Dagaalkan ayaa u dhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo maleeshiyaad degaaanka ayaa sida wararku sheegayaa n in u bilaabmay salaadki casar ee Maanta .
Ka dib markii halkaasi maanta ay soo gaadheen kooxo nabada diida oo ka soo kici timimay degaanka khaatumo oo halkaasi ka soo ababulay colaad ka dhana somaliland.
Sarkaalka sare oo ka tirsan Ciidmada somaliand oo Hadhwanaag u waramay ayaa sheegay in Ciidamadoda weerar ay ku soo qaaadeen kooxo uu sheegay in ay ka yimaadeen dhinaca Maalaada Taleex .
Wali ma jiraan Warar rasmiya oo sheegaaya khasaaraha ka dhacay dagaalkaas oo ilaa hada socda Balse waxii wara kala soco dhoor dhaw
Repoted By Abdisalan Ilacase
Hadhwanaagnews Burco .
Alle hakala qaboojiye umuda muslimka
