Horta ayaa ka ah
Moderator: Moderators
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Horta ayaa ka ah
maddax SPG-ga ?
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Horta ayaa ka ah
Waxaan raba in Hyperactive lagu daro si u de uga kala akhristo wixii war ah oo ka socda Somaliland Unity group.
laba mid baad yeelaysan .
Ama siduu yahay baad uga furaysaan albaabaka.
Ama waxaan siinaya magaygi kale e aha Ina Baxar .
Bal soo jawaaba .
laba mid baad yeelaysan .
Ama siduu yahay baad uga furaysaan albaabaka.
Ama waxaan siinaya magaygi kale e aha Ina Baxar .
Bal soo jawaaba .
-
Cumar-Labasuul
- SomaliNet Super

- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Horta ayaa ka ah
Do you mean the private group mise this section?
if you mean the private group then I think it's emperior, if you mean this section then it's the moderators
if you mean the private group then I think it's emperior, if you mean this section then it's the moderators
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Horta ayaa ka ah
Somaliland Unity .
-
Cumar-Labasuul
- SomaliNet Super

- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Horta ayaa ka ah
ok I think it's keyse 
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Horta ayaa ka ah
Okay , bal markuu soo galo bu halkan ka akhrisan doona .
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Horta ayaa ka ah
Sahan kan yaree hypocrite la yidhaa maad "Adopt" gareysidba, kolkaa he will be your son
laakin waan ku dari spg'a markuu isna cagdheer meeshooda igu daro. Hadii kale fuk it.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Horta ayaa ka ah
War dumarkan kugu jira meesha , shurudaha aad u dhigtay , maxay ahaayeen , bal inoo sheeg ?
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Horta ayaa ka ah
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Horta ayaa ka ah
Warya Keyse , si fiican baynu isku ognahay e , ciyaarta inaga da , oo wiilka yar igu dar baynu ku nidhi . 
see you all 2morrow people , insha Allah .
see you all 2morrow people , insha Allah .
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Horta ayaa ka ah
ok runta ma rabtaa, i dont like him and iyo sheeko xumadiisa plus i have realised he is a hypocrite iyo beenaale diinta ku gabada. markaa raali noqo but i wont add him. salama
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Horta ayaa ka ah
Raali waxaan u noqonayn baan ku sheegaya .
Qof aniga ila socda , haddaad inagu diido inaad inaga furto albaabka , de aniga baad i dib ii celisay bay ka dhigantahay
Meesha wax lagu hayo ayaa iska yar , wax ay ciddii laga cesha ka reebayso ayaa iska yar , marka aniga masuuliyad darnaan baa i muuqata oo xaggaaga ka socota
Ninka masuul meel ka ah , haddanu dhagaysanayn dadkii , aanu na tix galinayn shacabkii masuuliyada loogu dhiibay , de waa faqashnimo
Markaa aniga waxa ila haboon inaad magaca meesha ka badishaan , ilayn de Somaliland iyo dhaqan faqash kala foge .
ya?
Qof aniga ila socda , haddaad inagu diido inaad inaga furto albaabka , de aniga baad i dib ii celisay bay ka dhigantahay
Meesha wax lagu hayo ayaa iska yar , wax ay ciddii laga cesha ka reebayso ayaa iska yar , marka aniga masuuliyad darnaan baa i muuqata oo xaggaaga ka socota
Ninka masuul meel ka ah , haddanu dhagaysanayn dadkii , aanu na tix galinayn shacabkii masuuliyada loogu dhiibay , de waa faqashnimo
Markaa aniga waxa ila haboon inaad magaca meesha ka badishaan , ilayn de Somaliland iyo dhaqan faqash kala foge .
ya?
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Horta ayaa ka ah
miskiin baad tahay sahan, barii dhawayd ee cyber war ku dhacay sowkii intuu faqash ahaan aniga, emperior iyo caligaab iyo dadkaloo badan oo reer sl ah ban gareeyey
miyaad ilowday taa.? Inta sadex ama suuradood laguu akhriiyaad is dhiibaysa 
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Horta ayaa ka ah
We will had him on a few conditions:
He needs to add one of us in the cagdheer section
He uses dirty language for a day
He grows pubic hair
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Horta ayaa ka ah
War de kaalay , ma waxaad i leedahay inadeer adiga iyo cali gaab iyo emperior , "impeccable attitude" ama "irreprochable behaviour " baa had iyo jeer la idin ka hela ?
ya ?
War anigeygan baa maalin maalin ba connection-ka la iga xidha
, hase ahaate wax laga cadhoodo ma'aha taasi .
Anyways , iminka hyperactive ba iska dhaaf e , aniga baad doqon aan wax kala garanayn igu sheegaysa ya ?
War bal eeg hadda .
War anigeygan baa maalin maalin ba connection-ka la iga xidha
Anyways , iminka hyperactive ba iska dhaaf e , aniga baad doqon aan wax kala garanayn igu sheegaysa ya ?
War bal eeg hadda .
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 1055 Views
-
Last post by DalJecel60
-
- 1 Replies
- 1037 Views
-
Last post by KingWaslawi
-
- 1 Replies
- 1213 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 21 Replies
- 1263 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 2 Replies
- 486 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 1 Replies
- 363 Views
-
Last post by Talo alle udaa
-
- 6 Replies
- 604 Views
-
Last post by GAMES
-
- 3 Replies
- 435 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 16 Replies
- 2250 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 7 Replies
- 989 Views
-
Last post by kambuli