Like Kalshale, SNM Militia Attacked SSC People on Eid Day

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Like Kalshale, SNM Militia Attacked SSC People on Eid Day

Post by EastAfrica »

Like Kalshaale, SNM/Somaliland Clan Militia started war and attacked SSC/Dhulbahane People in Ceergaabo on Eid Day



Maalintii Ciida, Maleeshiyada Somalidiidka oo Dagaal Kusoo Qaaday Shacabka Dhulbahante ee Magaalada Ceergaabo Maalinta Ciida ee Barakeesan





Dagaal Ka Qarxay Magaalada Ceerigaabo-
Lasanod Online. Sunday, November 06, 2011




Ceerigaabo,(lasanod Online)- Waxaa Casarkii maanta ka qarxay magaalada Ceerigaabo, dagaal dhexmaray ciidamada Somaliland iyo shacabka kasoo jeeda SSC.

Sida wararka nasoo gaadhay sheegayaan waxaa bilaabmay Rasaas ay labada dhinac isweydaarsadeen ilaa hadana ma cada khasaaraha Dagaalkaas ka dhashay, hase yeeshee wararka horudhaca ah ayaa sheegaya dad badan oo rayid ahi ku dhineen kuwo kalena ay ku dhaawacmeen.

Xaalada magaaladda oo ay Rasaastu ka socoto awgeed ayaan ilaa hada wax war ah oo Madaxbanaan aan laga heli karin, waxaase wararka qaarkood sheegayaan in ay dhaawacyo soo gaadheen Askar ay wateen Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Xiirane, kadib markii ay isku dayeen inay Ergo ugu tagaan dhinac shacabka SSC , hase yeeshee waxay kala kulmeen Tacshiirad culus.

Ciidamada Somaliland ayaa la sheegay inay ciidamadoodu Guryo badan dumiyeen, Meherado kalena ay Albaabadu u laabmaan kadib markii la isla jiidhay.

Kala Socda Lasanod Online wixii kasoo kordha dagaalka Ceerigaabo.
Last edited by EastAfrica on Sun Nov 06, 2011 6:04 pm, edited 1 time in total.
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Malintii Ciida SNMmilitia ooDagaal kusoo qaaday Shacabka

Post by EastAfrica »

Wararkii ugu danbeeyey ee hada uun naga soo gaadhaya magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa xaqiijinaya in dagaalkii maanta uu ahaa mid khasaare balaadhan gaystay, isla markaana dhaliyey dhimasho, Dhaawac iyo Bur bur hantiyeed.

Dagaalkii maanta ayaa dhimashadii ka dhalatay ay u qaybsanayd labo qaybood mid ku dhacday dadkii dagaalamayey ee dirirtu u dhaxaysay, iyo maato fara badan oo ay ku Gumaadeen hubkii Culusaa ee ay adeegsanayeen Maleeshiyaadka duulaanka ahayd ee SNM, ilaa hada magacyada dadka laayey ee maatada ahaa waxaa ka mid ah Hooyo Caasho Maxamed Geelle Camaar, Nin odey ah oo waayeel ah oo da’diisa lagu sheegay 71 jir, magaciisana lagu sheegay Cali Daahir Collaaf, iyo wiilyar oo 12 jir ah oo asagana, ina Cali Habar dile, sidoo kale wiilyar oo kale oo ay dhashay islaanta ay dileen oo markaas guriga la duqeeyey ku dhex jirey ayaa ka mid ah dadka dhintay, inakastoo aanan weli helin magaciisa saxda ah, laguse soo gaabiyey ina Ahmed.

Dhamaan dadkaasi ayaa ahaa kuwii lagu xasuuqay dgaaalkii Gaadmada ahaa, ayadoo warbaahinta SNM ay arinta weji kale isku dayayaan inay u yeelaan, ayagoo sheegay in la soo weeraray Horgal Xaabsade iyo Horgal Xiirane, oo ka mid ahaa waftigii Wasiirka Arimaha gudaha ee Habaryoonis la socdey.

Waxaa sidoo kale wararku sheegayaan in 11 ka mid ah caruur iyo haween, ay dhaawacmeen ay ku jiraan cusbitaalka guud ee Ceerigaabo, waxaa sidoo kale warbaahinta loo xaqiijiyey in dadka dhaawaca ah ay ku jirto gabadh 10 bilood jirta, taasoo ayadana gurigoodii uu gubtay, ayaduna sida la sheegay in ay Caloosha ka gubatay.

