
This Guy is the ambassador of Somalia To pakistan,Known For his Corruption and Qabyaalad.Heer xun bey bahashu ka Qaartay The First Question he would ask you when you meet him at the embassy is "Adeer,Qoladee tahay".
This guy was a just protocal officer in the embassy when it was under another highly corrupted ambassador called abdi xaaji who was so open with tribalism.abdi xaji was replaced because wuu duqoobay and know is in baraxleey and xamar.
The Story below is completely false,No terrrorism is involved,the students were Majority Marehan who came on study visas issued by the ambassy.The Agent that was dealing with the ambassy-also a marehan-refused to pay the agreed upon sum of money around 5K.The ambassador ali sheekh ,An MJ,didnt know what to do and sent a letter to the university asking them to cancel their admissions on the basis that these students supported terror groups like alshabab/alqaeda.He had no evidence whatsoever,but the university got scared
and proceeded with the cancellation accordingly.
Tensions were High in karachi b.w the two Groups.
Karachi, Bakistan (AOL) – Safaaradda Soomaalida ee waddanka Pakistan ayaa dhawaanahan waxay ku dabajirtey dadka afkaaraaha Al-shabaab aamisan, iyadoo dabagal adag daba dhigtey ardayda Soomaaliyeed ee waddanka wax ka barta.
Mudane Cali Shiikh Cabdullaahi oo ah safiirka Pakistan ayaa tilaabadiisii ugu horreysay shalay ka qaaday Arday badan oo dhiganaysay Jaamacadda Karachi, iyadoo daba gal dheer ka dib la soo ogaaday in ay aad u aaminsanaayeen Al-shabaab qaarkoodna xiriir la lahaa.
Mudane Cali Shiikh C/llaahi ayaa horey u sheegey in uu tillaabbadaas uu ka qaadayo qof kasta oo afkaarahaas aaminsan, isagoona intaa ku daray in argagixiso la dirirku yahay mid caalami ah.
Waxaa ardaydaan laga kansalay Jaamacadda Karachi University iyagoo dhammaanba hal dhinac ka yimid, oo ay mas’uul ka ahaayeen dad la sheegay in ay xiriir dhaw la leeyihiin Al-shabaab.
Wuxuu kaloo Mudane Cali sheegey in ay jiraan dad iyagu lagu tuhunsan yahay in ay waddanka keenaan Arday xad dhaaf ah oo sannadkiiba ay soo galiyaan arday ka badan 50, raggaas oo labo ah dagganna Karachi “iyagana waa lagu daba jiraa,” ayuu yiri, isagoona sidoo kale sheegay in safaaraddu ay su’aallo u weydiin doonto sida ugu dhaqasaba haddii lagu helana waxa uu xusay in waddanka oo dhan laga cayrin doono.
Labadaas nin ayaa ah laba nin oo daggan Magaalada Karachi, oo ay safaaraddu shaacisay in magacyadooda ay mar dhaw soo shaacin doonto.


