somalidiid fat guy start to realize the hard truth
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
somalidiid fat guy start to realize the hard truth
Siilaanyo: “walaalaha Soomaaliyeed waan isku dayeynaa inay na fahmaan
Madaxweynaha maamulka Somaliland ayaa sheegay in uu qorsheynayo sidii uu dhowaan wadahadal ula furi lahaa madaxda dowladda FKMG ah ee Soomaaliya.
Siilaanyo ayaa warkan sheegay mar uu u waramayey laanta afka Soomaaliga ku hadasha ee Idaacadda BBC, wuxuuna tilmaamay in talaabadaasi ay tahay mid maamulkiisu uu u qaadi doono sida ugu dhakhsaha badan.
Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo kamid ahaa madaxdii dhowaan ka qayb galay shirkii arimaha Soomaaliya looga hadlayey ee ka dhacay magaalada London ayaa soo dhoweeyey go’aankii shirka lagu gaarey ee ahaa in maamulka Somaliland uu la hadlo madaxda FKMG ee dalka.
Wuxuuse tilmaamay inay ula hadlayaan sidii laba dowladood oo deris ah isagoo xusay in waxyaabaha uu kala hadli doono ay kamid tahay sidii Somaliland ay madaxbanaani u heli lahayd arintaasoo horay Somaliland ay ugu arkeysey mid aan Soomaalida waxba kaga xirneyn hadase u muuqata mid lagama maarmaan noqotay.
” Shirkii waxaa kasoo baxday in Soomaaliya iyo Somaliland ay wada hadlaan, taasna waxaan u aragnaa in maslaxadeenu ay ku jirto, waana inaanu danahayaga mar walba sheegan karno, oo aan dunida hor dhigi karo, walaalaheena Soomaaliyeedna hor dhigi karno “ Siilaanyo ayaa yiri.
Wuxuuna intaas raaciyey: “go’aankii shirka kasoo baxay ee ahaa in aan Soomaaliya la hadalno waxaan u aragnaa inaan wixii danaheena ah kala hadalno, dad walaala ah baan nahay, wixii madax banaanideena khuseeya ayaan kala hadlaynaa, walaalaheen waanu ka qancineynaa arintaas waxaanuna jecel nahay inay nala fahmaan”
Si kastaba ha ahaate xukuumadda Somaliland oo sheegata inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale ayaa horay u shaacisay in madax banaanideedu ay tahay mid muqaddas ah, cid hor istaagi kartaana aysan jirin, Soomaalidana aysan waxba kaga xirnayn.
Haseyeeshee hadalka kasoo yeeray madaxweyne Siilaanyo ee ah in uu la hadlayo madaxda dowladda FKMG ah ee Soomaaliya isagoo isku deyaya inuu ka dhaadhiciyo sidii Somaliland madaxbanaanideeda uu uga dhameyn lahaa ayaa ah mid muujinaya mowqifka ay beesha caalamku ka taagan tahay in Somaliland loo aqoonsado dal Soomaaliya ka go’ay.
Horseed Media

- ZubeirAwal
- SomaliNet Super

- Posts: 15174
- Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
- Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.
Re: somalidiid fat guy start to realize the hard truth
I thought you were half isaaq, Habar Jeclo waliba, ixtiraam hayso, Silaanyo is well educated not much Somali's can speak in english in such away let alone fake their education certificates.
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: somalidiid fat guy start to realize the hard truth
warlord will not represented his clan plus you saying silaanyo is educated man then explain to us why he attacked buhoodle and injured innocent children's that been treated in galgacio ...!!!AbuukarSubeer wrote:I thought you were half isaaq, Habar Jeclo waliba, ixtiraam hayso, Silaanyo is well educated not much Somali's can speak in english in such away let alone fake their education certificates.
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: somalidiid fat guy start to realize the hard truth
Speaking proper English doesn't make one an intellectual, if that was the case somalinet fourms would be full of intellectuals so ma aha.AbuukarSubeer wrote:I thought you were half isaaq, Habar Jeclo waliba, ixtiraam hayso, Silaanyo is well educated not much Somali's can speak in english in such away let alone fake their education certificates.
Sillaanyo is Educated but that does not mean he is wise. His IQ will be tested soon, and if he can save his clan from another 1988 event, by denouncing Secessionist Ideals that would be wisdom, and his education would be put to good use.
- ZubeirAwal
- SomaliNet Super

