
You do know that there are conspiracy stories going around regarding yourself and your kin

Moderators: Moderators, Junior Moderators
loolCali_Gaab wrote:You were laughing throughout the topic when people thought she was Iidoor but the minute she was found to be marexaan and i've asked you to delete as a joke ( you never listen to me by the way) you deleted it.![]()
You do know that there are conspiracy stories going around regarding yourself and your kin
I avoided that topic throughout.SahanGalbeed wrote:Waxaasi , wax xad-ka ka baxsan bay aniga ila tahay .
Ma waxaad rabta cali gaabow, in lagu barbar dhigo , Somalian-boqor oo kale ?ya? adigiyo kaasi in la yidha waa isku mid miyaad ogoshahay?
Waxu rag ku hadlo iyo wax laga fogaado ayaa kala jira .
Sahan you were going the right way until aad umaadi kale kuso jesataay.SahanGalbeed wrote:Cali gaabow , anigu mid baan ku sheegaya . Inadeerkey oo kale baad i tahay aniga. Inaan adiga , Keyse iyo wixiina kale maddaxa ku socda e de reerahayaga , MASULIYADEYDA ayaa ba ah inaan soo qabto markaad xad-ka ka baxdan . Haddaba inadeer yaynaan isku soo jeesan inaguye , inaga dhaafa , gudhudani na yaaney jarka kaa tuurin .
Salama calekum wa raxmatullah .
Thanks.
he has a point tho. there must've been a reason advo was defending herJaidi wrote:this fighter character is hilarious