Page 1 of 1

Breaking News: Ciidamo Iyo Tikniko Ka Goostay Maleeshiyada M

Posted: Fri Mar 16, 2012 5:13 pm
by Meseret
Allahu Akbar!

more Dulbahante tratiors joins Khatumo and reject treason and SNM.

why would anybody support somaliland while its killing our women and children? THE DOG CALLED Canbaashe will be the last tratior left among the enemy.


Boocame,(lasanod Online)- Waxaa saaka 8 subaxnimo ooda jabsaday qaar kamid ah Ciidamada Somaliland ee ku suagnaa magaalada Laascaanood..


ciidamadan oo ku biiray ciidamada xaqudirirka ee Khaatumo

Ciidankan ayaa waxa ay wateen gawaadhida dagaalka oo ay kamid yihiin qoriga looyaqaan Zuuga iyo gaadhi nooca qori shilke ahi saaranyahay. gaadiidkan dagaal ayaa waxa ay yihiin gaadiid miisaan wayn ugu fadhiyay maleeshiyaadka Somaliland ee Horgalaha Mahad Canbaashe.

Gaadiidkan aayaa waxa ay gaadheen magalada Boocame oo sidiiran oo gacal tooyo ku jirto loogu soo dhaweeyay, waxana halkaas ka sheegeen in ay doonayaan sidii dadkooda dhibta looga dul qaadilahaa xasuuqa ba'an ee ay ku hayaan Horgalyaasha iyo maleeshiyaadka Somaliland ee aan hore oga tirsanaan jirnay, waxaan diyaar unahay inaan la qaybsano xanuunka shacabaka khaatumo meel kasta oo ay joogaan.

Arinakan ayaa waxa uu yahay mid farxad wayn u ah guud ahaan dadka dagdeegaanda Khaatumo oo ay ku soo badanayaan ciidamada sida joogatada ah uga baxaya maleeshiyaadka Somaliland oo hada ku jira gabogabo. Abaabulka ciidamada xaqudirirka iyo shacabka khaatumo waa mid hadda aad looga dareemayo guud ahaan deegaanada khaatumo State of Soomaaliya.

PIC


http://s651.photobucket.com/albums/uu23 ... =slideshow

:clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:




Image

Re: Breaking News: Ciidamo Iyo Tikniko Ka Goostay Maleeshiya

Posted: Fri Mar 16, 2012 8:04 pm
by Kilwee
:clap:

Re: Breaking News: Ciidamo Iyo Tikniko Ka Goostay Maleeshiya

Posted: Fri Mar 16, 2012 10:27 pm
by Babygirl-
:clap: :clap: :clap:

Re: Breaking News: Ciidamo Iyo Tikniko Ka Goostay Maleeshiya

Posted: Sat Mar 17, 2012 11:18 am
by SOM1960

Re: Breaking News: Ciidamo Iyo Tikniko Ka Goostay Maleeshiya

Posted: Sat Mar 17, 2012 7:08 pm
by KyrieJama
:clap: :clap: Soo dhawada walaalayaal