(189. It is He Who has created you from a single person, and (then) He has created from him his wife, in order that he might enjoy the pleasure of living with her. When he covered ﴿had sexual relation with﴾ her, she became pregnant and she carried it about (lightly). Then when it became heavy, they both invoked Allah, their Lord (saying): "If You give us a Salih (good in every aspect) child, we shall indeed be among the grateful.'') (190. But when He gave them a Salih child, they ascribed partners to Him (Allah) in that which He has given to them. High be Allah, Exalted above all that they ascribe as partners to Him.)
I hope this clarify about the pronouns minhu and minhaa if ur still not sure let me know
Re: al shaykh al turabi adam was created from eve
Posted: Mon Mar 19, 2012 2:53 am
by sahal80
Maandhow wrote:﴿ وَجَعَلَ مِنْهَا زَوْجَهَا
I hope this clarify about the pronouns minhu and minhaa if ur still not sure let me know
the pronoun(al demeer) here is minhaa from her, but it allegedly says from him not literally!!. the arabic reads he god created minha translates as from her and zawjaha translates as her husband.
leterally the phrase translates as he god created from her her husband.
Allah wuxuu dhahay beni aadamka oo dhan hal naf ayaan kawada abuurnay
Naftuna waa haween, dhedig, female waxaana ku cadaynaaya نَّفْسٍ وَحِدَةٍ اwaaxidatan oo ta'daas ayaa kuusii cadaynaysa in naftu dumar macnaawi ah tahay, sidaas darteed minha u noqotay
wa jacala waxaan ka yeelnay minhaa naftii aan hore usoo sheegnay zawjahaa xaaskiisa
Sahal Minhu haddii la dhahi lahaay waxay noqon lahayd qalad waLaahu Aclam. culimada kale sii waydii
it does make sense now, so the pronoun mihaa goes back to the soul nafs wa7idat with T al marbutah or T ta`neeth and therefore the soul is a mu`anath noun or feminine noun. jazakallah khayr
Re: al shaykh al turabi adam was created from eve
Posted: Tue Mar 20, 2012 12:32 pm
by Maandhow
wa iyaak Sahal80 haddii aad waqti heshid tafsiirka sheikh Maxamed saalax cusaymeen akhriyay inaad dhagaysato kula talin lahaay, sababtoo ah aayad kasta xaraf xaraf u sharxaa. Tusaale huwa wuxuu ku dhahaa waa Allah oo mubtada ah, Aladii waa ismu mowsuul laa yatimu macnaahu ilaa bisalah wa caaidin, khalaqa waa ficil maadi ah, kom mafcuuli bihi iwm. qofkii arday ah xaraf xaraf ayuu u fahmaa sidoo kale luuqad ahaana waa u baranaa.
﴿هُوَ الَّذِى خَلَقَكُمْ
Re: al shaykh al turabi adam was created from eve
Posted: Tue Mar 20, 2012 1:10 pm
by abuu_dujaana
Sax, culimada somalida tafsiirka xaraf xaraf uma kala dhig dhigaan, waxaa macquul ah haddii xaraf xaraf loo sharxo in dadka ku caajisaan.
on the other hand, dhibaatada ka imaan karta waxay tahay dadka weligooda tafsiirka sifiican uma fahmaayaan qof kalana uma akhrin karo.
Maalintii iigu yaab badnayd somalinet aan ku arkay waxay ahayd, midbaa yiri waxaan sifiican u fasiraa Faataxada markuu bilaabay BismiLaah. Ba'da ugu horaysa ee Bisinka ah ayuu ka booday ileen macnaha ma fahamsana. B'daas waa xarafu jar Allah ayuu hoos dhigayaa isla meeshaasna waxaa kusii qarsoon ficil la qariyay oo ah "waxaan ku bilaabaya".
Markii uu maraayay labada aayadood ee ugu danbeeysana wax kasta wuu isku qasay Amakaak!!!.
Markii danbe walaal ayaa toosiyay, laakiin weli waa isla qumanaay!
sida uu walaalka kuu sheegay waxaad raadsataa Quraanka oo icraabanh oo xaraf kasta kuu sheegaaya maxalka uu yaalo iyo sababto loo dhigay meeshaas.
Re: al shaykh al turabi adam was created from eve
Posted: Tue Mar 20, 2012 4:08 pm
by sahal80
Maandhow wrote:wa iyaak Sahal80 haddii aad waqti heshid tafsiirka sheikh Maxamed saalax cusaymeen akhriyay inaad dhagaysato kula talin lahaay, sababtoo ah aayad kasta xaraf xaraf u sharxaa. Tusaale huwa wuxuu ku dhahaa waa Allah oo mubtada ah, Aladii waa ismu mowsuul laa yatimu macnaahu ilaa bisalah wa caaidin, khalaqa waa ficil maadi ah, kom mafcuuli bihi iwm. qofkii arday ah xaraf xaraf ayuu u fahmaa sidoo kale luuqad ahaana waa u baranaa.
﴿هُوَ الَّذِى خَلَقَكُمْ
inshallah. aniga shaykh shacrawi aan dhageesan jiray asina xaraf xaraf uma fasiro so i will tray with cuthaymeen