al shaykh al turabi adam was created from eve
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
al shaykh al turabi adam was created from eve
he says wakhalaqa we created adam menhaa from her he didnt said menhu from him so grammatically al fadlu al dameer le 7awaa.
Re: al shaykh al turabi adam was created from eve
﴿هُوَ الَّذِى خَلَقَكُمْ مِّن نَّفْسٍ وَحِدَةٍ وَجَعَلَ مِنْهَا زَوْجَهَا لِيَسْكُنَ إِلَيْهَا فَلَمَّا تَغَشَّاهَا حَمَلَتْ حَمْلاً خَفِيفًا فَمَرَّتْ بِهِ فَلَمَّآ أَثْقَلَت دَّعَوَا اللَّهَ رَبَّهُمَا لَئِنْ ءَاتَيْتَنَا صَـلِحاً لَّنَكُونَنَّ مِنَ الشَّـكِرِينَ ﴾
فَلَمَّآ ءاتَـهُمَا صَـلِحاً جَعَلاَ لَهُ شُرَكَآء فِيمَآ ءاتَـهُمَا فَتَعَـلَى اللَّهُ عَمَّا يُشْرِكُونَ-﴾
(189. It is He Who has created you from a single person, and (then) He has created from him his wife, in order that he might enjoy the pleasure of living with her. When he covered ﴿had sexual relation with﴾ her, she became pregnant and she carried it about (lightly). Then when it became heavy, they both invoked Allah, their Lord (saying): "If You give us a Salih (good in every aspect) child, we shall indeed be among the grateful.'') (190. But when He gave them a Salih child, they ascribed partners to Him (Allah) in that which He has given to them. High be Allah, Exalted above all that they ascribe as partners to Him.)
I hope this clarify about the pronouns minhu and minhaa if ur still not sure let me know

the pronoun(al demeer) here is minhaa from her, but it allegedly says from him not literally!!. the arabic reads he god created minha translates as from her and zawjaha translates as her husband.Maandhow wrote:﴿ وَجَعَلَ مِنْهَا زَوْجَهَا
I hope this clarify about the pronouns minhu and minhaa if ur still not sure let me know
leterally the phrase translates as he god created from her her husband.
Re: al shaykh al turabi adam was created from eve
Sahal suaashaada aan isku dayo.sahal80 wrote:Maandhow wrote:﴿ وَجَعَلَ مِنْهَا زَوْجَهَا
.
مِّن نَّفْسٍ وَحِدَةٍ وَجَعَلَ مِنْهَا زَوْجَهَا
Allah wuxuu dhahay beni aadamka oo dhan hal naf ayaan kawada abuurnay
Naftuna waa haween, dhedig, female waxaana ku cadaynaaya نَّفْسٍ وَحِدَةٍ اwaaxidatan oo ta'daas ayaa kuusii cadaynaysa in naftu dumar macnaawi ah tahay, sidaas darteed minha u noqotay
wa jacala waxaan ka yeelnay minhaa naftii aan hore usoo sheegnay zawjahaa xaaskiisa
Sahal Minhu haddii la dhahi lahaay waxay noqon lahayd qalad waLaahu Aclam. culimada kale sii waydii
Re: al shaykh al turabi adam was created from eve
it does make sense now, so the pronoun mihaa goes back to the soul nafs wa7idat with T al marbutah or T ta`neeth and therefore the soul is a mu`anath noun or feminine noun. jazakallah khayrMaandhow wrote:Sahal suaashaada aan isku dayo.sahal80 wrote:Maandhow wrote:﴿ وَجَعَلَ مِنْهَا زَوْجَهَا
.
مِّن نَّفْسٍ وَحِدَةٍ وَجَعَلَ مِنْهَا زَوْجَهَا
Allah wuxuu dhahay beni aadamka oo dhan hal naf ayaan kawada abuurnay
Naftuna waa haween, dhedig, female waxaana ku cadaynaaya نَّفْسٍ وَحِدَةٍ اwaaxidatan oo ta'daas ayaa kuusii cadaynaysa in naftu dumar macnaawi ah tahay, sidaas darteed minha u noqotay
wa jacala waxaan ka yeelnay minhaa naftii aan hore usoo sheegnay zawjahaa xaaskiisa
Sahal Minhu haddii la dhahi lahaay waxay noqon lahayd qalad waLaahu Aclam. culimada kale sii waydii