- Posts: 15174
- Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
- Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.
Re: somalidiid fat guy start to realize the hard truth
Wow, is this dickhead seriously saying that hargeisa can be attacked?, do you want me to give you a geography lesson?Somalian_Boqor wrote:Speaking proper English doesn't make one an intellectual, if that was the case somalinet fourms would be full of intellectuals so ma aha.AbuukarSubeer wrote:I thought you were half isaaq, Habar Jeclo waliba, ixtiraam hayso, Silaanyo is well educated not much Somali's can speak in english in such away let alone fake their education certificates.![]()
Sillaanyo is Educated but that does not mean he is wise. His IQ will be tested soon, and if he can save his clan from another 1988 event, by denouncing Secessionist Ideals that would be wisdom, and his education would be put to good use.![]()
Ok Sonny boy you asked for it! and don't be a flower asking the mods to delete this post after i post it!
In Somaliland, this is the land ethnic darods inhabit

The Isaaq tribe reside in 35-40 degmos in total in Somaliland, making themselves the Majority in the northern part of Jaziiratul Somaal
The Isaaq Degmos are circled in black whilst the darod degmos are enciricled in red

The Somaliland Armed forces are also stationed in Erigavo city , the capital of the Sanaag region, majority of the city being Garxajis of the larger Isaaq clan, the Mayor too is of this tribe.
the distance between Erigaavo city and Bosaso is 132 Miles, Bosaso is considered the 2nd capital or the capital of the semi-autnomous region Puntland.
For Bosaso to reach Hargeisa which is the capital of the Re-declared republic Somaliland it would cover 375 miles that's 600 kilometers, one question Lady_nas.
How are you gonna reach Hargeisa when the Somaliland Army is next door to Bosaso?, do us a favour and sit down and continue playing Small fry it's what your'e good at.
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: somalidiid fat guy start to realize the hard truth
AbuukarSubeer if Xamar can be captured in a single week Hargeysa iyo the whole Triangle will need three days.
Secessionist is a Federal Issue, you have already been defeated on the political front as 95% of Somalis are against the separation of Somalia by a single irrelevant clan. Top This with the International Community's support for Somali Unity, and the building up of the National Army Forces and your future if you guys don't change your postion looks ugly. Your already having a hard time with a single clan Dhulbante and you really think you can take on the men power of the combined Somali clans in an organized, well funded and equiped National Army? Wa No it will only result in a repeat of 1988 if you dare attempt to fight. As they say history sure does have a way of repeating itself.
I rather have you guys attempt to fight a Unified Somali National Army, so I can enjoy the show. A Nation vs a Clan part 2.
Secessionist is a Federal Issue, you have already been defeated on the political front as 95% of Somalis are against the separation of Somalia by a single irrelevant clan. Top This with the International Community's support for Somali Unity, and the building up of the National Army Forces and your future if you guys don't change your postion looks ugly. Your already having a hard time with a single clan Dhulbante and you really think you can take on the men power of the combined Somali clans in an organized, well funded and equiped National Army? Wa No it will only result in a repeat of 1988 if you dare attempt to fight. As they say history sure does have a way of repeating itself.
I rather have you guys attempt to fight a Unified Somali National Army, so I can enjoy the show. A Nation vs a Clan part 2.
- ZubeirAwal
- SomaliNet Super

- Posts: 15174
- Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
- Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.
Re: somalidiid fat guy start to realize the hard truth
First get Nato and the world off your grounds as they are preparing for an invasion, oh, and we are still waiting for your return in las anod, 4 years now 
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: somalidiid fat guy start to realize the hard truth
Nato and the World are helping Somalia get on it's feet. Nato wants to expand the already 1,000 professionally trained and equipped Puntland Marine Force. The Puntland Marine Force is going to be expanded to 15,000 strong professionally Funded, trained and equipped by Nato. Over 300 Million will be Spend on the Puntland Marine Force Alone just by Nato not counting the 50 million a Year funded by the arabs with the private security firm.AbuukarSubeer wrote:First get Nato and the world off your grounds as they are preparing for an invasion, oh, and we are still waiting for your return in las anod, 4 years now
The Somali Army on the Ground is to take off, with Europe sending in Generals and special teams to create a well trained professional army for Somalia. And Turkey is already training a new Somali Air-force team. Isaaq is fucked and are overdue for a repeat of 88 if they keep acting up. Even your President has changed his tone cause he knows what is in store. The fancy is over, the re-waking of Somalia is in process and like Hillary Clinton said Spoilers will be dealt with.
Laasanod? Your Clan Leader is due in Xamar to talk about how Federalism will effect them, and the full corporation of beesha Isaaq in the new political reality.
The Game has change weather your Realize it or Not. But rest asure Sillaanyo knows the game has changed.
- ZubeirAwal
- SomaliNet Super

- Posts: 15174
- Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
- Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.
Re: somalidiid fat guy start to realize the hard truth
Sxb 3 points.
1. if you think Nato is there to change the world to a better place and what its doing in the midd.east is good, your lost.
2. if you think by having a bigger army it means your a stronger your wrong again, 2 weeks ago the first graduated batch of Somalilands new armed force's division 'Gamadiid' graduated out of 20,000 much of them are being trained in near the border, some go to ethiopia military school. SNM were 5000 while SNA was 30,000+ the result was SNM winning the war, there will be no war between Somaliland and Buntiland, Both areas are out to set their own ambitions and if you keep on instigating and wishing for war then you can fock off you fruitcake.

