My favourite Shaykh has 3 advises for you
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- AwdalPrince
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1269
- Joined: Fri Feb 19, 2010 7:37 am
- Location: North Carolina
Re: My favourite Shaykh has 3 advises for you
AwdalPrince waxaan maqlay sacuudiga in ay rabaan in ay sheikhaan soo saaraan, sidaad awgeed ayeey sheikhaan videoyadiis meel walba usoo keenaan. wa ilaa boqolaal sheikh oo ka cilmi badan ayaa jira oo ay qariyaan. Haddii aad xasuusasatid sheih Nasir diin Albany ma sheeg jirin asigoo cilmiga xadiiska Allaah u furay, maca daalika asigoo jaamacada Madina macalin ka ah ayeey wadanka sacuudiga ka buriyeen, oo wuxuu u cararay wadanka suuriya.
- AwdalPrince
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1269
- Joined: Fri Feb 19, 2010 7:37 am
- Location: North Carolina
Re: My favourite Shaykh has 3 advises for you
Maandhow Sheiikhaan waa Imaamka Quba Masjid ee ku taalla Madiina, wa cajiib e bal ka fiirso kalaamkaaga ina adeer 
Re: My favourite Shaykh has 3 advises for you
AwdalPrince
Aniga sheikha waxba kama sheegin ee waxaan ku sheegaa oo kaliya Dawlada Sacuudiga qofka ay rabaan inay soo shaac bixiyaan ayeey buun buuniyaan. Culimada kale waxba uma ogola
Tusaale, Qofka aan sacuudiyaan ahayn misaajidka khudba kama akhrin karo. waxaan 3 bilood ka hor is aragnay Sheikh abuubakar shaatiri oo sheikh caan ah oo misaajid Jeddah ku yaala weligiisa ka dujin jiray, hadda waa laga mabnuucay inuu khudbada ka akhriyo maalinta jimcaha sababtoo ah sharcinga cusub ee soo baxay ayaa sheegaya qof aan sacuudiyaan ahayn khudba ma akhrin karin.
Laakiin mu adin waa noqon karaa marka sheikha Asalakiisa waa Yemeny.
[youtube]f_8R5tCdW1c&feature=related[/youtube]
sidoo waxaan la kulmay sheikh Towfeeq as saigh oo misaajidka Laami ee jeddah ku yaal imaaam ka ah sheikhaan Asalkiisa waa eriterian laakiin caalim ah oo khudbada waa laga mabnuucay laakiin markii danbe waxaa loogu ogolaaday Amiirka sacuudiga ayaa warqad siiyay in uu khudbada akhrin karo misaajidkiisa.
gabagabo caalim kasto ahaaw haddii aadan sacuudiyaan ahayn cilmigaaga waa nusqaan
sidaas u ogoow walaal ma aha wax aan aniga iska samaysanaayo Thanks you

- abuu_dujaana
- SomaliNetizen

- Posts: 349
- Joined: Wed Oct 28, 2009 1:10 pm
Re: My favourite Shaykh has 3 advises for you
Joyful videos 
- AwdalPrince
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1269
- Joined: Fri Feb 19, 2010 7:37 am
- Location: North Carolina
Re: My favourite Shaykh has 3 advises for you
Maandhow ina adeer waan ogahay xataa waxaa la igu yidhi maanta 70000 ahlul deen ayaa maxaabiska suucidiga lagu cadhibaa kulli subax iyo habeen kastaba.
ninkaan xataa waxaa maalin dhow lagu xidhay wuxuu xukaamka ku yidhi bal culimada yaanan xidhin
[youtube]BHM7_qhH9XA&feature=related[/youtube]

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 367 Views
-
Last post by STOP!
-
- 0 Replies
- 274 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 6 Replies
- 716 Views
-
Last post by Jabuutawi
-
- 3 Replies
- 380 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 1 Replies
- 333 Views
-
Last post by S-D-M
-
- 8 Replies
- 859 Views
-
Last post by HooBariiska
-
- 8 Replies
- 1607 Views
-
Last post by Southie4life
-
- 24 Replies
- 1812 Views
-
Last post by salool
-
- 121 Replies
- 18298 Views
-
Last post by lali99