waxaa shalay Galinkii Danbe Kulan ku yeeshay Magaalada Kambala ee Caasimada Uganda Jaaliyada Beesha sade ee Dagan magaalada Kambala kulankaas oo ay soo qaban qaabiyeen Urur dhalinyaro oo ka dhisan Magaalada kambala oo Ay ku midaysan Yihiin Dhalin yarada Beesha sade.
shirkaas oo kadhacay hotelka wayn ee Day to Day shirkaas ayaa waxaa ka soqayb galagay xubnaha kala duwan ee beesha sade sida culuma owdiinka hooyoyinka odaayasha haweenka dhalin yarada ganacsatada Iyo Qaybaha kala duwan ee Beesha sade Ee Ku dhaqan Wadanka Uganda.
Kulanka oo looga hadlayay sidii Beesha sade Loogu dhisi lahaa Maamul Midaysan ayaa waxaa la isla Meel Dhigan in Goobaha ay Beesha sade Degto Sidii loogu heli lahaa Goobo Caafimaad oo waawayn iyo Iyo Jaamacado.
Dadkii kasoo qayb galay Kulankaasi ayaa waxay Isla Garteen in Beesha loo Dhiso Maamul Mideeya Lagana Gudbo wax walba oo Khilaaf ku keeni Kara Horumarka Deegaanada Ay Beeshu Degto
Jaaliyada Beesha Sade of Uganda had exclusive conference
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Jaaliyada Beesha Sade of Uganda had exclusive conference
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 1901 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 20 Replies
- 2887 Views
-
Last post by ProudFather
-
- 27 Replies
- 3649 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 12 Replies
- 1844 Views
-
Last post by Even123
-
- 40 Replies
- 4286 Views
-
Last post by Voltage
-
- 0 Replies
- 619 Views
-
Last post by Substance
-
- 12 Replies
- 1445 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 3 Replies
- 1130 Views
-
Last post by Eaglehawk
-
- 18 Replies
- 1532 Views
-
Last post by Luq_Ganane