Jaaliyada Beesha Sade ee Yemen elect new leader

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Jaaliyada Beesha Sade ee Yemen elect new leader

Post by XimanJaale »

If you ever visit Yemen and need tolkaga for different reasons you can contact the new leader on 00967-733498061 :up:

Sanca, Yemen (AOL) – Shir weyn oo aad loosoo abaabulay ayna isugu yimaadeen dhamaan Beelweynta Sade ayaa lagu soo gaba-gabeeyay Caasimada DalkaYemen ee Sanca. Shirkaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Culimada, Waxgaradka iyo dhalinyarada Beesha Sade ee ku dhaqan Sanca, iyadoo looga hadlay kulanka sidii wax looga qaban lahaa is bar-bar yaaca sanooyinkan soo jiitamayay ee Hogaanka Beelweynta (Sade) ee Dalka Yemen.

Abaarihi 3:45 pm ee waqtiga Sanca ayaa la guda galay ajandihii la’isugu yimid, Dood dheer iyo Falaqeyn kaddib, waxaa la go’aamiyay in la doorto hogaan ay yeelato jaaliyadda beesha Sade ee reer Yemen; waxaana natiijada ku dhawaaqay gudiga doorashada, iyagoo shaaca ka qaaday in Sheekh Muxumed Macalin Xassan uu helay Codkii ugu badanaa iyadoo Gduoomiye ku Xigeena loo doortay Farxaan Maxamuud Xaashi (Koodax).

Dadkii goobtaas ka hadlay waxaa ka mid ahaa Al-Ustaad Saadaat M. Geesh oo wax ka taabtaabtay Xaalada uu Marayo Caalamka, Guud ahaan iyo Soomaaliya gaar ahaan, isagoo tibaaxay in lagu jiro Marxalad aad u Adag, loona baahan yahay in laga shaqeeyo Wadajirka iyo Mideynta.

Ugu danbeyntii ayaa uu Ustaadku ku Booriyay xubnaha la doortay in looga baahan yahay Daacadnimo iyo dadaal dheeraad ah, qaas ahaan xilliga hadda lagu jiro oo ah xilli Colaadeed in looga baahan yahay feejiggaan dheeraad ah.

Gudoomiyaha la caleemo saaray ayaa asna fagaaraha goobta doorashada ugu mahadceliyey dhamaan beesha Sade oo waqtigooda u huray midnimada beesha.

Hogaankaan Cusub ayaa Howlaha ugu waaweyn ee hor yaala ay ugu waaweyn yihiin ka shaqeynta midnimada, isku xirka beesha iyo sidii ay meel uga soo wada jeesan lahaayeen cid walba oo u muuqata inay wadato ahdaaf guracan oo lagu waxyeelayo wadajirka iyo horay u socdka beesha.

Xubnihii kasoo qayb galay Shirka:

1. Sheekh Muxumed Macalin Xassan (tukasho weyne)

2. Farxaan Maxamuud Xaashi (Koodax)

3. Cabdulkhaadir Thaabit Axmed (Jinni)

4. Bishaar Mohamuud Cabdulle (Maqubeyste)

5. Dr. Daahir Cabdulaahi Muumin

6. Cabdirizaaq Calleey Dheere

7. Al-Ustaad: Maxamed Daahir Raaxooy (Dhuukey)

8. Maxamuud Muxumed Sahal (Daqare)

9. Maxamed IBraahim Kaalmooy

10. Maxamed Cali Xaashi (Shiine)

11. Cismaan Xasan Yusuf (Jugeyste)

12. Adan Axmed Isxaaq

13. Skeekh Xassan Axmed Cabdulaahi (Xassan Dheere)

14. Idiris Sheekh Axmed Aadan

15. Baaruud Xarbi Xareed (Xarbi)

16. Baashi Faarax Maxamuud

17. Cabdulqaadir Cabdi Cali (Yariisoow)

18. Shukri Barkhad (Shukroow)

19. Sheekh Adan Axmed Mahad

20. Adan Muxumed Guure

21. Maxamed Cali Shariif

22. Sheikh Maxamed Ibraahim Faarax (Abu Cabaas)

23. Al-Ustaad Sadat M. Geesh



Gudoomiyaha Beesha waxaa lagala Xiriiri Karaa:

Mmxi70@hotmail.com ama
00967-733498061
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Jaaliyada Beesha Sade ee Yemen elect new leader

