Somaliland Woman Donate Money road Project Djibouti hargeysa

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Somaliland Woman Donate Money road Project Djibouti hargeysa

Post by The_Emperior5 »

Haween Ku Nool Dalka Boqortooyadda Ingiriiska Oo Lacag Ugu Deeqay Guddida Ku Hawlan Dib U Dhiska JIdka Dawga-Cad Ee U Dhaxeeya Magaalooyinka Hargeysa Iyo Jabuuti.

Lodon (Ramaas) Dec 9,2011 - Jaaliyadda Haweenka Somaliland ah oo ku nool dalka Ingiriiska ayaa deeq lacageed oo gaadhaysa dhawr iyo afartan kun oo dollar soo gaadhsiiyey Guddida dib u dhiska wadadda Dawga Cad oo u dhexeysa magaaladad Hargeysa iyo Jabuuti.

Munaasibad lagu guddoonsiinayo lacagtaasi guddida dhisida wadadda Dawga-Cad ayaa lagu qabtay hotel Maansoor ee magaaladda Hargeysa, waxaana lacagtan soo ururiyey haweenka Jaaliyada reer Somaliland ee Magaalada Cardiff oo ku bahoobay urur la yidhaa ALMIS iyo jaaliyadda Haweenka ku nool magaalada London ee dalka Ingiriiska, waxaana munaasibadaasi ka soo qaybgalay Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Dr. Axmed Xaashi Oday, Mulkiilaha Huteelka Maansoor Cabdiqaadir Xaashi oo guddidan guddoomiye u ah, Xildhibaano iyo qaar ka mid ah Qurba-jooga reer Somaliland ee dalka Ingiriiska.

Sheekh Cabdiqaadir Xaaji Jaamac oo ka mid ah guddida dhisaysa jidkaasi ayaa u mahadnaqay haweenkaasi lacagta soo ururiyey ee ku deeqay lacagtan " wajigeedi kowaad waxa uu ku dhamaaday Waddadii oo la baneeyey oo la salaxay oo maanta ay Gawaadhidii mareyso" ayuu yidhi, isagoo ka hadlaysa qorshaha dambe waxa uu yidhi " qabyo weyn ayaa hadhay oo hawsha guusha laga gaadhay kala badhna maaha, haddii aan waddada laami laga dhigin roobka ugu horeeya ayaa baabinaya wax alla wixii aynu soo qabanay markaa dhameystirkeedi ayeynu u fadhina" ayuu yidhi Sheekh Cabdiqaadir.

Sheekh Cabdiqaadir ayaa sheegay in lacagtan ay ka kala heleen hablo kala degan London iyo Cardiff ee dalka Ingiriiska, isagoo xusay in Hablaha London soo ururiyeen $17000 kun oo dollar, halka qolada kale ee ALMIS-na keeneen $26,000 dollar.

Eng.Cali Xaashi oo ah qurba-joog reer Somaliland ah oo degen waddanka Canada ayaa sheegay in lacagtan ay ku adkayn doonaan isla markaana laami ka dhigi doonaan intii ay hore u sameeyaan. " Imika wixii qaraamaad la soo ururiyo waxaanu ku bilaabaynaa oo aanu xooga saareynaa inta ugu adkeyd Dawga-Cad inaanu laami saarno haddii aan la hagranin ilaa Ceel-lahelay iyo inta aynu badda ka gaadheyno dhameystirku inuu inoo dhamaado"ayuu yidhi Xaashi.

Sidoo kale waxa iyaguna halkaasi ka hadlay Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland Dr. Axmed Xaashi Oday, Cali Cumar Cige iyo Mulkiilaha Huteelka Maansoor Cabdiqaadir Xaashi iyo masuuliyiin kale, kuwaas oo u mahad naqay hablahan iyo kaalinta ay ka gaysteen dhismaha wadadan dawga cad.

Jidkan dawga Cad ayaa ahaa mid aad u halis badan oo gaadiid badan ku qalibmeen, waana meel buuro iyo jarar waaweyn leh, taas oo dhibaato badan ku qabeen dadka u kala safraya Somaliland iyo Jabuuti.
Last edited by The_Emperior5 on Fri Dec 09, 2011 2:28 pm, edited 1 time in total.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Somaliland Woman Donate Money road Project

Post by The_Emperior5 »

We will build that Road that connects hargeysa with Djibouti inshallah the Djibouti government will pay some of the money the Somaliland government will pay some of the money and ofcourse Somalilanders can donate , so donate guys as much as you can

:clap: :clap:

Hablaha reer Somaliland

User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

Re: Somaliland Woman Donate Money road Project Djibouti harg

Post by Mondey »

collecting money for a project that will not see the light !
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland Woman Donate Money road Project Djibouti harg

Post by Khalid Ali »

Mondey wrote:collecting money for a project that will not see the light !