Re: al shaykh al turabi adam was created from eve
wa iyaak Sahal80 haddii aad waqti heshid tafsiirka sheikh Maxamed saalax cusaymeen akhriyay inaad dhagaysato kula talin lahaay, sababtoo ah aayad kasta xaraf xaraf u sharxaa. Tusaale huwa wuxuu ku dhahaa waa Allah oo mubtada ah, Aladii waa ismu mowsuul laa yatimu macnaahu ilaa bisalah wa caaidin, khalaqa waa ficil maadi ah, kom mafcuuli bihi iwm. qofkii arday ah xaraf xaraf ayuu u fahmaa sidoo kale luuqad ahaana waa u baranaa.
﴿هُوَ الَّذِى خَلَقَكُمْ
﴿هُوَ الَّذِى خَلَقَكُمْ
- abuu_dujaana
- SomaliNetizen
- Posts: 349
- Joined: Wed Oct 28, 2009 1:10 pm
Re: al shaykh al turabi adam was created from eve
Sax, culimada somalida tafsiirka xaraf xaraf uma kala dhig dhigaan, waxaa macquul ah haddii xaraf xaraf loo sharxo in dadka ku caajisaan.
on the other hand, dhibaatada ka imaan karta waxay tahay dadka weligooda tafsiirka sifiican uma fahmaayaan qof kalana uma akhrin karo.
Maalintii iigu yaab badnayd somalinet aan ku arkay waxay ahayd, midbaa yiri waxaan sifiican u fasiraa Faataxada markuu bilaabay BismiLaah. Ba'da ugu horaysa ee Bisinka ah ayuu ka booday ileen macnaha ma fahamsana. B'daas waa xarafu jar Allah ayuu hoos dhigayaa isla meeshaasna waxaa kusii qarsoon ficil la qariyay oo ah "waxaan ku bilaabaya".
Markii uu maraayay labada aayadood ee ugu danbeeysana wax kasta wuu isku qasay Amakaak!!!.
Markii danbe walaal ayaa toosiyay, laakiin weli waa isla qumanaay!
sida uu walaalka kuu sheegay waxaad raadsataa Quraanka oo icraabanh oo xaraf kasta kuu sheegaaya maxalka uu yaalo iyo sababto loo dhigay meeshaas.

inshallah. aniga shaykh shacrawi aan dhageesan jiray asina xaraf xaraf uma fasiro so i will tray with cuthaymeenMaandhow wrote:wa iyaak Sahal80 haddii aad waqti heshid tafsiirka sheikh Maxamed saalax cusaymeen akhriyay inaad dhagaysato kula talin lahaay, sababtoo ah aayad kasta xaraf xaraf u sharxaa. Tusaale huwa wuxuu ku dhahaa waa Allah oo mubtada ah, Aladii waa ismu mowsuul laa yatimu macnaahu ilaa bisalah wa caaidin, khalaqa waa ficil maadi ah, kom mafcuuli bihi iwm. qofkii arday ah xaraf xaraf ayuu u fahmaa sidoo kale luuqad ahaana waa u baranaa.
﴿هُوَ الَّذِى خَلَقَكُمْ

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 737 Views
-
Last post by ChiefKimbo
-
- 15 Replies
- 1295 Views
-
Last post by mizz_chief
-
- 2 Replies
- 413 Views
-
Last post by Abdelrahim
-
- 0 Replies
- 490 Views
-
Last post by Coeus
-
- 5 Replies
- 586 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 11 Replies
- 793 Views
-
Last post by Ina-Geel_Wase
-
- 31 Replies
- 1610 Views
-
Last post by Samatr
-
- 15 Replies
- 1322 Views
-
Last post by Lord Diplock
-
- 82 Replies
- 5649 Views
-
Last post by Buhodle-Gurl
-
- 8 Replies
- 943 Views
-
Last post by caadani90