Puntland Begins State-Wide Driver Licence Campaign

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

dagameison
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 334
Joined: Sat Jun 13, 2009 5:11 pm

Puntland Begins State-Wide Driver Licence Campaign

Post by dagameison »

Image

Darewalada PL oo laysimo loo sameynayo
30 Nov 30, 2011 - 2:16:39 AM

GAROWEONLINE

Wasaaradda gaadiidka iyo hawlaha guud ayaa deegaanada Puntland ka bilaabaysa bixinta dhamaan darajooyinka gadiid wadista (All grades of driving license) waxaana la diyaariyey macalimiinta imtixaanka ka qaadi lahayd darawlada oo maalamahan tababar u socday,sidoo kalena wasaaraddu waxay diyaarisay dhamaan shuruucda iyo habka uu noqonayo laysinka darawalada.

Qaasim Cabdulqaadir Seefle taliyaha wasaaradda hawlaha guud ahna agaasimaha waaxada tababarada iyo laysinka oo Radio Garowe la hadlay ayaa sheegay in hawshan ay bilawday waaxdiisa oo samaysey laysimada,wxuuna rajo wanaagsan ka muujiyey in hawshani ay hirgasho sannadka soo aadan ee 2012-ka.

Qaasim ayaa sidoo kele sheegay inay bilaabayaan tababaro imtixaano loogu tal-galay darawlada,isagoo xusay inay wasaaraddu ay u diyaar garawday in xoogga la saaro darawlada iyo gadiidka si loo yareeyo shilalka gaadiidka oo ku sababeeyey inay keenaan aqoon yarida darawalada .

Samaynta laysinka ayaa looga goleeyahay in lagu xakameeyo darawalada iyadoo sharcigani markuu hirgalana aysan jiraynay darawan bilaa ruqsada inuu gaagiid u dhex wato Puntland.

Wasaaradda hawlaha guud iyo gadiidka ayaa horay u dhaqan gelisay taarikada gawaadhida (stickers) casriya ,waxaana dadka ku dhaqan Puntland ay usoo dhoweynayaan siyaabo kala duwan talaabdan ay ku dhaqaadey wasaarada gaadiidka iyo hawlaha guud ee Puntland.

Halkan ka dhagayso waraysiga Irbad la yeeshey agaasimaha.
http://www.garoweonline.com/artman2/pub ... nayo.shtml


Give-way signs, stop signs, turn signs, bump ahead signs, Heavy vehicles are already marked, now licences and driving school being implemented. NO 1 STATE 8-)
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: Puntland Begins State-Wide Driver Licence Campaign

Post by tightrope »

:up:
ALL PUNTLAND NEEDS ARE TRAFFIC LIGHTS AND HIGHWAY SYSTEM THAT CONNECTS ALL OF PUNTLAND.
SOUTH AFRICA NATIONAL ROUTE
Image
Image ImageImage
Aseelah-Raaida
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1590
Joined: Wed Apr 01, 2009 10:43 am

Re: Puntland Begins State-Wide Driver Licence Campaign

Post by Aseelah-Raaida »

:up: :up:
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Puntland Begins State-Wide Driver Licence Campaign

Post by quark »

:up:
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Puntland Begins State-Wide Driver Licence Campaign

Post by Rabshoole »

:up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”