Newly crowned Ugaas Mohamed Ugas Hashi Ugas Hersi of Marehan is attending as well as the leaders of Garre, along with the governors of Beled-Hawo and Mandera districts, the governor of northeastern province, deputy interior minister of Kenya, and Somali parliamentarians from Jubbaland.
Beelaha Garre iyo Mareexaan Sade oo Heshiis Horudhac ah Ka Gaaray Mashaqadii Mandera
Beelaha Garre iyo Mareexaan oo wada dega Degmada Mandera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa heshiis hordhac dhibaatooyin wayadani kataagnaa deegaaankasi gaaray.
Ugaaska Beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirs oo ka qayb galay kulankaasi ayaa shaaca ka qaaday in ay muhiimtahay wada noolaanshaha beelaha walaalaha ah sidoo kale ugaaska Garre ayaa asna dhankiisa sheegay in ay soo dhawaynayaan xabad joojinta laga gaaray qilaafka foosha xumaa ee halkaasi ka dhacay.
kualanka aya sidoo kale waxaa ka qayb galay gudoomiye yaasha degmooyinka Mandera,Ceelwaq,iyo degmada Balad xaawo ee gobolka Gedo,kuwaasi oo sheegay in ay ka midaysan yihiin in shacabka Somaliya iyo kan Kenya ay kuwada noolaadaan wanaag iyo walaalnimo.
Ugu danbayntii ayaa waxaa la go aamiyey in la qabto gudi dhamaystira geedi socodka nabada kuwaasi oo ka koobnaan doono min shaniyo toban qof. Waxaana sidoo kale imaanaya magaalada Mandera wafuud ka socota dawlada Kenya kuwaasi oo ka qayb qaadandoona nabada.
http://saadaal.com/index.php?option=com ... &Itemid=50
