The mighty kenyan army is stuck in Taabto & hoosingoow

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

The mighty kenyan army is stuck in Taabto & hoosingoow

Post by AhlulbaytSoldier »

Dagaal Ciidamada Kenya iyo Xoogagga
Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka
Hoosingow ee Gobolka Jubada Hoose
Axad, Feberaayo 19, 2012 (HOL) − Wararka
aynu ka heleyno deegaanka Hoosingow ee
gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya inuu xalay
halkaas ka dhacay dagaal hal saac ku dhawaad
socday, kaasoo u dhexeeyay xoogagga Al-
shabaab iyo ciidamada Kenya.
Iska-horimaadka ayaa ka danbeeyay kadib
markii dagaalyahannada Al-shabaab ay weerar
ku qaadeen saldhig ay halkaasi ku lahaayeen
ciidamada Kenya, waxaana lagu soo warmayaa
in labada dhinac uu dhexmaray dagaal aad u
xoogan.
Ilaa imika ma cada qasaaraha rasmiga ah ee ka
dhashay dagaalka, mana jiraan masuuliyiin
katirsan dhinacyadii dagaalamay oo
faahfaahisay dagaalka iyo weliba qasaaraha uu
sababay.
Dhinaca kale dhaqdhaqaaqyo ciidan oo aad u
xoogan ayaa maanta ka jiraa deegaanka Diif ee
gobolka Jubada hoose, iyadoona lagu soo
waramayo in duleedka deegaankaasi ay soo
buuxdhaafiyeen dagaalyahanno katirsan Al-
shabaab, waxaana laga cabsi qabaa in uu
halkaasi ka qarxo dagaal dhexmara xarakada Al-
shabaab iyo ciidamada dowladda KMG oo
kaashanaya kuwa ururka Raaskaambooni.



Kkkkk
How can the most powerful army in east africa be bullied by the youngsters?
Colonel
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6708
Joined: Wed Jul 20, 2011 5:00 pm

Re: The mighty kenyan army is stuck in Taabto & hoosingoow

Post by Colonel »

Imamka you can be a difficult character at times, you undoubtedly hate AS yet at the same time seem to enjoy it when they karbash the Bantu armies, I must salute you for that. :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”