Page 1 of 1

Somaliland army chase Puntland army out of Eastern Sool

Posted: Wed Feb 08, 2012 5:02 pm
by Coeus
Breaking news: Somaliland army chase Puntland army out of Eastern Sool

Ciidamadda Qaranka Somaliland Ee Fadhiisimada Gambadha Oo Baacsaday Maleeshiyaad Reer Puntland Ah Oo Weerar Gardaro Ah Ku Soo Qaaday Iyo Wararkii U Dambeeyay Ee Dagaalka

Gambadha (Ramaas) Feb 8,2012 – Ciidamada qaranka Somaliland ee Fadhiisinada ku leh jiida Gambadha ee gobolka Sool ayaa maanta si adag uga jawaabay weerar gaadmo ah oo Maleeshiyaad reer Puntland ahi kaga soo qaadeen Tukaraq.

Dagaalkan oo la sheegay inuu bilowday abaaro 11:00 duhurnimo ee maanta isla-markaana socday muddo saacad ka badan ayaa waxa uu ka dhashay ka dib markii maleeshiyaadka reer Puntland ayt weerar qorshaysan ku soo qaadeen ciidamada qaranka oo awalba heegan culus ku jiray

Ciidamada qaranka oo adeegsanaya hubka noocyadiisa kala duwan ayaa la xaqiijiyey inaybaacsadeen maleeshiyaadka reer Puntland ee weerarka ku soo qaaday isla-markaana ay dib ugu celiyeen jiidihii ay ka soo duuleen.

Sarkaal ka tirsan ciidamada jiida Gambadha ee dagaalku dhex maray Maleeshiyaadka reer Puntland ayaa sheegay inay ciidamada Puntland gaadhsiiyeen khasaare laxaadle oo uu ka xusay dhowr gaadhi oo ay ka gubeen iyo waliba dhaawacyada maleeshiyaadka qaarkood oo uu tilmaamay inuu arkay iyagga oo sii jiidaya.

Deegaanada gobolka Sool, gaar ahaan Gambadha oo ay joogaan ciidamo tiro badan oo qaranka Somaliland ahi ayaa laga soo sheegayaa inay ka taagan tahay sansaan colaadeed oo la mar walba la filan karo dagaal dhiig ku daato

Re: Somaliland army chase Puntland army out of Eastern Sool

Posted: Wed Feb 08, 2012 5:05 pm
by AhlulbaytSoldier
Bintlanders cant fight.
The small sheikhal warriors gave them a painful lesson yesterday which they will never forget.

I dont think they are match for Sland.

Re: Somaliland army chase Puntland army out of Eastern Sool

Posted: Wed Feb 08, 2012 5:11 pm
by Coeus
HutuKing01 wrote:Bintlanders cant fight.
The small sheikhal warriors gave them a painful lesson yesterday which they will never forget.

I dont think they are match for Sland.
:lol: :lol:

Re: Somaliland army chase Puntland army out of Eastern Sool

Posted: Wed Feb 08, 2012 6:32 pm
by metamorphosis
Waxaa la gaaray kolkii niyada lisu dhisi jiray. Hutuking your people are having hard time bringing peace to xamar and somaliland is getting deciplined by shacabka scc every time they attempt to wage a war. :lol: