is the ugaas ?
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Ugaaska Beesha Sade election asembly formed in Baardheer

Post by quark »

reer ugaas sharmaake
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”