That road will be Constructed hargeysa to lughaya all the way to Djibouti god bless :clap: :clap:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Somaliland Woman Donate Money road Project Djibouti harg

Post by SahanGalbeed »

:up: maxaad ka yeeli doonta mondey > ma cagaf-cagaf ta intaad is hor dhigto ayaad odhan doontan gen ciidamadda qaranka ayaa ina madhiyay?
Last edited by SahanGalbeed on Fri Dec 09, 2011 6:01 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland Woman Donate Money road Project Djibouti harg

Post by Khalid Ali »

SahanGalbeed wrote::up: maxaad ka ceeli doonta mondey > ma cagaf-cagaf ta intaad is hor dhigto ayaad odhan doontan gen ciidamadda qaranka ayaa ina madhiyay?
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

Re: Somaliland Woman Donate Money road Project Djibouti harg

Post by Mondey »

SahanGalbeed wrote::up: maxaad ka yeeli doonta mondey > ma cagaf-cagaf ta intaad is hor dhigto ayaad odhan doontan gen ciidamadda qaranka ayaa ina madhiyay?
i said it won't be constructed, i didn't say Mondey will stop it !! concentrate on your reading skills more my friend :up:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland Woman Donate Money road Project Djibouti harg

Post by Khalid Ali »

Mondey wrote:

Sahans question is legit who is going to stop it Sultaan Selebaan hiding in his house :lol:

The road will be constructed :up: :sland: :D
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland Woman Donate Money road Project Djibouti harg

Post by Khalid Ali »

Hargeysa-Djibouti Road Construction Begins

Hargeysa, Somaliland, November 19, 2011 (SL Times) – Hargeysa’s local government has started construction work on the road from north Hargeysa to Dawga ‘Ad. Tractors belonging to the city government have been clearing trees and rocks from the road.
Hargeysa’s Deputy Mayor, Abdillahi Uradde, who was leading the road clearing efforts said the local government gives great importance to the road connecting Hargeysa with Dawga 'Ad because of the economic vitality of the road which is used for transporting people, as well as goods and services, to, and from, Djibouti. The Deputy Mayor pointed out that the trees were cleared from the road with the consent of the farmers who owned them.
The Chairman of the Committee for building Dawga ‘Ad road, Abdilqadir Hashi Elmi, thanked the local government for contributing to the project which has been going on for several months. He also expressed hope that the road will soon become free of the frequent traffic accidents that have plagued it.

it has already started its unstoppable
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Somaliland Woman Donate Money road Project Djibouti harg

Post by Dhaga Bacayl »

Mondey wrote:collecting money for a project that will not see the light !

Why do you say that? Don't you know It's already in progress?

Waxaagu waa xaasidnimo ninyow. Wanaaga waa lagu farxaa ninyow lagama naxo xitaa hadanad waxba ku darsanayn AAMIIN taa lo badiyaa. After all we're al Muslims. :up:
User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

Re: Somaliland Woman Donate Money road Project Djibouti harg

Post by Mondey »

Dhaga Bacayl wrote:

who asked you to build a road in Awdal? reer Awdal don't need your roads go build them in ur territories.
for 20 years your government didn't build shit in Awdal and now ur coming with a Clan road? i'm 100% confirmed this project will not be completed.
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Somaliland Woman Donate Money road Project Djibouti harg

Post by abdikarim86 »

Number 1. The SL government is not funding this project.
It is funded by the communities who live North of Hargeisa,
Who have every right to build it if they have the cash.

Number 2. The SL government has a Annual budget of 80-90 million
dollars, Half of which goes to security. They don't have enough spare cash
to build a bridge let alone a road.

Number 3. Many SL companies have donated to the fund to build
the Borama-Dilla road (which is now half way) as well as the diaspora. Even the
government contributed cash which is very rare. If you think I am lying Watch the videos
provided by Lughaya News.

Number 4. You are an cuqdad filled bastard who probably knew all of this :arrow:

There is absolutely nothing your kind can do to stop progress, who calaacal
about every little damn development in the lands of their supposed "enemies". :idea:
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Somaliland Woman Donate Money road Project Djibouti harg

Post by Dhaga Bacayl »

Mondey wrote:
Dhaga Bacayl wrote:
Mondey wrote:collecting money for a project that will not see the light !

Why do you say that? Don't you know It's already in progress?

Waxaagu waa xaasidnimo ninyow. Wanaaga waa lagu farxaa ninyow lagama naxo xitaa hadanad waxba ku darsanayn AAMIIN taa lo badiyaa. After all we're al Muslims. :up:
who asked you to build a road in Awdal? reer Awdal don't need your roads go build them in ur territories.
for 20 years your government didn't build shit in Awdal and now ur coming with a Clan road? i'm 100% confirmed this project will not be completed.

:lol: :lol: :lol:

Maxaad ku samayn miyad ku dhuusi? I heard you good at that.
User avatar
Madelina
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)

Re: Somaliland Woman Donate Money road Project Djibouti harg

Post by Madelina »

As long as it doesn't undermind & take trade away from Berbera Port I don't mind, good luck to them :up: But it's imperative that we invest and build Berbera/Togwajale/Ethopia road because that's where our main tradekenu ku xidhanyahay :sland: :up:

Mondey...waba walatay ma istiri, dharki ba'd dhigatay, relax dude blood pressureka ha isku kicin, Somaliland dhaqaqday eh :mrgreen:
User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

Re: Somaliland Woman Donate Money road Project Djibouti harg

Post by Mondey »

Madelina wrote:As long as it doesn't undermind & take trade away from Berbera Port I don't mind, good luck to them :up: But it's imperative that we invest and build Berbera/Togwajale/Ethopia road because that's where our main tradekenu ku xidhanyahay :sland: :up:

Mondey...waba walatay ma istiri, dharki ba'd dhigatay, relax dude blood pressureka ha isku kicin, Somaliland dhaqaqday eh :mrgreen:
:lol:
madelina somaliland wey duushay :D
afar wiil oo masaasad wali afka ugu jirto ayaan khaatiyaan ka taaganahay.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”