the topic about sh umul saying democracy has no place in som

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

the topic about sh umul saying democracy has no place in som

Post by DR-YALAXOOW »

the topic about sh umul saying democracy has no place in somalia

Waryaa the owner of this forum just published a topic and interview about sh umul sayind DEMOCRACY have no place in Somalia?
i dont understand why mr waryaa deleted this important topic.


lets discuss about this. whit out personal attack or insulting the persona MR UMUL from kenya!
User avatar
abuu_dujaana
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 349
Joined: Wed Oct 28, 2009 1:10 pm

Re: the topic about sh umul saying democracy has no place in

Post by abuu_dujaana »

Dr yalaxoow anigaa dhagaystay Sheikh umal hadalkiisa waa hadalo meelo kala duwan laga soo aruuriyey oo la isku keenay si looga dhigo halmid.

Dr yalaxoow waxaan arkay adigoo marar badan Sheikh Maxamed Cabdi Wahab ku kacsan oo weliba gaarsiinaysid meel fog. waxaan jeclaan lahaay sheikha caqiidadiisa oo kooban wax yar kusoo gudbiyo ee cappucinno ama shaah horta soo qaado :)

Dadkii ku noolaa gobolka Qasiim ee kamid ahaay carriga Najdi ay waydiiyeen sheikha caqiidadiisa wuxuu dhahay Sheikh Maxamed Cabdi Wahab.

Waxaan rumaysanahay in Allah la rumeeyo iyo malaaigtiisa, kutubtiisa, rasuulladiisa, isa soo soorista geerida kaddib, iyo in wax kasta oo dhacayaa ku imanayaan qorshe Alle xagii ah, khayr iyo sharba.

Rumeynta Alle waxaa kamid ah in la rumeeyo wax uu naftiisa ku tilmaamay oo kitaabkiisa ku sheegay, nabigiisuna(csw) ku hadlay, iyada oo aan la inkirayn, lana weecinayn;

Waxaan rumaysanahay Allaah cid u dhiganta oo la mid ahi inaysan jirin, uuna yahay maqal badane arag badane ah, uma diidayo waxa uu naftiisa ku tilmaamay hadalkiisana barihiisa kama duwayo, magacyadiisa iyo aayadahiisa midnaba leexin ku samayn maayo, tilmaamihiisana ma qaabaynaayo, kuwa makhluuqana ku matali maayo;

maxaa yeelay? cid Allaah la mid ahi ma jirto, cid la eeni ahina ma jirto, makhluuqaadka uu abuurayna laguma jaangooyo.
Allaah isaga ayaa naftiisa iyo cidwalba ku cilmi badan, uguna run badan, uguna hadalsan;
Naftiisa waa uu ka hufay wax suureeya iyo wax cid kale u ekeeya intaba, kuwa tilmaamaha diida sidoo kale ayuu isaga hufay. سُبْحَـنَ رَبِّكَ رَبِّ الْعِزَّةِ عَمَّا يَصِفُونَ وَسَلَـمٌ عَلَى الْمُرْسَلِينَ وَالْحَمْدُ للَّهِ رَبّ الْعَـلَمِينَ-
Glorified be your Lord, the Lord of Al-`Izzah! (He is free) from what they attribute unto Him!) (181. And Salam (peace!) be on the Messengers!) (182. And all the praises and thanks be to Allah, Lord of all that exists.

Waxaan rumaysanahay in Quraanku yahay hadalkii Allaah, lana soo dejiyey aanan la abuurin, xag Rabbi uu kasoo bilawday kuna noqon doono, uuna ugu hadlay si dhab ah, addoonkiisa iyo ergaygiiisana uu kusoo dejiyey iyo ka uu waxyigiisa ku aaminay, ahna safiirka isaga iyo addoommaha u dhaxeeya, waa nabigeenna Maxamed csw.

Waxaan aamin sanahay asxaabta rasuulka iyo sida u kala fadli badan yihiiin, waxaa ugu fadli badan Abuubakar Sidiiq, kadibna cumar kaddibna Cusmaan kaddibna Cali. Kaddibna tobankii jannada loogu bishaareeyey iyagoo nool) kaddibna reer Beder, kaddibna kuwii geedka joogay(baycatul Ridwaan) kuligooda Allah haka raali noqdo.

Sheikha kitaabada uu alifay ama wax ka qoray waa farabadan yihiin, waxaa kamid ah:
1 Kitaabka Tawxiidka (xaqiiqda tawxiidka, fadligiisa, in la iska ilaaliyo shirkiga iyo khatartiisa, sidoo kale waddooyinka qofka ku ridi kara i.w.m.)
2 Fadliga islaamka
3 Kashfu shubahaat
4 al-usuul al-thalaatha
5 Soo koobidda Fatxul-baari(sharax bukhaari)
6 Qawaacidda afarta ah. iyo kuwa badan oo kale.

http://somalimanhaj.com/kutub_afsomali/ ... wahaab.pdf
User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: the topic about sh umul saying democracy has no place in

Post by qoraxeey »

i agree

its better dicatorship for somalia

democracy brings so much confusing and choices . LOL
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: the topic about sh umul saying democracy has no place in

Post by AhlulbaytSoldier »

I dont follow the manhaj of Umul nor would i attend his lectures voluntary, but he is right. Somalia is islamic country, we must rule the country by the shariahlaw based on the quran, the sunnah of prophet PBUH and Aala Nabi.

Calmaanism/democracy has no place in Somalia.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”