Mar uu ka hadlayay dadka Soomaalida ah ee shaqada ka helay howsha shidaal soo saarista ayuu sarkaalkani sheegay inay dhalinyaro badan oo Soomaali ah ka heleen shaqo inkastoo uusan tiro ahaan cayimin inta ay gaarayaan.
http://baidoamedia.com/?p=17512Balse madaxweynaha maamulka Puntland Dr C/raxmaan Sheekh Maxamed (Faroole) ayaa waxa uu ballan qaaday in shidaalka si isku mid ah ay u wadaagi doonaan dhaqaalaha kasoo baxaa dhamaan ummada Soomaaliyeed hadalkaasoo ah mid yididiilo leh.

