Beesha Cabdala Sacad oo Doortay Suldaan

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
SSSM
Posts: 209
Joined: Fri Aug 20, 2010 6:06 am

Beesha Cabdala Sacad oo Doortay Suldaan

Post by SSSM »

Hargatsa (Waaheen) Waxaamaanta magaalada Hargays lagu doortay suldaan C/laahi Cabdi Xasan oo ay soo doorteen beehsa cabdala sacad ,Doorashada suldaanka oo kadhacday Hotel kasalooma ,ee caasimada hargaysa ayaa waxaa ksoo qaybgalay Cuqaasha,Odayaasha,Salaantiinta,Waxgaradka,Siyaasiyiinta, Aqooyahaniinta BeeShsaasi oo dhamaantood is ku raacay inay Doorataan suldaan C/laahi Cabdi Xasan oo noqondoona suldaanka beesha cabdala sacad oo dhan ,waxayna munaasibadaa doorashada ka hor akhriyeen qodabada lagudoortay suldaanka cusub ee beesha ku waas oo dhamaan toodba ogoladay shuruudaha lagu dooranayo suldaanka.

Image

Waxayna dhamaantooba islaqaateen doorashada suldaan Cabdilaah Cabdi Xasan inuu noqdo suldaanka guud eebeesha cabdala sacad,waxaanay sheegeen inaanay hore u lahaan jirin wax suldaana ,oo isagu matala beeshs maanta dooratay sul;C/laahi Cabdi . Waxa ,aan lamudayin mudada uu qab soomayo caleema saarka suldaan C/laahi Cabdi Xasan oo maanta lagu doortay magaalada hargyasa.

Image

HALKAN KA DHEGAYSO:

http://waaheen.com/?p=33451 :sland: :up:
User avatar
Barkhadd
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 993
Joined: Wed Dec 01, 2010 6:05 am
Location: be good

Re: Beesha Cabdala Sacad oo Doortay Suldaan

Post by Barkhadd »

Do Cabdala Sacad, Sacad Muse of HA, have a town of their own outside Hargaysa, like reer Samatar have Xaraf?

Cabdala Sacad mostly intermarry and live with Nuux Ismacil.

I've heard the singer, Kastam, is Cabdala Sacad.

User avatar
SSSM
Posts: 209
Joined: Fri Aug 20, 2010 6:06 am

Re: Beesha Cabdala Sacad oo Doortay Suldaan

Post by SSSM »

Barkhadd wrote:Do Cabdala Sacad, Sacad Muse of HA, have a town of their own outside Hargaysa, like reer Samatar have Xaraf?

Cabdala Sacad mostly intermarry and live with Nuux Ismacil.

I've heard the singer, Kastam, is Cabdala Sacad.


you are right they live & intermarry with Nuux Ismacil in General. i am not sure about this particular singer, but Cabdalla Sacad have a lot of well known Sacad Muse Figures. like Shara Halgan , Ibrahiim Mygag Smatar AHUN and Inaa aw siciid (Somcable) and many others.

about their degaan outside hargiesa they have a village called Ceel Laheley in the north near Ceel Shikh which is kinda thier dagaan too with bahgabe living there as well. Historically they were reer miyee and they traveled along the trinagle (Berbera-Bullaxar-Hargiesa).also waheen valley is named after an Cabdalle Sacad guy.

although there are a big number of cabdala sacad ( Indhayare) moved to the south around 200 years back & they are now part of the south community like some reer Axmed too in the south.
User avatar
Barkhadd
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 993
Joined: Wed Dec 01, 2010 6:05 am
Location: be good

Re: Beesha Cabdala Sacad oo Doortay Suldaan

Post by Barkhadd »

^^

AS ALWAYS :up:
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Beesha Cabdala Sacad oo Doortay Suldaan

Post by abdikarim86 »

Wasn't the former mayor of Gabiley...the Ina Xaaji gaydh woman Cabdallah sacad?
Edit...forget that I confused Cabdallah sacad and Cabdallah Abokor :lol:

I have quite a few Cabdallah Sacad Relatives :up: :D
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Beesha Cabdala Sacad oo Doortay Suldaan

Post by KyrieJama »

Beesha Abdalle Sacaad :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”