Wararkii ugu danbeeyey waxay sheegayaan in maleeshiyaadka SNM, ay doonayeen in ay falal aadanimada ka baxsan bini’aadanimada iyo shareecada islaamka.
Horufadhi News Update.

Kala soco wararka saacad kastaba.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Malintii Ciida SNMmilitia ooDagaal kusoo qaaday Shacabka

Post by The_Patriot »

IIdorka are well known for this, they always attack during Eid celebrations just shows cowardice.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Malintii Ciida SNMmilitia ooDagaal kusoo qaaday Shacabka

Post by FBISOMALIA »

shame on siiland :down:
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Malintii Ciida SNMmilitia ooDagaal kusoo qaaday Shacabka

Post by damu »

SL "army" made of all idoor's with the help of local idoor's got focked up AGAIN by a sub-sub-sub-sub clan just like kalshaale :lol:
ambushing people on eid is what they call war..focking cowards :down:
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Malintii Ciida SNMmilitia ooDagaal kusoo qaaday Shacabka

Post by EastAfrica »

The_Patriot wrote:IIdorka are well known for this, they always attack during Eid celebrations just shows cowardice.

:sland: :sland: :down: :down: :down: :down: :down: :down: :down: :down:
User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: Malintii Ciida SNMmilitia ooDagaal kusoo qaaday Shacabka

Post by CaynabaX »

EastAfrica wrote:
The_Patriot wrote:IIdorka are well known for this, they always attack during Eid celebrations just shows cowardice.

:sland: :sland: :down: :down: :down: :down: :down: :down: :down: :down:
What are you bragging about? Dhullos started the skirmishes today and in Kalshaale. So stop inventing your own fairytales. Last year Barre Cabdulle were building a baraago in Kalshaale area when those poor qurjiles where shitting there pants thinking about how far eastwards HJ whould go this time.
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Like Kalshale, SNM Militia Attacked SSC People on Eid Da

Post by Babygirl- »

Xalka Ceerigaabo Wuxu Ku Jiraa Xukuumada Somaliland Oo Awooddeeda Isticmaasha, Haddii kale Waa Inay?

Written by Qaran news
Nov 06, 2011 at 08:12 PM
Wax loo dulqaadan karo maaha in maanta magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ay koox hubaysani isku dayaan inay hadhcad ka afduubaan Wasiirka weftigii xukuumada Somaliland u dirtay Ceerigaabo inay xalliyaan arrin ku saabsan dilal dhowaan ka dhacay kuwaas oo lagu dilay taliyayaal ka tirsan ciidanka Booliska ee gobolka Sanaag iyo dad shicib ah.

Falkan ka dhacay Ceerigaabo ayaa sababay inay ku dhintaan saddex qof oo laba ka mid ahi ay yihiin Ciidanka Qaranka Somaliland ka dib markii dablaydan hubaysan oo ka soo jeeda koonfurta Sanaag ay soo weerareen xubno ka mid ah gudidii xukuumadu u xilsaartay xal u helida shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalada Ceerigaabo oo la shirayay odayaal iyo waxgaradka ka soo jeeda degaamada koonfurta gobolka Sanaag. Shirkan laftiisa ayaa ahaa mu’aamarad la rabay in lagu afduubo labadaas masuul sidii horeba magaalada Taleex loogu afduubay masuuliyiin ka tirsan xukuumada Somaliland oo weli ku xidhan xabsiga magaalada Garoowe.



:up: :up:

They will feel the wrath of Dhulbahante soon.. like Kalshale..
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Like Kalshale, SNM Militia Attacked SSC People on Eid Da

Post by Babygirl- »

Posted to the web on Nov 06
Kooxo maleeshiyaad beeleed ah oo huwan magaca ciidamada somaliland oo Weraar ku Qadaay shacaab..


gurmad ciidamo tiro badan ayaa la xaqiijiyay inay ka baxeen deegaanado badan iyo waliba ciidamo beeleedo xoog leh oo aaga awrboogays ku sugnaa waxaana la filayaa inay saacadaha soo socda gaadhaan sidoo kalena deegaanada kale ee gobolada ssc ayaa gurmad laga sameeynaya sida ay noo sheegeen dad goob joogayaal



dhacdadan ayaa laga yaabaa inay isu badesho dagaaladii xooga lahaa ee ka dhacay kalshaale.




khadar maxamed


ceerigaabo

Niinka Reerka uu haara hala arko.. :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”