Post by The_Patriot »

:lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
accident
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3782
Joined: Tue Sep 27, 2011 1:06 pm
Location: Auckland, New Zealand

Re: Jaaliyada Beesha Sade ee Yemen elect new leader

Post by accident »

What towns in Yemen can they be found in?
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Jaaliyada Beesha Sade ee Yemen elect new leader

Post by XimanJaale »

accident wrote:What towns in Yemen can they be found in?
who is they? do you know the meaning of jaaliyada?
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Jaaliyada Beesha Sade ee Yemen elect new leader

Post by abdalla11 »

The_Patriot wrote::lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol:



Posts: 7152
Joined: 27 Oct 2010, 10:15
Location: Jubbaland, Liibaan Zone, Wardheer Zone, Central Somalia and NFD.

Ximan should be banned for exposing Grandpakhaliif´s government name :down:
User avatar
Turbulence
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2635
Joined: Thu Sep 25, 2008 3:06 am
Location: I take my time but I always win

Re: Jaaliyada Beesha Sade ee Yemen elect new leader

Post by Turbulence »

I fail to see what is funny with the news XimanJaalle posted. :-O It is great our people have elected a leader for the diaspora community in Yemen. :up:
User avatar
accident
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3782
Joined: Tue Sep 27, 2011 1:06 pm
Location: Auckland, New Zealand

Re: Jaaliyada Beesha Sade ee Yemen elect new leader

Post by accident »

XimanJaale wrote:
accident wrote:What towns in Yemen can they be found in?
who is they? do you know the meaning of jaaliyada?
No. Is it a plural form of the word Jaale?
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Jaaliyada Beesha Sade ee Yemen elect new leader

Post by Murax »

XimanJaale wrote:
accident wrote:What towns in Yemen can they be found in?
who is they? do you know the meaning of jaaliyada?

:lol: :lol: :lol:





Horta Ximaan gacan baan u taagay He has a serious following. Any post in this section, Patriot, Abdalla11, Accident come running in out of nowhere with giggles :lol:
User avatar
accident
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3782
Joined: Tue Sep 27, 2011 1:06 pm
Location: Auckland, New Zealand

Re: Jaaliyada Beesha Sade ee Yemen elect new leader

Post by accident »

Sxb I am not laughing. I am serious.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Jaaliyada Beesha Sade ee Yemen elect new leader

Post by grandpakhalif »

abdalla11 wrote:
The_Patriot wrote::lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol:



Posts: 7152
Joined: 27 Oct 2010, 10:15
Location: Jubbaland, Liibaan Zone, Wardheer Zone, Central Somalia and NFD.

Ximan should be banned for exposing Grandpakhaliif´s government name :down:
War dabayaco, magacayga ha gafan, dabacayodatahay wasse :lost:
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Jaaliyada Beesha Sade ee Yemen elect new leader

Post by abdalla11 »

Murax, who´s bigger Cali Hussein or Ina Nuur :lol:

Liibaan caadi iska dhig aabaha cunee
User avatar
kismayogedojubaland
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1115
Joined: Sun Jul 25, 2010 12:20 pm
Location: Ceelcade, Gedo, Jubbaland State of Somalia

Re: Jaaliyada Beesha Sade ee Yemen elect new leader

Post by kismayogedojubaland »

^^Alle yaa bastarkan dhabayaco ah gacanta ii galey . He wouldn't have said this to my Mareexaan face in really life wallahi...Fuckin flower internet warrior!! :-@
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Jaaliyada Beesha Sade ee Yemen elect new leader

Post by abdalla11 »

LOL@my mareexaan face. You're too stupid to realise the irony in your post
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Jaaliyada Beesha Sade ee Yemen elect new leader

Post by grandpakhalif »

kismayogedojubaland wrote:^^Alle yaa bastarkan dhabayaco ah gacanta ii galey . He wouldn't have said this to my Mareexaan face in really life wallahi...Fuckin flower internet warrior!! :-@
Aniga si xun ban garaci laha, no dabayaco would dare approach me!
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Jaaliyada Beesha Sade ee Yemen elect new leader

Post by Murax »

Abdalla11,


Ina Nuur are bigger. Yet I bet either one of them would manhandle your subclan or heck your entire naago daarood coalition 8-)
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”