War deg deg ah: Abdi Bade oo Danood ku xidhan & Abdullahi Og

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

War deg deg ah: Abdi Bade oo Danood ku xidhan & Abdullahi Og

Post by ina aadan »

Jan 14, 2012 (QOL) War deg deg ah oo naga soo gaadhay Ogaadeenya ayaa dheegaya in ay kala cararayaan dhamaan Maamul ku sheega Abdi Ilay (Abdi Ubo) kuwaas oo la sheegayo in qaarkamid ah ay gacanta ku dhigeen Ciidanka Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya halka kuwo kalena ay wayaanuhu ka soo qabteen xadka Ogaadeenya & Soomaaliya.

Sida uu ku soo waramayo Wariyaha Qorahay Media uga soo warama magaalada JigJiga wariye Shukri Buli ayaa sheegaya saraakiisha la shaqeeya Abdi Ubo ayaa bilaabay in ay ka baxsadaan Ogaadeenya waxaana sida uu wariyuhu sheegay 2 sarkaag oo kala ah Abdullahi Mohamed Macalin oo loo yaqaano (Abdullahi Ogaden) isla markaana ay Ciidanka Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya gacanta ku dhigeen sidoo kale Ninka lagu magacaabo Abdi Bade oo ahaa jiray madaxa Jeelaha ku yaala Ogaadeenya ee dadka lagu ciqaabo wuxuuna u qaabilsanaa ciqaabta maxaabiista sida jidhdil & dhibaatooyin badan u gaystay dad badan oo aan waxba galabsanin waxaana la sheegaya in laga soo qabtay xuduuda Ogaadeenya & Soomaaliya waxayna ciidamada Wayaanuhu ku xidheen magaalada Danood oo uu ku xidhan yahay.
Shukri Buli
Qorahay Media
JigJiga, Ogadenya.
qorahay99@yahoo.com
User avatar
eliteSomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5746
Joined: Mon Dec 12, 2011 2:29 pm
Location: Jewnited States of America.

Re: War deg deg ah: Abdi Bade oo Danood ku xidhan & Abdullah

Post by eliteSomali »

He should be cut into the smallest pieces possible! There is nothing i hate more than self hatinfg, identity lacking fuckers!
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: War deg deg ah: Abdi Bade oo Danood ku xidhan & Abdullah

Post by ina aadan »

Walibaa wuxuu ku jiraa kuwa ugu garacsan ee u shaqeya xabashida.

Lakin xabsigii uu isagu sameeyay mar haduu caawa u hoyanayo waa xamdi alle.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: War deg deg ah: Abdi Bade oo Danood ku xidhan & Abdullah

Post by The_Patriot »

Karma is a bitch :lol:
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: War deg deg ah: Abdi Bade oo Danood ku xidhan & Abdullah

Post by ina aadan »

Somaliduna waxay tidhahdaa "god khiyaano ha qodin, hadaad qodana ha dherayn ku dhicidontaana moogide".

Ugaas warka isii, maxaa inoo kala dambeyay ileen in dhawayd ismaynaan maqale. Waxaan is lahaa ninkii patriot ahaa wuu baxay oo yuusuf gaagabyadii bu wax la qaybsanayaa e :D .
Last edited by ina aadan on Sat Jan 14, 2012 9:33 am, edited 1 time in total.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: War deg deg ah: Abdi Bade oo Danood ku xidhan & Abdullah

Post by The_Patriot »

ina adanow ii jilic inadheer. :lol:
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: War deg deg ah: Abdi Bade oo Danood ku xidhan & Abdullah

Post by ina aadan »

The_Patriot wrote:ina adanow ii jilic inadheer. :lol:
cali, caamir, higis, calinasri, shishoore. :mrgreen:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: War deg deg ah: Abdi Bade oo Danood ku xidhan & Abdullah

Post by The_Patriot »

ina aadan wrote:
The_Patriot wrote:ina adanow ii jilic inadheer. :lol:
cali, caamir, higis, calinasri, shishoore. :mrgreen:
:lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: War deg deg ah: Abdi Bade oo Danood ku xidhan & Abdullah

Post by Babygirl- »

Cadowga Jeebiya. :up:
User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Re: War deg deg ah: Abdi Bade oo Danood ku xidhan & Abdullah

Post by EEGA9 »

:clap:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”