Kulmiyenews.Madaxweynaha Dowladda DKMG ah ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa waxa uu maanta warqadaha Safiirnimada kala wareegay safiirka ay dowladda Talyaaniga ay u soo magacaawday dalkani Soomaaliya
Safiirka ay dowladda Talyaaniga usoo magacaawday Soomaaliya Andres Mazella ayaa waxa uu maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho isagoona warqad codsi ah u gudbiyay Madaxweynaha taa oo ku aadan sidii Safaarada Talyaaniga looga furi lahaa Muqdisho
Madaxweynaha DKMG ah ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa isaga ka gudoomay warqadaha safiirka ay Talyaanigu u Soo Magacaawdeyn dalkani soomaaliya intaasi kadib ayaa waxa uu kulan la yeeshay ra’iisulwasaare ku xigeyn ahna wasiirka Gaashaandhiga xukuumada KMG ah ee Soomaaliya.
Kulanka ka dib ayaa waxa uu tilmaamay Ra’iisuwasaare ku xigeyn in ay aad ugu faraxsan yihiin in safaarada Talyaaniga dib dalka looga furo.
Sidoo kale Safiirka Talyaaniga Andres Mazella ayaa waxa uu isna la hadlay saxaafada waxa uu Sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay in safaarada Talyaaniga ay dib ugu howlgasho Magaalada Caasimada ah Ee Muqdisho waxa uuna wadamada caalamka ugu baaqay in ay iyana ka furtaan safaaradahooda dalkani Soomaaliya.
Sheikh Sharif receives Italy's ambassador to Somalia
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Sheikh Sharif receives Italy's ambassador to Somalia
The second European country opens embassy in Mogadisho.

- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Sheikh Sharif receives Italy's ambassador to Somalia
Safiirka Talyaaniga ee dalka Soomaaliya oo maanta warqadihii aqoonsiga u gudbiyey madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed
Madaxweyne Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley danjiraha dowlada Talyaaniga u soo magacawday dalka Soomaaliya Andres Mazella.
Madaxweyne Shiikh Shariif waxa uu ka guddoomay warqadihii aqoonsiga danjiraha cusub ee dowlada Talyaaniga ugaga wakiil noqon doona dalka Soomaaliya.
Waxayna labada dhinac ugaga hadleen kulanka sii xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii safaarada Talyaaniga ay u noqon lahayd mid howlaheeda caadiga ah gudata.
Safiirka Talyaaniga Andres Mazella ayaa waxa uu Sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay in safaarada Talyaaniga ay dib ugu howlgasho magaalada Muqdisho waxana wadamada caalamka uu ugu baaqay in ay ka furtaan safaaradahooda dalka Soomaaliya.
Magaalada Muqdisho ayaa waxa hore ugaga furtay safaaradooda dowlada Turkiga iyadoo noqotay wadankii ugu horeeyey ee dalalka Yurub ka tirsan oo safaaradooda ka furta dalka Soomaaliya.
Sidoo kale wadamada Sudan,Itobiya iyo Jabuti ayaa safaaradahooda waxa ay ka howlgalaan magaalada Muqdisho.
Horseed Media

Ambassador Andres Mazella

- Daff
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2983
- Joined: Wed Nov 09, 2011 2:25 am
- Location: Xaga aad Ujeedaa Mala waa Xidigaheee Ninka Xoolo kaa dhacay Ka dacwee Xafiisyada
Re: Sheikh Sharif receives Italy's ambassador to Somalia
BnW answer my Q in shrib goorow
Re: Sheikh Sharif receives Italy's ambassador to Somalia
Good point.we should use all the TFG funds and resources to develop all mudulood lands and share it with our allies in the south.lets forget about somalia for onces and work for our qabiil.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 375 Views
-
Last post by TarTar
-
- 1 Replies
- 1444 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 5 Replies
- 740 Views
-
Last post by ABSAME'
-
- 0 Replies
- 737 Views
-
Last post by Transformer
-
- 23 Replies
- 6629 Views
-
Last post by Moguul21
-
- 0 Replies
- 1281 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 0 Replies
- 708 Views
-
Last post by newsbot
-
- 14 Replies
- 1545 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 8 Replies
- 1585 Views
-
Last post by CigaalSHiiDaaDCFC
-
- 0 Replies
- 531 Views
-
Last post by newsbot