PL casualties in sool iyo cayn

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

PL casualties in sool iyo cayn

Post by FBISOMALIA »

Buuhoodle [RBC Radio] Dawladda Puntland ayaa sheegtay in ay ka qeybqaadatay dagaalkii shalay ka dhacay duleedyada Laascaanood iyo Buuhoodle isla markaana ay khasaare lixaadleh gaarsiiyeen Ciidamada Maamulka Soomaaliland isla markaana ka dileen Taliye Ciidan.

Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Injineer Maxamed Faarax Aadan oo maanta la hadlay Warbaahinta gudaha ayaa sheegay in Ciidamada Daraawiishta Puntland ay ka qeybqaateen dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Sool-joogto ee gobolka Cayan isla markaana dagaalka khasaare xoogan ku gaarsiiyeen Ciidamada Maamulka Soomaliland.

Waxa uu ku eedeeyey Maamulka Somaliland in marka hore ay dagaalka soo qaaday iyadu isla markaana dagaalku ahaa mid muddo badan ay qorsheyneysay Xukuumada Somaliland sida uu sheegay Wasiirku.

….”"”Waxa uu ahaa weerar qorsheysan bay kusoo qaadeen laba aag ee Laascaanood iyo Buuhoodle,dagaal qorsheysan oo in dhowayd ka war haynay buu ahaa oo waxay is yiraahdeen maanta howsha gaba gabay laakin sidaas ma aysan noqon.Khasaare naf iyo maal labada dhinac waa jiraan,iyaga intaan hubno Taliyihi Ciidanka waa dhintay oo gaashanle sare oo weliba Saraakiisha hore ee Soomaaliya.waxaan kaloo war haynaa in gaari ZUU oo ay saaran yihin 8-qof uu madfac ku dhacay,dhimasho iyo dhaawac waa jira inkastoo aan lagu faani Karin dadka Soomaaliyeed ee dhintay…’”ayuu yiri.

Md. Maxamed Faarax Aadan ayaa tilmaamay in dagaalka uu kasoo gaaray khasaare dhankooda ay kaga dhinteen 6-qof lagagana qabsaday mid kamid ah gawaarida dagaalka oo ay leeyihiin Ciidamada Daraawiishta Puntland ee gobolka Cayn isla markaana waxa uu ganafka ku dhuftay wararka sheegayey in aysan Puntland qeyb ka ahayn dagaalka.

.…””‘’Haa Anaga dhinacayaga waxaa dhintay 6-qof shan qofna waa naga dhaawacmeen oo uu sahlan yahay dhaawacooda,walaahi ninka dagaalka gala waa dhinta khasaaraha isagu buu ku dhaca,wey iska muuqata hal gaari Ciidanka Daraawiishta Puntland ee gobolka Ceyn ay lahaayeen xaga cadowga buu maray oo lala wareegay,saddex kamid ah Ciidanka Daraawiishta way dhinteen,waa wax waadax in Ciidamadeena ay dagaalka galeen oo ay difaaceen qaranka’’,ayuu sheegay..”"”ayuu sidoo kale yiri.

Si kastaba Puntland sheegashadeeda dagaalka in ay ka qeybqaadatay haddana waxa dagaalku uu u dhaxeeyey Ciidamo taabacsan Maamul Goboleedka Khaatumo State iyo Ciidamada Somaliland,waxaase laga dareemayaa goobihii lagu dagaalamay degenaasho iyadoona la filan karo dagaal dib uga qarxa.

RBC Radio
AUN to all died today in this fight , ameen
User avatar
mody21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1794
Joined: Sun Jan 08, 2012 11:37 pm
Location: Somewhere plotting world Domination....

Re: PL casualties in sool iyo cayn

Post by mody21 »

how is this PL casualties , saxiib last time I checked the fighting was between SL and khatumos unless faroole got as into that mess.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: PL casualties in sool iyo cayn

Post by FBISOMALIA »

mody21 wrote:how is this PL casualties , saxiib last time I checked the fighting was between SL and khatumos unless faroole got as into that mess.
PL wasiir reported about the casualties in 600 PL soldier station in cayn + 300 PL in sool

PL will always defend its land put that in your mind , ha nolato PL :up:
User avatar
mody21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1794
Joined: Sun Jan 08, 2012 11:37 pm
Location: Somewhere plotting world Domination....

Re: PL casualties in sool iyo cayn

Post by mody21 »

FBISOMALIA wrote:

saxiib why are we wasting our people lives trying to defend a land that does not belong to us and whos people do not want to have anything to do with us? last time I checked SSC was not part of PL (as of the current formation of khatumo) let them fight it out. secondly how can PL sit by when 600 of their people get injured from this crap, either go to war or leave the land simple as that.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: PL casualties in sool iyo cayn

Post by FBISOMALIA »

mody21 wrote:

PL has a muqadaas job to defend its land from the outsiders even from couple guys ( SL PROXY elements ) dont want PL

and if PL dont care for those lands then explain to us why PL treat cayn puntlanders in galgacio hospital ...!!!!!
User avatar
mody21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1794
Joined: Sun Jan 08, 2012 11:37 pm
Location: Somewhere plotting world Domination....

Re: PL casualties in sool iyo cayn

Post by mody21 »

if PL still claims SSC then they should shirty mount an attack then trench themselves in lay some land mines and we will not be hearing of idoors any time soon. if the dont consider SSC part of PL why are they should leave and focus their efforts on PL.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: PL casualties in sool iyo cayn

Post by FBISOMALIA »

mody21 wrote:if PL still claims SSC then they should shirty mount an attack then trench themselves in lay some land mines and we will not be hearing of idoors any time soon. if the dont consider SSC part of PL why are they should leave and focus their efforts on PL.
first of all PL is eight state , so what you mean by focus their effort on pl ...!!!

SECOND PL take a hard lesson in lasscound 2007 , imagine you defend your land those ppl Stab you in behind and join qaldaans...!!!
User avatar
mody21
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1794
Joined: Sun Jan 08, 2012 11:37 pm
Location: Somewhere plotting world Domination....

Re: PL casualties in sool iyo cayn

Post by mody21 »

FBISOMALIA wrote:
mody21 wrote:if PL still claims SSC then they should shirty mount an attack then trench themselves in lay some land mines and we will not be hearing of idoors any time soon. if the dont consider SSC part of PL why are they should leave and focus their efforts on PL.
first of all PL is eight state , so what you mean by focus their effort on pl ...!!!

SECOND PL take a hard lesson in lasscound 2007 , imagine you defend your land those ppl Stab you in behind and join qaldaans...!!!
then let em go , let em sort their own shit out. we need to focus on our own people, not traitors who follow however feeds them
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: PL casualties in sool iyo cayn

Post by FBISOMALIA »

mody21 wrote:
FBISOMALIA wrote:
mody21 wrote:if PL still claims SSC then they should shirty mount an attack then trench themselves in lay some land mines and we will not be hearing of idoors any time soon. if the dont consider SSC part of PL why are they should leave and focus their efforts on PL.
first of all PL is eight state , so what you mean by focus their effort on pl ...!!!

SECOND PL take a hard lesson in lasscound 2007 , imagine you defend your land those ppl Stab you in behind and join qaldaans...!!!
then let em go , let em sort their own shit out. we need to focus on our own people, not traitors who follow however feeds them
sxb not all of them are traitors for example kalshale iyo buhoodle iyo south sool those citizen shows to us the true meaning to be puntlander

Dont worry lasscound time will come soon and PL has the power to do it :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”