Isaaq defeated Darod Says Abdi warabe Darod websites angry

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Isaaq defeated Darod Says Abdi warabe Darod websites angry

Post by The_Emperior5 »

Isaaqu waligood waa ka adkaayeen Daaroodka" Cabdi Waraabe

Odayga Asaasaqa ah ee Ina Waraabe hadalka uu sheegay ma runbaa

Odayga ugu weyn Jabahada SNM Cabdi Waraabe ayaa isaga oo waraysi siinaya Telefishanka afka Carabiga ku hadla ee Aljazeera waxa uu sheegay In Beesha Isaaqu yihiin geesiyada Soomaliyeed waligoodna ay ka adkaan jireen Daaroodka hoos ka daawo waraysigan oo muuqaal ah iyo dugsiga Caruurtu ka barato Qabyaalada iyo nacaybka.

source Allsanaag

Haaji Abdikarim waraabe tells Aljazeera that isaaq defeated Daroods now all the darood websites are angry and insulting the great elder haaji abdikarim waraabe.
Last edited by The_Emperior5 on Fri Dec 16, 2011 6:52 pm, edited 1 time in total.
User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: Isaaq defeated Darod Says Abdi warabe Darod websites ang

Post by CaynabaX »



Waa kan :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Isaaq defeated Darod Says Abdi warabe Darod websites ang

Post by The_Emperior5 »

Waxaad nala dhegaysataan ninka odayga ah ee aad mooddo in da’du uun u korodho oo leh annagaa Soomaali u geesisan, Daaroodna waanu jebinay oo ka adkaanay. waxa uu la hadlayaa waa TV Caalami ah……………..

Ninkaasina waa ninka ay beesha goosi-goosadka ahi ku tilmaamaan inuu ugu caqliga badan yahay ayna ka dambeeyaan. Nasiib darro, waxaanu leenahay haddii iftiinkiinu sidaa yahay waa sidee gudcurkiinu, ama haddii caaqilkiinu kaa yahay tollow caallehiinu waa sidee…Allow sahal, ciddii doonaysa inay la xaasho duulkaas maxaa la gudboon, maxayse tahay inay ku talo gasho???????????????
widhwidh.com
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Isaaq defeated Darod Says Abdi warabe Darod websites ang

Post by The_Emperior5 »

TV-Ga Aljazeera oo Baahiyey Warbixin Caajib ah, taasoo ay ka soo Baxeen Islaamo iyo Odayaal Isaaq ah oo Caruur yar yar qaybsiinaya Qabiil iyo Faan ay ku sheeganayaan inay Darrood laayeen.


Caruurta waa shayga ugu muhiimsan marka laga yimaado diinta ee ilaahay Nimco ahaan Bini’aadanka u siiyo, marka Caruurta la korinayo dad Caqliga u saaxiibka ah waxay inta badan Baraan Qur’aanka Kareemka ah, Akhlaaqda suuban, Ciseeytan dadka ka waa weyn, iyo weliba waxyaalaha Faa’idooyinka leh, hase ahaatee arin taas u ka duwan ayaa caruurta Gobolada Waqooyi Galbeed la baraa.



Taasoo ah Caadifad qabiil, Nacayb reer Abtirsiinyo, isaaqiisam iyo waxyaalaha shaydaanku ku raaxaysto, ilaahay ayaa sameeyey Qabiil, waxaase loogu talo galay in qofku uu ku garto dadkiisa, qabyaaladuse waa shay Xaraan ah.
Taas waxaaba ka sii daran odeyga ugu weyn beesha Isaaq Xaaji Cabdi Waraabe, ayaa asaguna ka dhex muuqda TV-ga kaasoo ku faanay in beesha Isaaq ay Laayeen Darrood oo ay rideen Dawladdii Siyaad barre. Xaaji Cabdi Waraabe oo ku jira Cimrigii cibaadada iyo Toobadkeenka ayaa ku faanay Isaaqiisam iyo waxyaalaha lagu Halaagmo.
Markaa hadalkuba ha yaraadee nala daawada Muuqaalkan.

source horurfadhi.com
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Isaaq defeated Darod Says Abdi warabe Darod websites ang

Post by SahanGalbeed »

Isn't this kind of old , ma' hadday soo tooseen nimankani ?
User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: Isaaq defeated Darod Says Abdi warabe Darod websites ang

Post by CaynabaX »

Anigu waxaan la yaabay hablaha abtiriska odeyga xafida..
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Isaaq defeated Darod Says Abdi warabe Darod websites ang

Post by The_Emperior5 »

SahanGalbeed wrote:Isn't this kind of old , ma' hadday soo tooseen nimankani ?

yes this is like 2 years old :lol: haday tooseen nimanku :lol:
User avatar
fighter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4219
Joined: Wed Oct 19, 2011 2:47 am
Location: There's no shame in being an old HAG

Re: Isaaq defeated Darod Says Abdi warabe Darod websites ang

Post by fighter »

Who didn't lol
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Isaaq defeated Darod Says Abdi warabe Darod websites ang

Post by Advo »

:lol:

To be honest if darood were united, we would be like 60% of the population. My point is the camel stealing wars centuries ago hardly equal defeating a whole clan and is nothing to brag about.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Isaaq defeated Darod Says Abdi warabe Darod websites ang

Post by SahanGalbeed »

Advo wrote::lol:

To be honest if darood were united, we would be like 60% of the population. My point is the camel stealing wars centuries ago hardly equal defeating a whole clan and is nothing to brag about.
War waxaan ku idhi , adiga ilayn xisaab inoo la yimid e , laba sanno ka hor bay sheekadani ka soo baxday al ajzeera , ma' garatay ?
Markaa horta , laba sanno ka jar = 40 % dheh horta .
Iminka 40 %-kaas waxaad ka sii jarta , hypothetical IF , oo waxaan la hubin ah iyo nimanki Kenya soo galiyay Somalia oo colaad ka sii dhex kiciyay daaroodka gudihiisa .

Daaroodku marka waa imisa maanta? :lol:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Isaaq defeated Darod Says Abdi warabe Darod websites ang

Post by Rightwing »

The documentairy is two or 3 years old and Abdi-waraabe infact was criticising the Isaaq for bragging anagaa kida wa kidaa. why the documentairy out of the blue back?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”