SOMALILAND OO DIIDAY IN DIB LOO SOO CISHTO.
Posted: Sun Mar 11, 2012 9:32 pm
SOMALILAND AYAA KU ADKEEYSATAY INEE MARNABA NINKEEDII HORE SOMALIA KU NOQON DOONIN. WARQADEEDO BUUXDO AYEE HADA SHIRKAAN SO SOCOTO KA RABTAA SOMALIA. SOMALILAND WAXEY DHAHDEY WAA LA ISLAWADA NOOLAAN JIRAY. WAANA LA IS FURI JIREE EE SOMALIA WAA KALA BAXNAY. MARNABA ISKUMA SOO NOQONEENO MAADAAMA EE NA FARXUMEEYEEN 1980'S...

Madexweyne Sheikh Shariif wuxuu taagan yahay waxii masruuf ee rabto Somaliland diyaar ayaa u nahnay. Waxii farxumeen ah aan ku suubinay hasoo sheegato oo waa maseertireenaaa...

Madexweyne Sheikh Shariif wuxuu taagan yahay waxii masruuf ee rabto Somaliland diyaar ayaa u nahnay. Waxii farxumeen ah aan ku suubinay hasoo sheegato oo waa maseertireenaaa...