Laascaanood oo Noqotay a Ghost Town

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Laascaanood oo Noqotay a Ghost Town

Post by Keyse_0208 »

Laascaanood(Jidbaale.com):-Qofkii Laascaanood joogi jiray sanadihii dahabiga 2000, ilaa 2007 haddii uu maanta ku noqdo Laascaanood wuxuu isweydiinayaa magaaladani miyaanay ahayn magaaladuu yaqaanay , wax waliba Laascaanood wey isbadeleen, Ganacsigii, Dhismihii soconayey oo istaagay.

Dadkii oo magaalada ku yaraaday horena ugu sii qaxaya xeryaha qaxootiga dadaab ee wadanka Kenya, dad badanina ay niyada ku hayaan sidii ay uga sii bixi lahaayeen, waxaana hadda bilaabmatay wadda kale oo tahriib ah oo dadka ugu badan ee maraa ay yihiin dhalin yaradii ka soo jeeday SSC, oo la Maro Iiraan iyo Mexico midna laga galo USA midna wadamada Yurub dhalin yarad ugu badan ee martaana ay yihiin dhalintii Laascaanood.


Magaalada Laascaanood oo ahayd magaalo maalinba maalinta ka danbaysa ganacsigeedu kobcayey waxay noqotay maanta magaalo wax ka sii dhaca moojaane aanay waxba u kordhin, ganacsiguna sidiisaba waa uu isku xidhan yahay, waxaana jiray boqolaal qoys oo aan dibada laga soo biili jirin hasa yeeshee ka heli jiray quutal yomkooda wixii ay muruqooda ka maali jireen, sida wastaadiinta, keeryoonlayaasha, biyoolayaasha, baalashlaha, ama caseeyaha, IWM.

Kuwaas oo ahaa mujtamaca dabaqadiisa hoose waana kuwa maanta hawada ka baxay ee qoysaskoodii ula qaxay xeryaha qaxootiga, waxa kale oo iyaguna meesha ka baxay qoysas badan oo dibada laga soo biili jiray oo dhamaantood u guuray Adis ababa, Nairobi iyo Kanbala, waxa uuna dareemayaa qofkasta oo booqda magaalooyinkaasi sida ay ugu badan yihiin qoysaska ka soo qaxay Laascaanood.

Magaaladan dhulka gashay dadkii ugu liitay iyo dabaqadii dhexeba ka qaxeen waxaa iyaguna ganacsigii ay ku lahaayeen uu hoos udhac weyni ku yimi bakhaaradii iyo bacadlayashii oo iyaguna dhaqaale badan ka heli jiray qoysaska awoda u leh in ay wax iibsadaan ee dibada laga soo biili jiray.

Waxaa iyaguna istaagay dhamaan dhismayaashii magaalada sida xawliga uga socday oo u ahaa magaalada udub dhexeedka ganacsiga , dadkuna ahaayeen kuwo ku soo kordhayey magaalada , xawaaladaha oo dhaqaale badan iyaguna ka heli jiaray lacagta ayaa haatan iyagana dakhligoodii hoos u dhac balaadhani ku yimi.

Magaalada Laascaanood oo u muuqtay sanadihii 2006 ilaa 2007 magaalo qoysaskeedu ay ku fakerayeen horumar iyo rajo wanaagsan isla markaana aad dareemaysay sida xawliga leh ee ay dadku ula sii qabsanayaan nolosha casriga ah, oo guryaha badankooda qalabku yaalay sida mishiinka dharka lagu maydho, ilaa qalabyo kale oo casriya , ayaa maanta noqotay magaalo laga sii huleelayo oo aan la garan Karin muddooyinka soo socda cida u hadhi doonta , maadaaama dadkii u dhashay noqdeen dab iyo baansiin iyo kuwo iyagu iswanjala.

http://jidbaale.com/index.php?option=co ... -af-somali
This is Good news soo maaha, 1st we make them leave the town, then we will settle and rename it, Laas-kacarar , this is a good strategy by Ciidanka qaranka :sland: :sland:
User avatar
ChiefAaqil
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 526
Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm

Re: Laascaanood oo Noqotay a Ghost Town

Post by ChiefAaqil »

Fool. :down:
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Laascaanood oo Noqotay a Ghost Town

Post by Keyse_0208 »

^^ Monkey boy meesha TAKE OVER baa ka socotee get with the damm re-settlement Programm baan ku idhi Monkey-gaad ceeb :clap:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Laascaanood oo Noqotay a Ghost Town

Post by The_Emperior5 »

reer Laascaanood and Dhulbahante :up:

Yaan wax laga sheegin Somalilanderska sharafta badan :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”