Jamaal Ali hussein is a joker not a Politician

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Jamaal Ali hussein is a joker not a Politician

Post by The_Emperior5 »

Daabacadii labaad ee Buugga Diiwaanka Qosolka oo Maanta lagu soo banadhigay Magaalada Hargeysa

Sabti, Jannaayo 07, 2012 (HOL) − Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa soo bandhigay daabacadda labaad ee buuga Diiwaanka Qosolka oo uu isagu qoray.

Munaasibad balaadhan ayaa loogu sameeyey hotel Maansoor ee magaaladad Hargeysa, halkaas oo ay ka soo qaybgaleen boqolaal ka mid ah dhalinyarada reer Hargeysa, waxa iyaguna bandhigaasi daahfurka diiwaanka Qosolka ka soo qaybgalay, abwaano, qoraayo, aqoonyahano iyo ardayda Jaamacadaha dalka.

Madashan oo ay dhalinyaro badani iskugu timid waxa halkaas laga soo jeediyey sheekooyin qosol ku ladhan oo ka soo qaybgalayaashii halkaas kugu yimid aad ugu farxeen, isla markaana ay dhalinyaradu sii jeclaysanayeen inay sii socoto xafladu.

Ugu dambayntii Jamaal Cali Xuseen waxa uu u mahadnaqay dadkii soo qaban-qaabiyey iyo ka soo qaybgalayaasha, waxaanu halkaasi ka soo jeediyey sheekooyin qosol leh oo ka mid ah kuwa ku jira Buugga Diiwaanka Qosolka.

Jamaal Cali Xuseen oo ah musharaxa xisbiga UDUB ayaa sheegay inuu hadda ku biiray siyaasadda, isla markaana uu doonayo inuu gidaarka dhalinyarada haysta ee aan loogu ogolayn inay siyaasada ka soo qaybgalaan uu jabiyo.

Jamaal isagoo sharaxaya siyaasada iyo waxay tahay, isla markaana qaab qosol u dhigaya waxa uu yidhi "Ninbaa lagu yidhi bal erayga siyaasad sharax, markaas buu yidhi anigu siyaasad ma garanayee, waxaan u malaynaya inay tahay marka Konton nin oo isku reer ah oo shiraysa mid kabahaaga gashado sidaad ku garan lahayd kii kabahaaga gashaday ayaa siyaasad la yidhaa buu yidhi.

Mar kale waxa uu yidhi "Nin baa siyaasad galay, markii uu galay ayuu nin dhawr jeer salaamay oo uu salaanta ku badiyey, ninkii baa lagu yidhi sowdigii markii dhowayd na salaamay salaantoodu badana, markaas buu yidhi waar imika siyaasadaan galoo oo xitaa imika bisadaha ayaan salaamaa" ayuu yidhi Jamaal.

Barkhad-Ladiif M. Cumar, Hiiraan Online
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Jamaal Ali hussein is a joker not a Politician

Post by The_Emperior5 »

This guy is a f-king comedian and wants to run for president waba nin walaan :lol: :lol: by the way he has no experience when it comes to Siyasad Ali warancade is more experienced on that field if we are honest Ali warancade was in the Political arena the past 25 years.
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Jamaal Ali hussein is a joker not a Politician

Post by Mr_Alfaas »

Nin baa siyaasad galay, markii uu galay ayuu nin dhawr jeer salaamay oo uu salaanta ku badiyey, ninkii baa lagu yidhi sowdigii markii dhowayd na salaamay salaantoodu badana, markaas buu yidhi waar imika siyaasadaan galoo oo xitaa imika bisadaha ayaan salaamaa
:lol: :lol: :lol:

talow ma isagay ka turjumeysa :lol: :lol:
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Jamaal Ali hussein is a joker not a Politician

Post by abdikarim86 »

^ :lol:
Saraxnow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4751
Joined: Mon Jun 27, 2011 7:02 pm

Re: Jamaal Ali hussein is a joker not a Politician

Post by Saraxnow »

:lol: :lol: @bisadaha.
Landerious
Posts: 228
Joined: Wed Jul 20, 2011 7:27 am
Location: Madgascar

Re: Jamaal Ali hussein is a joker not a Politician

Post by Landerious »

Lolz Our next presy has many talents
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Jamaal Ali hussein is a joker not a Politician

Post by SahanGalbeed »

he is talented indeed .
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Jamaal Ali hussein is a joker not a Politician

Post by Goljano Lion »

SahanGalbeed wrote:he is talented indeed .
Mon Dieu, c`est Sahangalbeed le cannibale :lol: :lol:
User avatar
ChiefAaqil
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 526
Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm

Re: Jamaal Ali hussein is a joker not a Politician

Post by ChiefAaqil »

So funny. :D
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Jamaal Ali hussein is a joker not a Politician

Post by Dhaga Bacayl »

Jamal is the only reason I’m getting excited about Somaliland politics once again. It’s Time to turn the page. Somaliland is a nation of youth. New blood, new face and new ideas are badly needed. :up:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Jamaal Ali hussein is a joker not a Politician

Post by SahanGalbeed »

Goljano Lion wrote:
SahanGalbeed wrote:he is talented indeed .
Mon Dieu, c`est Sahangalbeed le cannibale :lol: :lol:
:lol: le cannibale ya ? wassup warye ?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”