Page 1 of 2

Puntland And Leelkase Historic Peace Agreement Signed

Posted: Wed Nov 30, 2011 7:34 am
by dagameison
Heshiiskii Maamulka Puntland iyo Beesha Tanade Daarood Oo Garowe Lagu Soo Afmeeray (Sawiro + Cod)
About:- 13 mins ago| 2 Commnets

Kulan lagu gaba gabeynayay heshiiskii dhawaan ay magaalada Gaalkacyo ku gaareen Dowlada Puntland iyo mid ka mid ah beelaha dega xaafada Garsoor ee magaalada Gaalkacyo ayaa xalay lagu qabtay xarunta madaxtooyada Puntland ee Garowe.

Kulanka xalay ka dhacay xarunta Madaxtooyada Puntland ee garowe ayaa waxaa kasoo qayb galay Madaxda ugu sareysa Puntland, Isimo, Waxgarad, Culimaa’uddiin, Cuqaal, iyo Siyaasiyiin uu kamid ahaa Gen. Maxamuud Muuse Xirsi (Cade) o ah madaxweynihii hore ee Puntland.

Ugaaska beesha beesha Tanada Daarooe (Leelkase) Ugaas Cali Ugaas Maxamuud oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in beeshu diyaar u ahayd inay la shaqeeyan dawlada ,waxana uu xusay in heshiiska xalay lagu gaaray madaxtooyada Puntland ee garowe uu yahay mid ka turjumayo in lasoo gunaanaday heshiis rasmi ahna laga gaarey ismaandhaafkii dhaliyey dagaalkii Gaalkacayo ka dhacay.

Sidoo kale waxaa madashaas isna ka hadlay Gen. Cade wuxuuna sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay heshiiska ay wada gaareen Dowlada iyo beesha Tanade (Leelkase), General-ka o oo hadalkiisa sii wata ayaa ugu danbeyntii ugu baaqay shacabka reer Puntland in ay nabadda si wada jir ah uga shaqeeyaan.

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed oo isna gaba gabadii kulankaas hadal dheer ka jeediyey ayaa sheegay in heshiiska sida rasmiga ah xalay Garoowe loogu kala saxiixday uu yahay guul u soo hoyatay dadka reer Puntland meel walba oo ay joogaan.

Wuxuuna madaxweynuhu intaas ku daray in heshiiskaasi uu dhabar jab iyo guul darro u yahay dad uu ku tilmaamay inay ka shaqeeyaan isku dirka beelaha walaalaha ah kana soo horjeeda nabadda iyo xasiloonida buuxda ee ka jirta deegaanada Puntland.

Madaxweyne Faroole ayaa gaba gabadii ugu baaqay shacabka ku dhaqan deegaanada Puntland gaar ahaan kuwo reer Gaalkacayo in ay nabada deegaankooda ilaashadaan iyaga oo garowsan halka ay Puntland ka degen yihiin islamarkaana looga baahan yahay in ay ogaadaan in cid walba uu ka shaqeynta nabadda xil ka saaran yahay.

Kulankii xalay ka dhacay xarunta Madaxtooyada ee magaalada caasimada ah ee Garoowe ayaa ahaa mid horay loogu balan sanaa islamarkaana lagu soo afmeerayey heshiiskii 10-ka qodob ka koobnaa ee dhamaadkii bishii Sep ee sanadkan ay dowlada Puntland iyo Isimada iyo waxgaradka beesha Tanade (Leelkase) ka gaareen colaadii 2-da beri socotey ee ka dhacday xaafada Garsoor ee magaalada Gaalkacayo.

