This was my initial response, the road-map is a obstacle to Somalia. I'm happy that the people of Galgaduud think so too.
Qaar Kamid Ah dadka ku dhaqan Magaalada Caabudwaaq oo aan Makarafoonka la Dhex Qaadnay ayaa Gabi Ahaanka kasoo Horjeestay road mab ka Ayagoona ku Micneeyay Qorshaha Road Mabka Mid aan Dan u ahayn Bulsho Waynta Soomaaliyeed.
Dadwaynaha ayaa dhamaan Tood isku Raacay in Bulsho waynta Gobolka Galgaduud ku dhaqan Aysan u Baahnayn in Xiligani Road Mabka ayadoona ay Arintaasi ku sheegeen mid aan ka Talinayn Aayaha Soomaaliya.
Wax Garad iyo Aqoon yahano ku sugan Magaalada Caabudwaaq ayaa Dhamaantoodba sheegay in Waqooyiga Galgaduud aan la keeni Karin Wax Aysan ku Qanacsanayn Umada Soomaaliyeed Oo ay Koox Yari Meel Iskula Xirtay Markaana ay Go,aan sadeen wax aan u Cuntamayn Bulshada Soomaaliyeed.
Cayduruush Macalin Cabdi oo Kamid ah Ganacsatada Magaalada Caabudwaaq ayaa sheegay in Dhamaan Dadka kasoo Jeeda Magaalada Caabudwaaq aysan Xiligani u Baahnayihiin Horu marka Umada Soomaaliyeed Road mapkana Umada Soomaaliyeed uusan Dan u Noqon Doonin Waqtigan Dadka Soomaaliyeed.
Goor dhow Filo Rayigii ay Dadwaynaha Magaalada Caabudwaaq ka dhiibteen say u arkaan Road Mabka
Nadiir C/xakiin
Galgaduudnews