Page 1 of 1

Somali lyrics aan inaba caadi ahayn

Posted: Fri Jan 06, 2012 3:47 pm
by KingWaslawi
Naftaa jiriskaaga doonta
Hankuun baa i jiidanaaya
Halkaad hadba joogtid-baa
Dareenku ku jeeni qaarmay
Markaad ila jaarto maalmo
Jawigu farxad buu noqdaa
Markaad iga jiidatana
Oontiyo anfacaan jaraa
Dhankayga janaad ka tahay
Jidhkayga badh baad ka tahay
Jeexiyo qalbigayga bidix
Ayaad ku jexaasantahay.

Re: Somali lyrics aan inaba caadi ahayn

Posted: Fri Jan 06, 2012 3:57 pm
by KingWaslawi
One of my favourite songs


Re: Somali lyrics aan inaba caadi ahayn

Posted: Fri Jan 06, 2012 4:16 pm
by mcali
Northwind wrote:One of my favourite songs

shey mire is one of my new gen favorites.

Does he have any new songs

Re: Somali lyrics aan inaba caadi ahayn

Posted: Fri Jan 06, 2012 5:04 pm
by TATI
whaaat....i thought ali najiib sang that :o

awesome....one of my fav also

Re: Somali lyrics aan inaba caadi ahayn

Posted: Fri Jan 06, 2012 7:07 pm
by KingWaslawi
^^^

Heestan original keeda waxa iska leh (Shay Mire Dacar) Cali Najiib wuu ka daba qaaday


MCali haa sxb youtube waa laga heli karaa heeso cusub oo Shay Mire Dacar ah.

Re: Somali lyrics aan inaba caadi ahayn

Posted: Fri Jan 06, 2012 7:12 pm
by Faant
Ya salam :clap:

Re: Somali lyrics aan inaba caadi ahayn

Posted: Fri Jan 06, 2012 7:30 pm
by KingWaslawi

Re: Somali lyrics aan inaba caadi ahayn

Posted: Fri Jan 06, 2012 8:07 pm
by Twist
This is one amazing Shay Mire Dacar song. In fact, it's # 1 of my favorite songs of his. :up: