Its time to wake up these delusional kids up, Azania will forever be in the hotel's of Nairobi. Raila Odinga verified that there is no such thing called Azania. He has vowed to help the TFG soldiers in Gedo and Jubooyinka.
Raysul wasaaraha dalka kenya Raila Odinka ayaa sheegay in hawlgalka ay ku jiraan ciidamada dalka kenya uu yahay mid ay ku garab siinayaan ciidamada dawlada Somalia islamarkaana ay ugu qabanayaan gobollada Jubbooyinka.
Raila ayaa shaaca ka qaaday in aanay jirin wax maamul ah oo ay la socdaan iyo maamul ay u gacan galinayaan deegaanadaasi kadib marka laga saaro xarakada Al-Shabaab.
“Annagu ma naqaan Azania waxa kalaiya ee aanu garanayno waa dawlada KMG ee Somalia ayada ayaana u qabanaynaa Jubbooyinka iyaga ayaana ku wareejin doonaa deegaan waliba”
Raila ayaa intaa ku daray
“waxaan ka war haynaa in Azania lagu dhisay Kenya laakiin taa badalkeedu maha in kenya ay Azania taageerayso ama ay ku gacan siinayso dhulka ay ma’suulka ka tahay dawlada KMG ee Somalia taa badalkeeda deegaan walbo waxaan ku wareejin karnaa dadkii u dhashay”
dadka Somalida intooda badan ayaa waday fikirro ku aadan in kenya ay hootsa ka wado maamulka Azania islamarkaana ay ku wareejinayaan gobollada Jubbooyinka balse hadalka Raila Odinga ayaa ah mid ka badan mowqifkii ay iyo hadaladii soo baxayay.
majiraan cid katirsan maamulka Azania oo wax war ah ka soo saaray hadalka Raysul wasaaraha dalka Kenya ee ku aadan Azania.
http://sooyaalnews.com/?p=1932
http://www.hiiraannet.com/?p=7601
http://warsidaha.com/?p=1944
He knows who the backbone of Jubbaland are.
Viva
General Dhuumaal
Col Kululi
Col Cabaas Gureey
Col Warfaa
Col Barre Hiiraale
General Aftaag
Xildhibaan Maxamud Sayid Adan
Ahlu Sade and Awoowe Awlibaax
Governor Mohamed Cabdi Kaliil
and the brave SADE soldiers (TFG).
(guys wake up and smell the coffee, just admit it and forget the fantasy).



Jubbbaland will be freed

