Page 1 of 3

Somalia's President gets roaring welcome in Garowe (photos)

Posted: Tue Dec 20, 2011 4:10 pm
by Monk-of-Mogadishu
Our beloved leader, Amir Al-Mu'mineen Sheikh Shariif Sheikh Axmed enters the quaint town of Garowe to a city full of fans.



Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Re: Somalia's President gets roaring welcome in Garowe (phot

Posted: Tue Dec 20, 2011 4:26 pm
by union
All hail Sharif, high born prince of peace.

Re: Somalia's President gets roaring welcome in Garowe (phot

Posted: Tue Dec 20, 2011 4:30 pm
by XimanJaale
What did they pave garowe air strip with? it does not look like a proper run way.

Re: Somalia's President gets roaring welcome in Garowe (phot

Posted: Tue Dec 20, 2011 4:34 pm
by Based
union wrote:All hail Sharif, high born prince of peace.
:lol:

@Ximan, smh :|

Re: Somalia's President gets roaring welcome in Garowe (phot

Posted: Tue Dec 20, 2011 4:36 pm
by SahanGalbeed
Asakrta dhabayacadu markey "parade" ku jirto sida Sth African-ka ayay u socdaan , gacanta bidix e xita qoriga naaskiisa saaran , waa Sth African , waa qolodii black water usoo dirtay Puntland waxad sidaa baray .

Midda kale , 5 meters ba askar baa waddada dhinacyadeeda jooga . Ilaahey waxan ka baryaya inaanu waddan maddexweynaha shacabkiisa sidaa looga ilaasho ,inaanu igu darin , aamiin !
Anaga maddaxweynaha waddanka-yaga , maqaaxida aad baastada ku cunto bu kugu soo galaya , markaasu ka garab dalbanaya saxan "federation" ah :lol:{ do you get the joke gudhus? federation -ku anaga waa inoo qado }

Re: Somalia's President gets roaring welcome in Garowe (phot

Posted: Tue Dec 20, 2011 4:45 pm
by arabmtu
Monk-of-Mogadishu wrote:Image
I see several niqabis. Are those the locals?

Re: Somalia's President gets roaring welcome in Garowe (phot

Posted: Tue Dec 20, 2011 4:49 pm
by damu
SahanGalbeed wrote:Asakrta dhabayacadu markey "parade" ku jirto sida Sth African-ka ayay u socdaan , gacanta bidix e xita qoriga naaskiisa saaran , waa Sth African , waa qolodii black water usoo dirtay Puntland waxad sidaa baray .
Image

so i guess these idoors are parading like south africans to :lol:

Re: Somalia's President gets roaring welcome in Garowe (phot

Posted: Tue Dec 20, 2011 4:50 pm
by XimanJaale
damu wrote:
SahanGalbeed wrote:Asakrta dhabayacadu markey "parade" ku jirto sida Sth African-ka ayay u socdaan , gacanta bidix e xita qoriga naaskiisa saaran , waa Sth African , waa qolodii black water usoo dirtay Puntland waxad sidaa baray .
Image

so i guess these idoors are parading like south africans to :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :up:

Re: Somalia's President gets roaring welcome in Garowe (phot

Posted: Tue Dec 20, 2011 5:02 pm
by Somaliman50
paidmonk praising a hutu man :lol: :lol: waa maalin taariikhda galayso

Re: Somalia's President gets roaring welcome in Garowe (phot

Posted: Tue Dec 20, 2011 5:05 pm
by AhlulbaytSoldier
Ah it is so cute to see that groom sharif and bride futtoole are enjoying their forced marriage :mrgreen:

Re: Somalia's President gets roaring welcome in Garowe (phot

Posted: Tue Dec 20, 2011 5:06 pm
by SahanGalbeed
Qoriga naaskiisa ma taqana waxa la yidha ?
The pistol grip , you stupid :lol:


http://www.photosbyangelika.com/wp-cont ... G_7731.jpg

Re: Somalia's President gets roaring welcome in Garowe (phot

Posted: Tue Dec 20, 2011 6:18 pm
by LiquidHYDROGEN
damu wrote:
SahanGalbeed wrote:Asakrta dhabayacadu markey "parade" ku jirto sida Sth African-ka ayay u socdaan , gacanta bidix e xita qoriga naaskiisa saaran , waa Sth African , waa qolodii black water usoo dirtay Puntland waxad sidaa baray .
Image

so i guess these idoors are parading like south africans to :lol:
Those are police not military.

Re: Somalia's President gets roaring welcome in Garowe (phot

Posted: Tue Dec 20, 2011 6:31 pm
by SahanGalbeed
Abdi.ismael , inaader mid aan ku sheego . Gudhu-du bilaash bay iskugu xanuujisa , ma'ogtahay ?
Halkan filin-ka ka socda waxa weeye , Garoowe ayuu raba inu Faroole shirka dib u heeshisinta Somaliyeed ku qabto . Dabadeedna wuxu odhan doona , aniga Somalida wada heeshisiyay , marka aniga u qalma inaan maddaxweyne u noqdo Somalia .
Anigu se , bilaash ugu ma rido gudhuda, yaa ? :lol:
Ujadadeydu waa labo .
1/ Inaynu sii calaami ah uga go'no Somalia
iyo
2/ In waddanka gebigiisa ba , calankayaga baraykeysan laga wada taago , oo meesha dhan ba Somaliland lagu aqoonsado.

Insha Allah labadaas mid uun bay noqon .
1/ Anagu waddan waxa la yidha , nimanka yaqaan sida loo dhiso baynu nahay , marka horta kan Somalia la yidha maanta , marnaba ha ka filanina inaynu ku soo laabano, waa nijaaseysan-tahay arrintu.
ama
2/ Albaabada la idin ka soo wada xidhan maaye , inaad kaayaga ku soo biirtan , waa idin furan-tahay .Laakin de , arrintan dambe aad bay ila adag tahay aniga , waayo dhulbahantihi ugu miskiin sana baa maalin xabad dirqi usoo guraaya halkeena e , maxaad ka filan nimankii faanka Ilaahey u dhameeyay :lol:

"federation" iyo niiniidan , hudheelada Hargeysa baa la kala dalbada oo "menu" -ga ayuu ka mid yahay. :lol:
Marka cala ii xaal , ha inoo socoto . Anaga "strategy" -ga aynu dhigno , waa mid had iyo jeer lagu badbaado . Haddaad wax inala qaybsanaysaan na "asalaama caleekum" haddaad ina diidaan na " asalaama caleekum" . Is jiid-jiid iyo is xag-xagasho iyo , shaqo ku ma lihin waxaas inagu 8-)

Re: Somalia's President gets roaring welcome in Garowe (phot

Posted: Tue Dec 20, 2011 7:02 pm
by Saraxnow
SahanGalbeed wrote:Asakrta dhabayacadu markey "parade" ku jirto sida Sth African-ka ayay u socdaan , gacanta bidix e xita qoriga naaskiisa saaran , waa Sth African , waa qolodii black water usoo dirtay Puntland waxad sidaa baray .

Midda kale , 5 meters ba askar baa waddada dhinacyadeeda jooga . Ilaahey waxan ka baryaya inaanu waddan maddexweynaha shacabkiisa sidaa looga ilaasho ,inaanu igu darin , aamiin !
Anaga maddaxweynaha waddanka-yaga ,maqaaxida aad baastada ku cunto bu kugu soo galaya , markaasu ka garab dalbanaya saxan "federation" ah :lol:{ do you get the joke gudhus? federation -ku anaga waa inoo qado }
:lol:

The 'Federation Meal' is bariis and baasto on each side of the same plate.

Re: Somalia's President gets roaring welcome in Garowe (phot

Posted: Tue Dec 20, 2011 7:18 pm
by Chinaman
arabmtu wrote:I see several niqabis. Are those the locals?
Of course they are! Women in Puntland by the way tend to wear the niqab much, much more so than other Somali women from other regions.