Maxamed Siciid Yusuf
Horseed Media
Garowe, Puntland

Dhegayso Ugaaska Beesha Tanade Daarood
Dhegeyso codka Gen. Cadde Muuse
Dhegayso Madaxzweynaha Puntland
Dhegayso Suldaan Cabdisalaam oo madasha ka hadley

http://horseedmedia.net/2011/11/30/hesh ... -afmeeray/

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

:clap:

Re: Puntland And Leelkase Historic Peace Agreement Signed

Posted: Wed Nov 30, 2011 7:39 am
by Xamud.
:clap: :clap: :clap:

Image

Re: Puntland And Leelkase Historic Peace Agreement Signed

Posted: Wed Nov 30, 2011 7:44 am
by Somalian_Boqor
:clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:

Indeed Historic May We have Another 1,000 Years of peace. Beesha Leelkase are part of the Foundation of the State. :up:

Re: Puntland And Leelkase Historic Peace Agreement Signed

Posted: Wed Nov 30, 2011 11:48 am
by udun
:clap: :clap: :clap: :clap:

Re: Puntland And Leelkase Historic Peace Agreement Signed

Posted: Wed Nov 30, 2011 11:51 am
by FBISOMALIA
Image
plz dont show haters cause they will die when see this :lol: :lol: :lol:

Re: Puntland And Leelkase Historic Peace Agreement Signed

Posted: Wed Nov 30, 2011 11:55 am
by quark
mashallah :up:

Re: Puntland And Leelkase Historic Peace Agreement Signed

Posted: Wed Nov 30, 2011 11:58 am
by AbdiWahab252
A secret deal was also signed with Galmudug. Leelkase need to make peace for the moment and prepare for the next time when the Majeerten decide to go to war with them.

Re: Puntland And Leelkase Historic Peace Agreement Signed

Posted: Wed Nov 30, 2011 12:00 pm
by accident
Does that mean that there will be a Leelkase president of Putuland? Why can't Leelkase make their own deegan?

Re: Puntland And Leelkase Historic Peace Agreement Signed

Posted: Wed Nov 30, 2011 12:27 pm
by FBISOMALIA
AbdiWahab252 wrote:A secret deal was also signed with Galmudug. Leelkase need to make peace for the moment and prepare for the next time when the Majeerten decide to go to war with them.
half city can stand infont of 7 gobol and been treat :lol: :lol: :lol:

your turn is coming soon the Cockroach we will crash it

Re: Puntland And Leelkase Historic Peace Agreement Signed

Posted: Wed Nov 30, 2011 12:28 pm
by FBISOMALIA
accident wrote:Does that mean that there will be a Leelkase president of Putuland? Why can't Leelkase make their own deegan?
to you hate PL unity plus is not concern you what leelkase wants keep your ugly thoughts to your self , hater 8-)

Re: Puntland And Leelkase Historic Peace Agreement Signed

Posted: Wed Nov 30, 2011 12:32 pm
by SahanGalbeed
Dawladda puntland marka ay beel la galayso heeshis waxay ka dhigantahay in dawladda puntland beel kale oo gaar ah ay leedahay meesha

Backward !
Puntland founded in 1998 . sow ma'aha .
2011 baa la socda o kii maddaxweyne u aha leeyahay , reer hebel baynu heeshis la galnay . :lol:

Re: Puntland And Leelkase Historic Peace Agreement Signed

Posted: Wed Nov 30, 2011 12:36 pm
by AbdiWahab252
SahanGalbeed wrote:Dawladda puntland marka ay beel la galayso heeshis waxay ka dhigantahay in dawladda puntland beel kale oo gaar ah ay leedahay meesha

Backward !
Puntland founded in 1998 . sow ma'aha .
2011 baa la socda o kii maddaxweyne u aha leeyahay , reer hebel baynu heeshis la galnay . :lol:

Hmmm..... :lol: :lol:

Re: Puntland And Leelkase Historic Peace Agreement Signed

Posted: Wed Nov 30, 2011 12:37 pm
by CismanMaxamud1
:up:

Re: Puntland And Leelkase Historic Peace Agreement Signed

Posted: Wed Nov 30, 2011 12:39 pm
by FBISOMALIA
and still haters cant believed it :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Puntland And Leelkase Historic Peace Agreement Signed

Posted: Wed Nov 30, 2011 12:41 pm
by damu
so PL is backward now :lol:
PL a region of a failed nation (Somalia) controlling parts of another nation (SL) now that's funny :lol: :up: