can you guys translate this, let me try:

Magaca Alle, kii naxariista badnaa, kii naxariista guud lahaa

Mahad Allaa iska leh, ee rabbigii caalamka ah

Kii naxariista badnaa, kii naxariista guud lahaa

Ee boqorka guud maalinta qiyaamaha ah

Adigun baan ku caabudnaa iyo adigun baan caawis kaa waydiisanaa

Ee jidka saxda ah inagu toosi

Waa jidka aad u balan qaaday kuwaad jeceshahay, maaha kuwaad ka cadhootay ama kuwaad jidka ka leexisay. Amiin