AbuukarSubeer wrote:Sxb 3 points.
Where is the third one?
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: somalidiid fat guy start to realize the hard truth
Amilla wrote:AbuukarSubeer wrote:Sxb 3 points.
Where is the third one?![]()
- Cinque Mtume
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4005
- Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
- Location: Tres Puntos
Re: somalidiid fat guy start to realize the hard truth
Amilla wrote:AbuukarSubeer wrote:Sxb 3 points.
Where is the third one?![]()
His brain baa qarxey after writing so much bullshit..
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: somalidiid fat guy start to realize the hard truth
AbuukarSubeer wrote:Sxb 3 points.
1. if you think Nato is there to change the world to a better place and what its doing in the midd.east is good, your lost.
2. if you think by having a bigger army it means your a stronger your wrong again, 2 weeks ago the first graduated batch of Somalilands new armed force's division 'Gamadiid' graduated out of 20,000 much of them are being trained in near the border, some go to ethiopia military school. SNM were 5000 while SNA was 30,000+ the result was SNM winning the war, there will be no war between Somaliland and Buntiland, Both areas are out to set their own ambitions and if you keep on instigating and wishing for war then you can fock off you fruitcake.
You delusional stupid Darood Mind Fucked iidoor, what war did you win?
You got kasbashed beyond repair in 88 50,000 isaaqs faced the sweet bullets and might of the Somali State. You were the first Somalis to get displaced resulting in your refugee status in UK today. Your coward men used their women and children as human shields. After the collapse of the Somali State you fought a bitter war within your own circles 94-95.
You stupid nomads will respect the blue flag and will be tamed, you have no ambitions beyond a Isaaq country and once again I will make an example out of you for the rest of the Somalis to see and observe. Your faith is in my hands and I will make you observe the Garowe Principles if that means repeating pass events you haven't learned from, we will be more than happy to repeat that history to teach the new generation a forgotten lesson.
Nato is after it's own interest, and that today means the re-establishment of the Somali State. To us Somalis the Piracy issue is minor but to Britain it's costing it's shipping and insurance industries billions of dollars annually. A whole International shipping route is effected and Islands who's whole economy relies on Tourism have went under because of the Somali Pirates.
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: somalidiid fat guy start to realize the hard truth
Somali boqor and abukar: can you guys explain why do we always have to fight each other and compare dusty undeveloped tuulos. I mean it's freakin 2012 and all we somalis are reduced to is fight and insult 24 fuckin 7..What is wrong with the Somali mind why are we soo strong and fearless like lions when fighting one another, but like small cats when we see a gaal be it madow or cadaan..
There is enough land and resource for every Somali clan. We can be the kings of Africa but why do you choose to be the cockroaches/unthouchables of Africa?
- Cinque Mtume
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4005
- Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
- Location: Tres Puntos
Re: somalidiid fat guy start to realize the hard truth
abdisamad3 wrote:Somali boqor and abukar: can you guys explain why do we always have to fight each other and compare dusty undeveloped tuulos. I mean it's freakin 2012 and all we somalis are reduced to is fight and insult 24 fuckin 7..What is wrong with the Somali mind why are we soo strong and fearless like lions when fighting one another, but like small cats when we see a gaal be it madow or cadaan..There is enough land and resource for every Somali clan. We can be the kings of Africa but why do you choose to be the cockroaches/unthouchables of Africa?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 28 Replies
- 2616 Views
-
Last post by WadaniggaBarakaysan
-
- 42 Replies
- 2028 Views
-
Last post by Abdi_Som
-
- 16 Replies
- 2023 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 9 Replies
- 599 Views
-
Last post by Phd in naago kudis
-
- 0 Replies
- 1269 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 0 Replies
- 1088 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 0 Replies
- 381 Views
-
Last post by CigaalSHiiDaaDCFC
-
- 11 Replies
- 870 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 10 Replies
- 1732 Views
-
Last post by Django
-
- 10 Replies
- 686 Views
-
Last post by ~ Scouser ~